Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay ujeedada Xasan ugu yeeray Xildhibaanada iyo masuuliyiinta CW iyo Gedo?
    Somalia

    Maxay tahay ujeedada Xasan ugu yeeray Xildhibaanada iyo masuuliyiinta CW iyo Gedo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 2, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan Sh iyo Beesha Sade?

    Waxa uu codsaday in uu la kulmo Xildhibaanada Labada Gole iyo Masuuliyiinta haya xilalka ee Beesha si wadajir ah.

    Ujeedkiisu,waxa uu ahaa in uu heshiis hoose lawada galo si isku mid ah,wuxuuna hordhigay….

    1.In ay taageeraan Doorashada uu wato ee uu ula baxay Qof iyo Cod.

    2.In ay taageeraan Dastuurka uu qoranayo.

    Beesha Sade?

    1.Doorasho Qof iyo Cod ah Wadanku uma diyaarsana MW ayay ugu jawaabeen.

    2.Dastuurka aan loo dhamayn oo PL ka maqan tahay oo DG kale aan laga tixgelin see ku shaqayanayaa?

    Ugu danbayn?

    “Soo qorta cabashada aad qabtaan Todobaad gudihiis,ayaan ku xalinayaa lkn waxaan idinka rabaa Labadaas Qodob in aad igala Shaqaysaan”.Ayuu ugu soo xiray hadalka

    Beesha Sade?

    Qodobadan talo,ayaan iskugula laabanaynaa ee marka hore fuli waxkaqabadka cabashadayada.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    May 24, 2026

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    May 24, 2026

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    May 23, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Hay’ada wardoonka Puntland ee PISA oo horumar samaysay

    Puntland oo go’aamo kasoo saartay mudo xileedka dhamaaday Ee Xasan Shiikh

    Maraykanka oo maalgashanaya Macdanta Puntland

    HSM Stripped of Executive Power as Term Expired on 15 May

    Mw Israa’iil oo Waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka SL

    Xog:-Maxaa kasoo baxay kulankii BC iyo GMS?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.