Ujeedka kulanku,waa fariin loo dirayo Abiy oo oranaysa (Kulligayagu,waa kuu midaysanahay). Fariintan in la diro,waxaa fasaxay Maraykanka oo si weyn…
Browsing: Somalia
Wasaaradda Caafimaadka Qasa waxay sheegtay in tirada lagu dilay Qasa ay dhaaftay 42,000 oo Qof. Qaramada Midoobay,ayaa xogtan u aragta…
Buug cusub oo uu qoray Bob Woodward oo ahaa wariyihii wax ka sameeyay baaritaanka fadeexadii Watergate ayaa sheegay in Donald…
Saraakiisha Caafimaadka Falastiiniyiinta,ayaa Arbacada maanta ah sheegay in duqaymo habeen hore ay Israa’iil ka fulisay Waqooyiga iyo blBartamaha Qasa ay…
Waxaa jira cadaadis,dadaal iyo baayac la rabo in Axmed lagu soo celiyo Xamar iyo Shirka B&K Wadanka. Dadaalka iyo baayaca,waxaa…
Jabuti,ayaa ka shakiday loolanka Badda ee Xasan Itoobiya kula jiro in uusan daacad ka ahayn. Jabuti,waxay haysaa xogo lagu kalsoonaan…
Sannad kaddib markii uu billowday dagaalka Qasa, ee hadda ku sii fiday Lubnan, ayay Xisbullah iyo Israel Isniinti Shalay is…
Alleyle Xasan meeshii la rabayayuu kusoo dhacay… 1.Dastuur ku falaadidii waa kakac. 2.Doorasho diyaarsashadii waa kakac. 3.Dagaalkii argagixisada,waa kakac. Sadex…
Si rasmi ah,ayuu ufashilmay Shirkii K&B ee Xasan Shiikh. MW JL oo Shalay dib ugu laabtay Kusmaayo,ayaa sababtay fadhilka Shirka…
Talaabooyinkan lagu samaynayo Sadex Iskuul Technical-ah oo kala ah…. 1.Iskuul Beeraha ah. 2.Iskuul Xoolaha ah. 3.Iskuul Kalluumaysiga ah. Tani,waxay wax…
“James Swan si khaldan, ayuu u fahmay sawirka dhabta ah ee siyaasadda ee Soomaaliya, xog khaldan ayuuna siiyey Golaha Ammaanka,…
Ugu yaraan 5 qof ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay 20 kalana ku dhaawacmeen, kaddib marki ay millatariga Israel duqeyn…
Muuqaal naadir ah oo ka soo muuqday qolka xogta lagu kala qaato ee Aqalka Cad, ayaa Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden…
Waa muhiim in loo helo hawlgalka lagu qaadayo argagixisada Labada Buurood Agab kala duwan oo ay ku jiraan Diyaarado Drons…
Bosaso: 06 October 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray Deeq Waxbarasho oo ay…
Bosaso: 05 October 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta dhexe…
PL Jaamacadaheeda iyo horumarkeeda,ayay ku mashquulsan tahay oo waa ka gudubtay wakhti ku lumintii Somali weyn Qaran ah. Badalka Dowlad…
Halkan ka daawo Taariikhdiisa
Waxaan tacsi tiiraanya leh ka diraya geerida naxdinta leh ee ku timi walaalkey, saaxibkey Cabdirahman Cabdulle Cismaan ( Shuke), Allaha…
K&B Somaliya,waxaa weli ka dhex socda dood kusii siqaysa khilaaf oo ku aadan Doorashada. Xasan oo ah Madaxweynaha K&B,waxa uu…
Dooda Shirka Madasha Bartamaha iyo Koonfurta.. Doodda XSM: 1. Hal sano oo loo kordhiyo DG. 2. Afar bilood oo lagu…
Axmed Madoobe ma diidana Sanadka ku darsiga ah,balse,waxa uu khaldayaa Laba Dowladood oo kala ah……. 1.Kenya oo kula soo ballantay…
Boosaaso: 03 October 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga Boosaaso, ayaa xariga ka…
Boosaaso: 03 October 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda…
Taliska Afrcom oo imaanaya Bosaso,waxay Xarun ku meelgaar ah ka heli doonaan Garoonka Diyaaradaha Bosaso. Xaruntaas,waxay ka hagi doonaan Duqaymaha…
Wada xaajood hoose oo socday,ayaa lagu dhameeyay intii badnayd khilaafka hogaanka PSF iyo Madaxtooyada. Waxa kaliya ee harsan,waa la kulanka…
Waa 6-Qodob ujeedka Safarka MW ee Xarunta Ganacsiga PL Bosaso….. 1.Abaabulka Ciidamada Dowladda iyo Dadka deegaanka si loogu midoobo hawlgalka…
Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo,ayaa Duqa Cusub ee Magaalada Gaalkacyo u doortay Maxamed Cabdirisaaq Daacad. Duqa cusub,ayaa haatan ahaa Gudoomiyaha…
Booliska dalalka Sweden iyo Denmark ayaa sheegay in ay baarayaan toogasho iyo qaraxyo xalay laga maqlay meelo u dhow safaaradaha…
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Garoonka Diyaaradaha Aadan…
Boosaaso: 02 October 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo kusoo gaaray Bosaso ayaa lagu soo…
