Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa Ansixiyey maanta Sharciga maareeynta maaliyadda oo ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda,kaasoo horey laba Akhrin usoo maray.…
Browsing: Puntland
Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta ee Dowladda Puntland ayaa sheegtay In Puntland lagu soo gali doono dal ku gal (VISA) “ si…
Shir looga hadlayey Hormaarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Qorshaha dib loogu dhisayo Waddooyinka isku xira Gobolada Dalka, ayaa Magaalada Garoowe ee…
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil Jeyte, ayaa ka hadlay Xaalada ammaanka Degaanada Puntland, isagoona…
Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, Donald Yamamoto, ayaa ka hadlay Khilaafka ka dhex taagan Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka…
Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, Donald Yamamoto ayaa sheegay in ay Dalka Soomaaliya ka jiraan dhibaatooyin xagga abaaraha ah, taas…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa Sheegay in Xukuumadda uu Hoggaamiyo ay dardar-gelisay Heshiiskii Balaarinta Dekedda Magaalada Boosaaso…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa weerar afka ah ku qaaday Wasiika Wasaaradda Maaliyadda Puntland…
Dagaal culus ayaa ka qarxay koofurta magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Liibiya ka dib markii xukuumadda ay Qaramada Midoobey taageerto…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo daah-furay Shirka Culimada Soomaaliyeed ayaa adkeeyey in culimadu ay…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in siyaasiyiinta iyo Madaxda kale ee Dowladda ku dacweynaya…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay shirka dib u eegista,…
COLOMBO (IDIL NEWS)-Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay qaraxyo ka dhacay Kaniisado iyo Hoteelo ku…
JIGJIGA (IDIL NEWS)-Ciidanka Jabhadda ONLF ayaa rabshado ka sameeyay Magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya. Ciidanka ONLF oo…
QARDHO (IDIL NEWS)-Waxaa Degaanada Dowladda Puntland si weyn uga socota Qaadista Canshuuraha Gaadiidka, Iyadoona si weyn looga dareemayo Olalahan oo…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre, ayaa sheegay in si khaldan loo turjumay Hadal uu dhowaan…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa ka tacsiyeeyay Geerida ku timid Allaha u naxariistee Guddoomiyihii Hore ee Golaha…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland, ayaa maanta u amba-baxay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, halkaas…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay sii laba-laabayso hawlgallada ka…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Agaasimaha Waaxda Jinsiga ee Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowladda Puntland Aamino Maxamed Nuur, ayaa sheegtay in Warbaahinta…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir guddoominayey Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed…
GAROOWE (IDIL NEWS)- Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa si kulul uga jawaabay Hadal…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Saree e Dowladda Puntland, ayaa u yeertay Warbaahinta, Iyadoona la filayo inay ka jawaabto…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Qarax xooggan oo la adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha Qarxa, ayaa ka dhacay agagaarka Isgoyska Dabka ee…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Deegaanka, Beeraha & Waraabka Ismaaciil Diiriye Gamacdiid, ayaa ka hadlay muhiimada ay lee dahay in la beero…
BOOSAASO (IDIL NEWS)-Dowladda Puntland ayaa digniin adag u dirtay Maraakiibta iyo Doomaha Shisheeye ee sida sharci darada ah uga kalluumeysta…
BOOSAASO (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guruyeynta Dowladda Puntland Axmed Bashiir Muuse Ciro, ayaa ugu baaqay Shacabka Magaalada Boosaaso…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Zakiya Xuseen Axmed oo Shir jaraa’id ku qabatay magaaladda Muqdisho ayaa faah…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qeyska Dowladda Puntland Marwo Aamino Cismaan Xaaji Jaamac, ayaa Sheegtay in aysan Odayaasha…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Shir lagaga arrinsanayey tayeynta shaqaalaha Dowladda Puntland oo ka qabsoomay xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa lagaga hadlay…
