In ku dhow 6000 oo Qof sheeganaya Shaqaalaha Dowlada Fadaraalka ah,ayaa ku sugan Turkiga. Dadkan,ayaa wata Basaboorka Shaqaalaha Dowlada (Service…
Browsing: Somalia
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama iyo marwadii koowaad ee hore Michelle Obama ayaa ku taageeray Kamala Harris doonisteeda Aqalka…
Waxaa sii kordhaysa tirada dadka ku dhintay dhul-go’ii ka dhacay dalka Ethiopia, taas oo haatan ay Qaramada Midoobay ku sheegtay…
Warqadii usoo saaray Todobaadkii hore Wasiirka Arimaha Dibada DFS FFiqiayay Warqadan jawaab utahay. Itoobiya,waya iska beri yeeshay eedaha ay usoo…
Qof walba,waa ku wareeray fasirka iyo macnaha heshiiska Maanta ay meel mariyeen Golaha Wasiirada Fadaraalka ee Somaliya iyo Imaaraadka. Heshiisku,wuxuu…
Laba arimood oo dhacay Xasan,waxay gaarsiiyeen dhaawac wey oo Siyaasadeed oo uusan kasoo kaban karin…. 1.Deni oo dhamaystiray Doorashadii Qof…
Shirkad Somaliyed oo ay maalgashteen Dad Somaliyed oo gaaraya 700-Qof,ayay noqotay Shirkada Wadaagsin. Wadaagsin kaliya mahan Shirkad Somaliyed ee waa…
Dhaliishii ka jirtay gudaha Ciidanka Badda Puntland wax la taaban karo,ayaa laga qabtay. 1.Adeegii Caafimaadka,wax la taaban karo,ayaa laga qabtay…
Garoowe : 25 July 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda H.E…
Muqdisho, 25, Luulyo 2024:- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey Xisaab…
Shir weynaha Sannad laha ah ee Hantiilayaasha Shirkadda Wadaagsan,ayaa maanta ka furmay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug,isagoo soconaya Muddo…
“QM waxay bogaadisay Doorashada Golayaasha Deegaanka ee sida xasiloonida iyo fufnaanta leh ku dhacday ee Degmooyinka 3-da ah PL”. Fariinta…
Doorashada Sadexda Degmo majirto Xisbi kaligii soo dhisi kara Duq Magaalo oo helay Cod ku filan. Garowe oo Caasimada Puntland…
Dimuqraadiyada Puntland in ay miro dhal tahay,waxaa kuu tilmaamaya,iyadoo bilow ah in Golaha Deegaanka Caasimada Garowe ay Xubno ka heleen…
Natiijada Hordhaca Garowe.? KAAH-12 Xildhibaan. HORSEED-6 Xildhibaan. SINCAD 5-Xildhibaan. MIDEEYE – 2 Xildhibaan. SHAQAALAHA 2-Xildhibaan. RUNCAD 2-Xildhibaan. IFIYE- 2 Xildhibaan.…
Jaaliayada Puntland ee UK,ayaa dooratay hogaan cusub oo ay yeelanayso Jaaliyadaas. Gudoomiyaha Jaaliyada,ayaa loo doortay Marwo. Jawaahir C.qaadir Carabay,waxayna xilka…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdilaahi Deni, ayaa soo booqday Xarunta la socodka Doorashooyinka Sadexda Degmo, halkaas oo u kuur…
Waxaa soo xirmay Goobaha Codbixinta Doorashooyinka Sadexda Degmo ee Garowe,Dangoronyo iyo Godobjiraan. “Haddii lagaaro Lixda Maqribnimo Ciidamada amaanku safka waxa…
Madaxweyne Deni,ayaa Bulshada Puntland iyo Sonaliya,ayaa la hadlay Doorashada kadib;hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Garowe: 23 July 2024 : Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta codkiisa dhiibtay Doorashada Golaha deegaanka…
Waxaa Maanta si rasmi ah ubilaabatay Doorashada Sadexda Degmo Ee Dangoronyo,Godob-jiraan iyo Garowe. Doorashadan oo ka hartay 3-Da Degmo,waxay ka…
Waa Warqad aad uqiimo yar oo muujinaysa sida Wasiirka Arimaha Dibada umacno yar yahay. Hadaladiisii iyo aragtidiyadiisii ku salaysnaa wararka…
Kamala Harris haday soo sharaxaan Dimuquraadigu,waxay soo dedejinaysaa Trump in uu si fudud oo waliba kaba dhib yar sidii hore…
Deegaamada Buulo-xaaji,Harboole iyo Biibi ee Jubaland ayay argagixisadu soo weerartay Xalay 3-dii Habeenimo. Dagaal socday ku dhawaad Sagaal Saac,ayaa dhacay…
Madaxweyne Joe Biden,ayaa ku dhowaaqay in aanu mar kale u tartami doonin xilka Madaxweynaha Mareykanka,isaga oo soo afjaray ololihiisa dib…
Waxaa isu soo baxi udanbeeyay ee Xisbi Siyaasadeedka Kaah kala qeybgalnay bulshada Caasimada Garowe Madaxweynaha Dowlada Puntland. mW Deni,ayaa Dadweynaha…
Shir Qurba joog Somaliyed leedahay oo lagu qabanayo Qurbe kale maxay tahay macnaha ku jira oo RW u aadayo? Qurbajoogta…
Shirkada Diyaaradaha Itoobiyan Airlines,way ku Ceebowday muuqaalkan oo uu baahiyay Wariye ka tirsan TV-ga CNN. Ilaa iyo hada war lagu…