Israa’iil,ayaa Arbacada Maanta ah ku dhawaaqday in uusan soo geli karin Dalkeeda Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres “persona…
Xildhibaanada baarlamaanka Kenya ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa in ay gudbiyaan mooshin ku saabsan xil ka qaadis la doonayo…
Iran,ayaa weerar culus oo Gantaallo ku qaaday Israa’iil Caawa. Hawada Israa’iil,ayaa la xiray iyadoo dhammaan duullimaadyadii la weeciyay, sida uu…
Garoowe: 01 October 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta furay Shirka Dowladda iyo Hay’adda UNICEF, Kaasi…
2-Oct,ayaa qorshaysan in uu furmo Shirka Madasha Bartamaha iyo Koonfurta Wadanka,inkastoo Hir-shabelle codsanayso in dib loogu dhigo ilaa 7-Bisha. 4-ta…
On Sunday, September 29, 2024, a 5-year-old girl is thrown out of a top-floor apartment in Mogadishu and the doctors…
Garaad Jaamac hadalkiisa ah ..”Mudug iyo Khaatumo halaysku daro”,waa fariin maldahan oo micnaheedu yahay=Puntland. Garaad Jaamac,waa kaga fiican yahay qadiyadaha…
Talyaha Ciidamada Itoobiya,ayaa sheegay in uu fashilmay qorshihii Hub ka dhigista Ciidamada Tigreega Dhaqaale la’aan darteed. “Dowlada Itoobiya ma awoodo…
Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya,ayaa difaacay,isagoo ka khudbaynaya Shirka QM heshiiskii is af-garad ee ay la galeen Maamulka Somaliland. Wasiirka arrimha…
Milatariga,Israa’iil,ayaa Maanta sheegay inay duqayn ku dileen Sarkaal kale oo sare oo ka tirsan Ururka Xisbullaah. Sidoo kale Xisbullaah,ayaa xaqiijisay…
Mooshinka laga keenay Fiqi,waxaa ka danbeeya Xasan oo raba in uu isdhaafiyo,isla markaana eeda ay qaataan Baarlamaanka. Ujeedkiisu,waa in uu…
Danaha Siyaasadeed Maraykanka ee Bariga Dhexe,waxaa qayb ka ah in Shiicada iyo Sunniyiinta loolankoodu uusan dhamaan. Hadafka daneed ee Maraykanka,waa…
Israa’iil,waxay ka dhisan tahay Sirdoonka oo ay kaga horayso Wadamada Bariga Dhexe oo idil,waxayna ku hawlgalaan Tiknoolajiyad casriya oo sare.…
Rabitaanka Shacabka SL,waxaad moodaa in ay aaday Xisbiga Wadani iyo Musharax Cirro. Fanaaniinta Xidigaha Geeska Heesahoodu,wax weyn ayay ka badaleen…
Xisbulaah ugu danbayn,way aqbashay in la shaaciyo Geerida hogaamiyahoodii Xasan Nasrullah. Israa’iil,waxay iyadu xaqiijisay in ay dishay Shalay Duhurkii Xasan…
SL,waxay ahayd Maamulka kaliya ee Beelaha Gacantooda laga ururshay Hubka,balse nasiibdaro 34-Sano kadib dib,ayuu ugu laabtay Gacanta Beelaha. Dagaalkii Sool,waxa…
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu,ayaa u sheegay Militariga dalkaas in ay sii wadaan awoodda buuxda oo ay kula dagaallamayaan kooxda…
Madaxweyne Cadde Muuse rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo. Wuxuu ahaa mid ka mid ah hogaamiyayaashii qiimaha badnaa ee PL ay…
8The process of state-building in Somalia and the disputes between the central government and Puntland are not recent phenomena;the historical…
Hal Maalin gadaal uga degi mayno aragtida aan ka qabno Dowlad dhiska Wadanka. Sidoo kale wixii lagu heshiiyay ilaalintood,waa ku…
Waa jawaab khaldan oo uu ka bixinayo baaqii PL ee ahaa si Wadanka loo badbaadiyo in lawada hadlo,waase ubaahnayn jawaabtiisa…
Wasaaradii oo markii horaba Qaybta Mashaariicda Madaxtooyadu ka qaadatay,ayaa hadana Labadii Qaybood ee kale laga jaray si dadban. Arimihii Fadaraalka,waxaa…
Islaan Ciise,waxa uu ka yimid Jabuti,waxaana Xamar lasoo martay Diyaarada,kadibna Xoosh,ayaa la orday oo Villa-da geeyay si uu iskugu sawiro.…
Sideedadaba khayr kama filanayno Qofka Xasan meel umagacaabo oo PL kasoo jeeda,sababtoo ah,waxa lagu doorto,ayaa ah in uu yahay Qof…
Israa’iil,ayaa sheegtay in ay xalay duqeysay 75 bartilmaameed oo Xisbullah, ay leeyihiin oo ku yaalla gobolka Bekaa ee u dhow…
Ciidamada Dalka Suudaan,ayaa bilaabay weerarro culus oo ka dhan ah Ciidamada ay iska soo hor jeedaan ee RSF, iyagoo bartilmaameedsanaya…
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin,ayaa uga digay Reer Galbeedka Arbacadii in Ruushku uu isticmaali karo hubka Nukliyeerka haddii lagu soo weeraro…