QARDHO (IDIL NEWS)-Gudomiyaha Gobolka Karkaar iyo Masuuliyin uu horkacayo oo ay kamid yihiin Xafiiska Xuquuqul aadanaha Puntland, Isuduwaha Wasaarada Cadaalada…
Browsing: Puntland
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray qaar kamid ah Wasaaraddaha Dowladda iyo Hanti Dhawrka Guud…
GAALKACYO (IDIL NEWS)-Duqa Degmada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug Yaasiin Cabdisamad Cumar, ayaa Shaaca ka qaaday in bishan aynu ku…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray taliska guud ee ciidanka Booliska Puntland ee magaalada Garoowe.…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta wada…
GAALKACYO (IDIL NEWS)-Howlgallo lagu baadi goobayo cidii ka dambeysay kufsigii iyo dilkii loo geystay Caasho Ilyaas Aadan, ayaa weli ka…
BOOSAASO (IDIL NEWS)-Shacabka Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Dowladda Puntland, ayaa ka hadlay Howlgalada ka socda Magaaladaas, kuwaas oo ay…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Muadane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Dowladd Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay Guddiga…
KISMAAYO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa qasriga Madaxtooyada maanta ku qaabilay Wafdi ka socday Beesha caalamka…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowaladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Madax ka socotey mashruuca horumarinta…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Dooxa ee…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Guddiga Joogtada ah Baarlamaanka Dowladda Puntland, oo Warbaahinta kula hadlay Goor-dhaweyd Magaalada Garoowe, ayaa kulul u cambaareeyay Falkii…
BOOSAASO (IDIL NEWS)-Ciidamada ammaanka Dowladda Puntland, ayaa weli Howlgallo culus ka wadda Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Dowladda Puntland, Iyagoona…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowaladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb galay 25 sani guuradii kasoo wareegtay markii Hay’adda…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeer shaqo ku tegey xarunta Golaha Garsoorka Puntland iyo Wasaaradda…
GAALKACYO (IDIL NEWS)-Dhacdadan oo aheyd mid Ugub ku ah Degaanada Puntland, ayaa loo geystay Caasho Ilyaas Aadan oo aheyd Gabar…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa ugu baaqay Qurbo-joogta Puntland inay ka qeyb-qaataan Sare u qaadida…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Danjiraha Dalka Sweden…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxwayne Ku-xigeenka dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa gudoomiyey shirka Maamul daadajinta iyo horumarinta degmooyinka Puntland…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Ayadoo ay ku Beegantahay Sanad-guuradii 49aad ee Aasaaska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Taliye ku-xiggeenka Ciidamka Asluubta Dowladda Puntland…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kormeer shaqo ku tegey Taliska Guud ee Ciidanka Difaaca Dowladda…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Duqa Caasimadda Dowladda Puntland ee Garoowe Axmed Siciid Muuse, ahna Guddoomiyaha Ururka Dowladaha Hoose ee Puntland, iyo Wafti…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo maanta soo xiray shir waynaha soo bandhigidda iyo xaqiijinta…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa looga…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta iyo ergooyinkii shirka ka soo qaybgalay, waxay si wayn u soo dhaweynayaan…
KISMAAYO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir Gudoomiyay kulanka golaha Wasirada oo lagaga hadlay…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay…
ADDIS ABABA (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya, ayaa Goor-dhaweyd kulan…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), ayaa kormeeray xafiisyada Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe, oo ay…
HARGEYSO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Maamulka Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta ka dhoofay Magaalada Hargeyso, Isagoona…
JABUUTI (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ah Qasriga Madaxtooyada Jabuuti kula yeeshay…