Tiro Xildhibaanno ah oo ka tirsan Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya,ayaa horgeeyay Golaha Mooshin ku saabsan wax ka baddalka…
Milateriga Israa’iil,ayaa sheegay in ay qabteen Gantaal laga soo tuuray Yemen Subaxnimadii hore ee Axaddan,Saacado kaddib markii Diyaaradaha Dagaalka Israa’iil…
Garoowe: 20 July 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 14 ee…
Garoowe: 20 July 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 15 ee…
Xasan iyo Aadan Madoobe,waxay isla qaateen In dib loo dhigo Magacaabista RW/X loo ballan qaaday D&M. Sidoo kale,waxay isla qaateen…
BANDHIG FURSADO SHAQO Fursadaha Shaqo ee Wasaaraddu ay qaadanayso ayaa kala ah; 1. Maamulaha Dugsiga Sare ee Buurtinle. 2. Maamulaha…
Dhammaan Xildhibaanada D&M ayaan saakay tagin hoolka Barlamaanka. Xildhibaanada DM,waxay ku doodayaan in marka hore loo magacaabo RW ku xigeenka…
Qof walba oo Somaliya oo aragti leh,waa in uu ku taageeraa Xil.Abiib hadalkiisa Maanta ee uu ku ilaalshay Midnimada iyo…
Golaha Wasiirada,waxaa laga ansaxsaday oo Xeer loo badalay go’aamadii Shalay kasoo baxay Kulankii Gudiga Amniga Qaranka. Waxaa dhamaan soo iibinta…
Sida wararku sheegayaan Xildhibaanadii iyo Wasiiradii Beesha Direed,waa la qanciyay,waxaana loo xaqiijiyay in aan la magacaabayn Xaafiiska ku xigeenka 2-Aad.…
Maxay tahay Xasan oo taagnaa Dalku ma qaadi karo MW iyo RW in uu Maanta rabo in la soo cesho…
Xaruntii Shirarka ee Xaafiiska RW,waxaa hor taagan in kulankii Golaha Wasiirada ka furmo Siyaasiyiintii Beesha Dirta Waqooyi oo diidan in…
Qoor-qoor,waxaad moodaa in uu Siyaasada ku nasiib badan yahay oo Ragii looga cabsi qabay in ay Kursiga ka qaadaan,waxaa ugu…
Madaxweynaha Kenya,ayaa magacaabay qaar ka mid ah Golahiisa Wasiiraddiisa oo ay ku jiraan Lix xubnood oo ka tirsan Golihiisii hore…
Waa bilow wanaagsan Dimuqraadiyadeena oo muujinaya hiigsigeena halka uu yahay. PL,waa Dhul ay ku nool yihiin Dad Somaliyed oo Dhalasho…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan aan caadi…
Kulanka layskugu yeeray Golaha Wasiirada Fadaraalka ee lagu sheegay deg-dega,waa mid lagu raad baabi’inayo Hubkii CW lagu qabtay. Xasan Shiikh…
Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland waxa ay hakisay Iskuullada furan iyo Jaamacadaha magaalooyinka Garowe, Dangoroyo iyo Godobjiran oo…
Garoowe : 18 July 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland…
Senator J.D Vance oo Madaxweynihii hore Maraykanka Donald Trump uu u xushay inuu noqdo musharaxa jagada madaxweyne ku-xigeenka ee kala…
Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland, Mudane Maxamed Diiriye Gamadiid, Wasiiru-dowlaha Wasaaradda, Mudane Cabdisaalan Cali Faarax iyo…
Garoowe: 18 July 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan…
Puntland’s Democratic Journey: Electing Council Members and Empowering Youth Participation. The people of Puntland have achieved a significant milestone by…
Muqdisho, 18, Luulyo 2024: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu dhageystay…
UGAASKA Beesha Sadde ” Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax Oo Soo Saaray War-saxaafadeed Ku aadan Hubkii Sharci Darada Ahaa…
Xildhibaan ka tirsan aqalka Senete-ka ee Maraykanka, Senator Bob Menendes,ayaa lagu helay dhammaan eedaymo musuqmaasuq oo lagu soo oogay Salaasadii.…
Xilli dagaalka Qasa uu sii xoogeysanayo,ayaa waxaa soo baxaysa cabsi isa soo tareysa oo laga qabo in dagaal kale oo…
Hay’ada xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Wacht,ayaa shaacisay in Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Somaliya jooga ku lug leeyihiin…
Xasan Shiikh,waxa uu taagan yahay marada halaygu celiyo oo halay sameeyo qorshe badbaado. Saakay wefti uu hogaaminayo Fartaag oo ay…
Hubka,waxaa heshiis kula gashay Dowlada Itoobiya Dowladii MW Farmaajo hogaaminayay,waxaana xogteeda hayay Kulane Jiis. Dowladan markay timid,waxaa la xiriiray Kulane…
Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay degmada Yucub ee Gobolka Doollo, DDS, ku dhawaad 11:30 habeenimo.…
Markii Hubka ay siisay Villa Somaliya Beelaha Galmudug qaybo ka mid ah lasoo celiyo,ayaa kan Beesha Waqooyiga Galgaduud xooga ku…