Antalya, Maarso 01, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Diblumaasiyadda Antalya ee dalka…
Browsing: Somalia
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya,ayaa beenisay warka sheegaya in hawada Soomaaliya aysan ahayn mid la isku haleyn karo oo halis ah.…
Duullimaadka 602 ee diyaaradda, oo ka soo duushay Addis Ababa kuna socotay Dubai todobaadkii hore; Ethiopian Airlines ayaa BBC-da u…
Shirkadda Diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa ku dhawaaqday inay joojisay duullimaadyadii ay ku mari jirtay hawada Soomaaliya, kuwaasi oo tagi jiray…
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden,ayaa sheegay in saraakiisha Maraykanku ay hubinayaan Wararka is-khilaafsan ee ka soo baxaya,sida weerarku u dhacay. Afhayeen…
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa u digay dalalka reer Galbeedka, isaga oo sheegay in ay bilaabayaan dagaal loo adeegsado hubka…
Nayroobi, Feberaayo 29, 2024;* Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyay Meertada 6aad ee…
1.Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha Diinta Maxamed Cabdiwahaab Axmed Mudug.R.Bicid yahan. 2.Wasaaradda Amniga Ibraahima Cartan Xaaji Bakiin Bari.Cali Saleebaan. 3.Wasaaradda arrimaha…
Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/jibril_qoobey/status/1762946185218728420?t=KonA2H04Lqe0k-tXc41Jag&s=19
“Madaxweyne Ruto iyo Ra’isulWasaare Abiy,waxay hoosta ka xariiqeen baahida loo qabo in la ilaaliyo Nabadda,Amniga iyo xasilloonida Qaaradda oo lagama…
Wasiirada la magacaabayo waa kuwo ka kooban dhamaan Beelaha dega Puntland kuwa ku abtirsada iyo kuwo mudo dheer deganaa kuna…
Ra’isalwasaaraha Itoobiya Abiy oo si dhakhso ah ugaaray Nayrobi,ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Kenya Ruto. Soo dhaweyn istustus iyo halagaa…
Goordhow,ayaa la sugayaa shaacinta Golaha Wasiirada Puntland. Ku xigeenada Wasiirada ayay ubadan tahay in aan caawa lagu soo darin magacaabista…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Kenya dhiggiisa dalkaas Mudane William Ruto.…
Nayroobi, Feberaayo 28, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Nairobi halkaas oo uu kala…
Agaasimaha hay’ada PMPF ee Ciidamada Booliska Badda Puntland,waxay ubadan tahay in uu noqdo Jamaal Carab oo hada ah Taliyaha hay’ada…
Ma xuma in Dhul ay ka dhisato Safaarad laga siiyo Garoonka Aadan-cade Dowlada Shiinaha. DFS waxay ku guulaysatay saamaynta Shiinaha…
Kenya,waxay ku samaysay Itoobiya loolan kooban oo Siyaasadeed. Abiy,waxa uu ku haystaa Dhul xuduuda Labada Wadan ku yaala oo Ganacsiga…
Wasaarada Dastuurka iyo Arimaha Federaalka iyo Wasaarada Hawlaha guud iyo Guryaynta in Wasaarado cusub laga dhigo ayay ubadan tahay. Labadaas…
Habeenka Arbacada soo galayso,ayaa lagu dhawaaqayaa Golaha Wasiirada Puntland. GOBOLKA BARI: 1: Wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka Bada. 2: Wasaarada Qorshaynta.…
Abiy,wuxuu khatar ku yahay xasiloonida Bariga Afrika,wuxuuna ku jiraa go’doon Diblomaasiyadeed oo Aduunkoo idil ah. Gudaha Wadankiisa dagaalkii Sadexaad oo…
Heshiiska Turkiga iyo Somaliya,ayaa si rasmi ah loogu saxiixayaa Wadanka Turkiga maalmaha soo socda. Ka hor Saxiixa Labada Madaxweyne ee…
Waxaa dhacay xiriir Taleefoon oo dhexmaray Labada Madaxweyne ee PL iyo DFS. Xiriirkaas,wuxuu sababay in laysku soo dhawaado oo isfahan…
Kadib markii Kenya ay ka niyad jabtay hab dhaqanka Siyaasadeed ee Ra’isalwasaare Abiy ayay go’aansatay in ay dhaqdhaqaaq ka dhan…
1.Beesha Sool iyo Cayn Afar Wasiir ayay helayaan. 2.Beesha Sanaag iyo Haylaan,waxaa ku jira Wasiirada ay helayaan Qoorsheel oo ay…
Fano waxay ka dhigan tahay koox dhalinyaro hubeysan, oo kasoo jeeda gobolka Amhara, kuwaasoo ku lug leh difaaca bulshada. Waa…
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu,ayaa sheegay Isniinta maanta ah in Milatariga dalkaasi ay Golaha Wasiirrada ee dagaalka soo hordhigeen…
UK,waxay wadaa dhexdhexaadin Somaliya iyo Itoobiya,waana sababta uu uyimid Muqdisho Wasiirudowlaha Gaashaandhiga. Shirkii Amniga Somaliya ee dhawaan ka dhacay Imaaraadka,ayaa…
Waa Markab kusoo xirtay Dekeda Bosaso Shan Habeen ka hor. Sadex Maalmood ayay socotay dajinta Agabka saarnaa Markabkaas,waxaana lasoo dhameeyay…
Muqdisho, Febaraayo 25, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub…