BOOSAASO (IDIL NEWS)-Guddiga Mashruuca Dhismaha Waddada Halbowlaha ah ee Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Dowladda Puntland, ayaa oo warbaahinta la…
BUJUMBURA (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Burundi, waxaana garoonka diyaaradaha…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qeyska Dowladda Puntland Marwo Aamino Cismaan Xaaji Jaamac, ayaa maanta Xilkii…
HARGEYSO (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa ka hadlay Go,aankii Madaxweynaha Dowladda Puntland uu kaga hor dhawaaqay…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta daah furay bilaabashada mashruuc lagu dhisayo waddooyinka…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qado sharaf isbarasho ah u sameeyey Goleysaha Dowladda Puntland sida…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa Xilkii Wasaaradda kala wareegay Wasiirkii hore…
BOOSAASO (IDIL NEWS)-Maxkamada Darajada Koobaad ee Gobolka Bari ee Dowladda Puntland, ayaa xukun Dil ah ku riday Afar Qof oo…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Qaar Kamid ah Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland ee uu dhowaan soo magacaabay Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni…
GAALKACYO (IDIL NEWS)-Madasha Isdhexgalka iyo Nabadda Gobalka Mudug, ayaa ku guuleystay Abaalmarinta the best youth Organisations Award, taas oo ay…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa Cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Golaha Xukuumadda ee uu soo dhisay Madaxweyne Deni,…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa Haatan Khudbad u jeediyaya Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland, kuwaas oo uu…
LONDON (IDIL NEWS)-Cabdinuur Sheekh Maxamed Isxaaq oo ka mid ahaa Wariyeyaashii ugu caansanaa ee laanta Afka Soomaaloga ee BBC-da ayaa…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay inay…
WASHINGTON (IDIL NEWS)-Ilhaan Cumar, oo ah haweeney Muslim ah tii ugu horeeyay ee kamid noqotay Congress-ka Mareykanka ayaa si adag…
KISMAAYO (IDIL NEWS)-Wasaaradda gaadiidka Dowlad-goboledka Jubbaland iyo Laanta nabadgelyada waddooyinka degmada Kismaayo ayaa maanta magaalada Kismaayo ka bilaabay qaadista canshuurta…
BOOSAASO (IDIL NEWS)-Taliska Ciidamada Booliska Dowladda Puntland, ayaa Magaalada Boosaaso kusoo Bandhigay Dhalinyaro ku eedeysan Dilka Nin ganacsade ah oo…
WASHINGTON (IDIL NEWS)-Maqaawiirta Xisbiga Dilmuquraadiga iyo Hoggaankooda sar sare, ayaa si buuxda u garab istaagay Xildhibaanad Ilhan Cumar, kaddib dhaleecayno…
NAIROBI (IDIL NEWS)-Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Nuur Tarsan, ayaa shaaca ka qaaday in safaaradda Soomaaliya ee dalka…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Qaar kamid ah shacabka Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, ayaa Aragtidooda ka dhiibtay Golaha Wasiirada cusub ee uu…
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa guddoomiyay shirka tubta amniga iyo cadaaladda oo lagu qabtay xarunta wasaaradda…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Liiska Golaha Wasiirada ee uu Magacaabay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa Haatan lagu Dhawaaqay, Iyadoona…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Taliska Ciidanka Ilaalinta Nabedgelyada Wadooyinka Ee Dowladda Puntland, ayaa soo bandhigay shilalkii ka dhacay deganaada Puntland Sanadkii Tegay…
BOOSAASO (IDIL NEWS)-Taliyaha Ciidamada Badda (PMPF) Dowladda Puntland Adm. C/risaaq Diiriye, ayaa si kulul u beeniyay hadal dhowaan kasoo yeeray…
ARAARE (IDIL NEWS)- Saraakiisha Ciidamada Jubbaland ayaa deegaanka Araare ee gobolka Jubbada Hoose kusoo bandhigay hub ay kasoo furteen malayshiyaadka…
Garanwaa Waa waayada ka mid ah Saancaddaale ayaa geed Garanwaa la yidhaahdo tallaalay. Garanwaa (prosopis juliflora) degdeg ayuu u baxay…
President Uhuru Kenyatta has nominated National Intelligence Service Deputy Director Noordin Mohamed Haji as the next director of public prosecutions…
Magaalada Boosaaso xarunta ganacsiga puntland waxaa laga furay beerta nasashada iyo dalxiiska ee Maandeeq taasoo isugu jirta qaybo badan sida…
Baaq ku socda Qurbajoogta Puntland ee Soomaaliyeed. Muuqaalkan wuxuu soo koobayaa Garoonka Diyaaradaha Garoowe in uu marayo Marxaladihi ugu dambeeyey…