MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibkiisa dastuuriga ah ayaa maanta si rasmi ah…
Browsing: Puntland
BURSAALAX (IDIL NEWS)-Degmada Bursaalax ee Gobolka Mudug, waxaa ka socda Dhismaha waddada bartamaha oo loo diyaarinnayo in laami la saaro,…
QARDHO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, oo maanta gaaray Magaalada Qardho ee xarunta dhaqanka Soomaaliyeed, ayaa ka…
QARDHO (IDIL NEWS)- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ayaa Goor-dhaweyd gaaray Magaalada Qardho…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaardada Maaliyadda Dawladda Puntland Xasan Shire Abgaal, ayaa shaaca ka qaaday in Masuuliyiin katirsan Dowladda Puntland ay…
DANGOROYO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta ku wajahan Magaalada Qardho ee…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaardada Maaliyadda Dawladda Puntland Xasan Shire Cabdi, ayaa kulan la qaatay Masuuliyiinta Wasaaradda Hawlaha Guud, Ciidamada Taraafikada, Ciidamada…
WASHINGTON (IDIL NEWS)-Madaxweyne Kuxigeenka dalka Mareykanka Mike Pence ayaa ku biiray dagaalka afka ah ee ka dhanka Haweeneyda asalkeeda Soomaaliga…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Qarax xooggan ayaa goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay Xaafado badan oo katirsan Muqdisho.…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in Soomaaliya xilligaan ay leedahay laba cadaw oo kala…
WASHINGTON (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Mareykanka ayaa qalinka ku duugay Wareegto uu si rasmi ah Mareykanku ugu aqoonsanayo Buuraleyda Golan Heights dhul…
GAALKACYO (IDIL NEWS)-Golaha Degaanka Cusub Degmada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, ayaa u doortay Saahid Maxamuud Cali Duqa Magaalada Gaalkacyo,…
BOOSAASO (IDIL NEWS)-Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Puntland Maxamed C/llaahi Cismaan, ayaa faah-faahin ka bixiyay Kulan dhexmaray Mas’uuliyiin uu…
KISMAAYO (IDIL NEWS)-Wasaaradda Arrimaha gudaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa 250 guri oo cusub ku wareejisey dadka ka soo laabtey Xeryaha…
HARGEYSA (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Agaasimaha Guud ee Xarunta Cilmi-baadhista Taariikhda Islaamka,…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa gaaray Magaalada Muqdisho, kaddib markii uu ka soo kicitimay…
HARGEYSA (IDIL NEWS)-Cali Khaliif Galeyr oo soo noqday Madaxweynaha Maamulka la magac baxay Khaatuma State, ayaa shaaca ka qaaday in…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa cisbitaalka magaalada Garoowe ka daah-furay Mashruuc balaaran oo Qaliin loogu…
BARAAWE (IDIL NEWS)-Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan Degmada Baraawe ee Caasimadda Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa shaaca ka qaaday…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu Wareejiyay Xog ku saabsan macdanta ku jirta dalka Soomaaliya, taas oo la…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan…
HARGEYSA (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo maanta ka hor-jeediyay Labada Gole ee Baarlamaanka Somaliland Khudbadiisa Dastuuriga ah ee sanad…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caasimadda Puntland ee Garoowe ka dhagax dhigay Xafiis…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa u tacsiyeey qoysaskii ay ka dhinteen dadkii lagu diley…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xarunta Wasaaradda Caafimaadka Puntland ee Garoowe ka…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Weear Qaraxyo iyo toos ah oo Goor-dhaweyd lagu qaaday xarunta Wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha Bulshadda dowladda Soomaaliya ee…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Taliyaha ciidamada xooga dalka Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya ay go’aansatay in la sameeyo…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Todobaadkan looga…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa si qoto dheer uga hadlay Shaqo la,aanta baahsan ee heysata…
GAROOWE (IDIL NEWS)-adaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa daah-furay masharuuca Wabarashadu Waa Iftiin wejigii sadexaad, kaasi oo ay…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/rixmaan Ducaalle Beyle, ayaa weerar afka ah ku qaaday Ciidamada gadoodsan ee…