Muqdisho, Febaraayo 25, 2024:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Shiikh Maxamuud,ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga ee…
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Qaranka ee NISA,ayaa maanta soo xirtay Mubaarik Nuur Cali oo ah sarkaal sare oo ka tirsan…
“Marka koowaad Cabdinaasir waxaa loo gaystay in lagu ceejiyay xarig dhumucdiisu ay wayn tahay, kaas oo calaamadaha noo muuqda uu…
Madaxweyne Cabdel-Fattah Al-Sisi iyo dhiggiisa Ereteriya Isiyaas Afawerki,ayaa Sabtidii ka wada hadlay xaaladihii ugu danbeeyay ee Geeska Afrika. Labada Madaxweyne,waxayna…
Heshiiska Dowlada Xasan la saxiixatay Turkiga,waxa uu ka koobnaa 6-qaybood markii hore,balse haatan,waxaa la saxiixay qayb ka mid ah. Lixda…
Sadex arimood,ayuu Xasan uga dan lahaa Saxiixa heshiiska Turkiga ee Qatar gadaal ka taagan tahay,kuwaasoo kala ah… 1.Dhaqaale fog iyo…
Turkiga iyo Qatar,waxay siiyeen Farmaajo dhalashooyin Labada Wadanba ah,isla markaana waxay ku cadaadiyeen in uu celiyo dhalashadii Maraykanka,si uu ugu…
Maraykanku,waa diiday Barnaamijka Turkigu soo diyaarsaday ee uu rabey in uu kula wareego arimaha Ciidamada iyo amaanka ee Somaliya xilligii…
Xildhibaan hore Axmed Aadan wuxuu ahaa nin dhallinyaro ah oo ka soo baxay Jaamacadda Madiina Al-Munawara ee dalka Sacuudiga. Wuxuu…
Turkigu,wuxuu si cad usheegay in heshiiska uu la galay DFS uusan wax saamayn ah ku yeelanayn khilaafka dhexyaala Itoobiya. “Labada…
Dowladaha Itoobiya iyo Ingiriiska,ayaa saaka kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo lagu xoojinayo Nabadda iyo xasilloonida Deegaannada dhaca xuduudka u…
Somaliland,waxay markii hore furtay Radio ahaa kaydka Hawada Somaliyed hadii uu xumaado kan Muqdisho. Radio-haas looguma talo gelin in la…
Kalluumaysiga ugu badan Somaliya,waxa uu ka jiraa Deegaamada Puntland,waxaana lagu tilmaamaa 60%. Sidoo kale kala bar Badda Somaliya,waxay hoos tagtaa…
Shirkii DG Bartamaha iyo Koonfurta Wadanka ee uu Shir Gudoominayo MW Xasan,ayay ubadan tahay in uu qabsoomo 26-ka Bishan. Waxa…
Ilaa Maalinta Arbacada ah,ayaa la sugayaa in lagu dhawaqo Golaha Wasiirada Puntland. Inta badan Xubnaha Golaha Wasiirada,ayaa la diyaariyay sida…
“Waxaan saxiixay Heshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha ee dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixiyay, kaasi oo…
Waa nuqulladii heshiiskii Baydhabo ee Kalluumaysiga oo ay wada gaareen DFS iyo Dowladaha Xubnaha ka ah. Saxiixa heshiiskan,wuxuu dhacay 2028,iyadoo…
Puntland,waxay leedahay Booliska Amniga Badda oo si gaar ah uga hawlgala… 1.Burcad Badeeda 2.Kalluumaysiga Sharcidarada ah. 3.Argagixisada 4.Ka Ganacsiga Hubka.…
MW Fadaraalka,ayaa Gacantiisa kusoo qaaday heshiiska,kadibna hor fariistay Wasiirada saakay Afar Saac kana ansixiyay,sidoo kale,waxaa loo guuray Baarlamaanka oo laga…
Golaha Wasiirrada oo ansixiyay heshiis taariikhi ah oo ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga Muqdisho, 21 Feebaraayo, 2024–Golaha Wasiirrada…
Maraykanka,ayaa Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay u soo jeediyay qaraar qabyo ah oo ku baaqaya Xabbad-joojin ku meel gaar ah…
Xogo;ayaa kasoo baxaya jihada fulisay dilka Ninkan u shaqaynayay Hay’ada Duulista Hawada DFS. Hay’ada Sirdoonka DFS ee Nisa,ayaa wararka la…
Sida xoguhu sheegayaan MW Xasan,wuxuu marka hore Shir gudoomin doonaa Shirkii Golaha Wasiirada Khamiislaha ahaa oo loo badalay mid aan…
MY ANALYSIS OF THE AU COMMUNIQUE OF THE 37TH ORDINARY SESSION: A WAKE UP CALL FOR SOMALIA AND AFRICA IN…
Madaxweynihii hore ee DFS Shiikh Shariif Shiikh Axmed,ayaa Maanta Golaha Shacabka Fadaraalka ka hor sheegay in Dastuurka wax ka badalkiisa…
Maraykanka oo bogaadiyay Doorashada PL iyo kuna baaqay in Dastuurka Fadaraalka wadar ogol wax looga badalo. “Waxaan ka walaacsan nahay…
“Dastuurka,waxaan ku dhiirigelineynaa dhammaan dhinacyada inay isku tanaasulaan si loo dhameystiro geeddi-socodka dastuurka. Haddii aan la helin dastuur loo midaysanyahay,…
Iyadoo manta khudbad ka jeedinaysay shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Catriona…
Wariyahan,waa la waraystay,waxaana lagu hayay Hotelkii uu kusoo degay ilaa Shalay. Wariye Jamaal Cismaan,waxa uu sheegtay in uu uyimid Puntland…
Wasiir ka tirsan golaha wasiirada dagaalka ee Israa’iil,ayaa muddeeyay waqti kama dambeys ah oo ay militarigoodu billaabayaan duullaanka ay doonayaan…