GAALKACYO (IDIL NEWS)-Saynab Cabdiwahaab oo ah Hooyada dhashay Caasho Ilyaas Aadan oo aheyd Gabar yar, Da’deedu gaareysay 12 sanno jir,…
NAIROBI (IDIL NEWS)-Siyaasiga Faarax Macalin Dawaare ayaa ku eedeeyay dowladaha Khaliijka inay diidan yihiin shidaalka Soomaaliya, isagoo ka dhawaajiyay in…
DUBAI (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni, ayaa Sheegay in bilaha soo socda lagu qaban doono Magaalada Garoowe…
ABU DUBAI (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la kulmay jaaliyadda Puntland ee Imaaraadka Carabta. Munaasabadan ayaa…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kormeer ku tagay Xarunta Xarunta Taliska Booliiska Soomaaliyeed,…
ABU DUBAI (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni, ayaa Ku dhawaaqay in dhowaan Dib loo bilaabayo Dhismaha Wadada…
WASHINGTON (IDIL NEWS)-Ilhaan Cumar oo kamid ah Xildhibaanada Aqalka Congorres-ka ee Dalka Mareykanka, ayaa Shaaca ka qaaday inay Kordheen Hanjabaadaha…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Dowladda Puntland, ayaa Tababar u furtay 18 Dhalinyaro ah oo isugu jirta…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa…
BOOSAASO (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Dowladda Puntland Axmed Maxamed Yuusuf (Taaraan), ayaa Sheegay in aysan jirin Cid…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha dalka ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa guddoomiyay shirka amiga oo…
BOOSAASO (IDIL NEWS)-Wasiirka Amniga Puntland ayaa xaqiijiyay in duqeyn ka dhacday gobolka Bari lagu dilay ku xigeenkii hogaamiyaha Daacish ee…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweyne Ku-xigeenka dawladda Puntland, Ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta ka qayb-galay xuska…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shir gudoomiyey shirka Amniga Puntland oo…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa maanta ku yeeshay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, kulan…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Taliyaha Booliska Soomaaliya Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay in falalkii u dambeeyay ee Ciidamo ka tirsan dowladda…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Shirkan wadatashiga ah ee ku aadan ka jawaabista gargaarka deg dega ah una dhexeeya madaxda wasaaradaha gargaarka heer…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay banaan bixii rabshadaha watay ee maanta ka dhacay…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Daraawiish-ta Dowladda Puntland Gen. Siciid Axmed Maxamed (Shoode), ayaa hambalyo ku aadan 12 April u…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan la qaatay laamaha…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa walaac ka muujisay Xaaladda Magaalada…
GAROOWE (IDIL NEWS)- Dowladda Puntland ayaa Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland kaga dhawaaqay howlgal weyn oo lagula dagaallamaayo Ururka Takfiir…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Shaqadda, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaradaha Dowladda Puntland Jaamac Faarax Muuse, oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Degaanka Shimis ee hoos-taga Degmada Badhan ee Gobalka Sanaag, ayaa laga dhagax-dhigay Xeradda Tababarka Ciidamadda Qalabka sida ee…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Puntland Cawil Sheekh Xaamud, ayaa Sheegay in loo baahan yahay in la xiro Maalinta…
QARDHO (IDIL NEWS)-Wakiilka Koonfur Galbeed u qaabilsan Puntland ayaa kulan la qaatay Maamulka Degmada Qardho iyo Dadka kasoo jeeda Degaanka…
CADAADO (IDIL NEWS)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ee fadhigiisu yahay Cadaado Cali Gacal Casir, ayaa ka hadlay shirka ay leeyihiin Guddoonka Baarlamaanka…
TRIPOLI (IDIL NEWS)-Illaa20 kamid ah Tahriibayaasha Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Tripoli ee Dalka Liibaya, ayaa ku geeryooday xabsiyada Dalka…
BOOSAASO (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Dowladda Puntland Xasan shire Cabdi (Abgaal), ayaa sheegay iney shaqaale ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda loo…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Wafdi ka socday dowlada Talyaaniga oo ay hoggaaminaysay Wasiirka difaaca, Elisabetta Trenta uuna qayb ka ahaa Taliyaha Ciidanka…