BALCAD (IDIL NEWS)-Ciidamo gadoodsan oo katirsan Milateriga Soomaaliya, kana soo baxay Furimihii dagaalka ee Degaanka Gobalka Shabeelaha Dhexe, ayaa Warbaahinta…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax dhigay xarunta kaydka xogta Deegaanka iyo Biyaha. Dhagax dhigga…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay waxaa ay xukun ku ridday laba dhalinyaro…
GAALKACYO (IDIL NEWS)-Guddiga Dayactirka iyo Dhismaha Isbitaalka weyn ee Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, ayaa shaaca ka qaaday halka…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Danjire Maxamed Nuur Caalim, oo falanqeeya Arrimaha Siyaasadda Geeska Africa iyo Caalamka, ayaa shaaca ka qaaday sirihii ku…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ehelada Caasha Ilyaas Aadan Qarjab oo dhowaan…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Agaaasimaha cusub ee Madaxtooyada Dawladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiladiif Yuusuf ayaa maanta xilka kala wareegay Agaasimihii hore Mudane…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland C/xakiin Maxamed Axmed (Dhooba-daareed), ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Garoowe ee…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si kulul uga hadlay Ciidamada Xoogga dalka ee ka cabanaya mushaar…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada Dowlada Puntland Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay), ayaa maanta u amba baxay Magaalada Roma…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka tubta horumarinta dhaqaalaha oo…
UTRECHT (IDIL NEWS)-Nin hubeysan ayaa waxa uu rasaas ku furay dad ku sugan Goob laga raaco tareenada oo ku taalla…
HARGEYSA (IDIL NEWS)-Somaliland ayaa war ka soo saartay socdaal uu maanta Hargeysa ku tagay Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Cusmaan Saalax…
HARGEYSA (IDIL NEWS)-Wasiirka Arrimaha dibadda Eritrea iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Isniin ah ka degay magaalada Hargeysa ee…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo maalintii labaad booqasho ku jooga magaalada Muqdisho ayaa qudbad dheer u…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo gabagabeeyay booqashadii labada maalmood ahayd…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada Dowlada Puntland Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay), ayaa beeniyay Wararka sheegaya in diyaaradda Daallo…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan muhiim ah la qaatay saraakiil ka socda hay’adda…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti ee Maxamed Cabdulalahi Farmaajo iyo Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Maanta waxaa ay siwadajir ah…
BURUC (IDIL NEWS)-Degaanka Buruc oo hoos-taga Degmada Qandala ee Gobalka Bari, ayaa laga hir-geliyay Mashaariic hor-marineed, kuwaas oo lagu sameeyay…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa ku bixiyay in si deg deg ah loo fuliyo Baahiyaha…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho sharaf lagu maamuusayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay…
CHRISTCHURCH (IDIL NEWS)-Brenton Tarrant, oo ah Ninka lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyay weerarkii lagu xasuuqay Muslimiin tukunaysay ayaa la…
JEEXDIN (IDIL NEWS)-Maamulka Degmada Gaalkacyo iyo kan Gobolka Mudug ee Dowladda Puntland, ayaa Booqday deeganka jeexdin oo ay ka taagan…
CHRISCHURCH (IDIL NEWS)-Ugu yaraan 49 Qof ayaa ku geeriyootay, 20 kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo culus, kaddib markii uu nin…
GAALKACYO (IDIL NEWS)-Maxkamada Darajada 1-aad ee Gobolka Mudug ayaa maanta xukun xabsi iyo ganaax lacageeed ah ku riday dhalinyaro ku…
KISMAAYO (IDIL NEWS)-Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyaad General Daahir Aadan Cilmi Indhoqarshe iyo qaar kamid ah saraakiisha ciidamada xoogga dalka…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo xirey Shirka Jihaynta Siyaasadda Xukuumadda Cusub ee Dowladda Puntland…
KAMPALA (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa raja wanaagsan ka muujiyay miro dhalka natiijo ka soo baxda shirka “Africa…