Dowladda Mareykanka,ayaa shaacisay magacyada Saddexdii Askari ee looga dilay duqeyntii Axadi ka dhacday Jordan. Saddexdaas Sarkaal,ayaa kala ah: 1. Sgt…
Browsing: Somalia
Shalay Abaaro Duhurkii Tuulo u jirta Balidhidhin 25 Kilomitir dhinaca Dhadaar,ayaa lagu dhuftay 2-Gantaal Maleeshiyada Daacish. 100-ka mid ah Maleeshiyadooda,ayaa…
Roma, Jannaayo 29, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Talyaaniga iyo Afrika…
Golaha Ammaanka ee QM,ayaa kulan ka yeelanaya xiisada u dhexeysa Somaliya iyo Itoobiya ee ka dhalatay heshiiska ay la gashay…
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya,ayaa Axadii lagu guddoonsiiyay magaalada Rome billad sharafeedka hay’adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) ee loo…
Iiraan ayaa beenisay in ay ku lug lahayd weerar loo adeegsaday diyaarad aan duuliye lahayn oo lagu qaaday saldhig Maraykanku…
Sida ay sheegtay Madaxtooyada Soomaaliya Shirkaasi looga hadli doono kobcinta iskaashiga Afrika iyo Talyaaniga ee dhinacyada helitaanka Cuntada,Dhaqanka,Waxbarashada iyo Horumarinta…
Garoowe, January 29, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane,…
Afhayeen u hadlay Madaxtooyada Somaliya,ayaa mar kale ku celiyey in aanay qorshaysnayn kulamo dhexdhexaadin ah oo dhexmari doona Madaxda Soomaaliya…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiirada Wasaaradaha Beeraha iyo Howlaha Guud. Dabcan waxaa muuqata…
Kulan gaabnaa oo ay yeesheen Labada Madaxweyne ee DFS iyo Puntland,ayay iskula afgarteen in ay wada shaqeeyaan. Sida wararku sheegayaan,waxaa…
MW Deni,waxuu ka galay door Nabadoonimo hawsha Ciidankan,waana lasoo afjaray xaalkooda. MW,wuxuu booqanaya goobta ay fadhiyaan oo uu kula hadli…
Roma, Jannaayo 28, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Rome…
Madaxweynaha Deni,ayaa kulan kula leh Jimcaale Gurriga Madaxweyne Faroole. Arimaha looga hadlayo kulankaas,ayaa,waxaa ka mid ah… 1. Bixinta Musharka Ciidanka…
Garoowe, January 28, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad…
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres,ayaa ku dhawaaqay magacaabista Raisedon Zenenga oo u dhashay dalka Simbabwe in uu noqdo…
Itoobiya wadda kasta ayey u maraysaa in ay xaqiijiso hadafkeeda helitaanka Bad. Waxaan ku celinayaa Itoobiya Qof iyo Qabiil dirac…
Ujeedka qoraalku waa in ay Itoobiya marin habaabiso, jahawareerna ku riddo Golaha Ammaanka, iyadoo ku doodaysa in heshiisku uusan xadgudub…
Qoraalkan Dawladda Itoobiya,ayaa u dirtay Safiirkeeda u fadhiya Qaramada Midoobay si loo baajiyo dood uu Golaha Ammaanka ka yeesho is-afgaradkii…
Madaxweynaha Koonfur Africa Cyril Ramaphosa,ayaa Jimcihii shalay ku amaanay Maxkamadda Caalamiga in ay xaq u aragtay, xukunna ay ka ridday…
Madaxweyne Xasan,wuxuu ku wajahan yahay Berri foog Wadanka Talyaaniga oo lagu casumay Hogaamiyayaal ay ku jiraan isaga iyo Abiy. Hadii…
Ma jeedin Abiy hadalkii laga sugayay in uu shaaciyo oo ku saabsanaa cadaynta mowqifka Itoobiya ee Midnimada iyo Madaxbanaanida Qaran…
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa soo geba-gebeeyay socdaal uu ku tagay afar waddan oo taageera dimoqraadiyadda oo…
Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ayaa hadda amar ku bixisay in Israa’iil ay qaado tallaabooyin degdeg ah oo isku xigxiga…
Waa ka degay Doontii Abiy ee sabaynaysay. Markii ugu danbaysay ee Mingiste jabayay,waxaa ka Fakaday Wasiirkiisii Arimaha Dibada ee xilligaas.…
Garoowe: 25, Janaayo, 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Guddoonka Golaha Wakiillada DPL ayaa Madaxtooyada Garoowe kaga…
Xaflad qurux badan oo si heer sare ah loosoo diyaariyay,ayaa uqabsoontay Ummadda Somaliyed Madaxdeeda iyo hormuudkeeda Dhaqan,Siyaasad,waxgaradnimo iyo Aqoon. Puntland,waxay…
Si fiican buu uhadlay Madaxweynaha Fadaraalka Xasan Shiikh Maxamuud. Arinka Dastuurka” Waxa la ansixiyay waa Habraacii ee mahan Dastuurkii,waxaana sheegayaa…
Puntland,waxay si rasmi ah ufidisay Gogol ay Somalidu kuwada hadasho oo waxay kala tirsanayso uga bogato kuna heshiiso. Madaxweyne Deni,ayaa…
Puntland-ta kale,waxaa lagu lahaa in ay Sool aragtideeda la dhex timaado Somalida kale,wayna samaysay oo Madal Somali ku dhan tahay…
Waa matalay Golaha fulinta ee DFS iyo Gobolka uu kasoo jeedo ee Somaliland. Si guud hadalkiisa markii loo qaato,wuxuu muujiyay…
Garoowe, 25 January 2024, madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyada…
Garoowe, 25 January 2024, Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhoweeyay wakiilka Ergayga…
Garowe,waxaa ku sugan 6-kamida Raysalwasaarayaashii soo maray Somaliya kasoo bilow. 1: Cali Maxamed Geedi. 2: Cumar Cabdirashiid. 3: Cabdiwali Cali…
Afar kamid ah Ra’isul wasaarayaashii hore ee Soomaaliya oo soo gaaray magalaada Garoowe kuwaa oo ka qayb galaya caleemo saarka…
Garoowe: 24, Janaayo, 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe kusoo dhoweeyey wefti Balaadhan oo uu hogaaminayo…
Waxa la meel mariyay waa Habraaca uu ku shaqaynayo Gudiga Dib u eegista Dastuurka. Qodobada la ansixiyay,waxay kala yihiin…… 1.Hay’adaha…
Milatariga Maraykanka,ayaa sheegay inay qaadeen duqayn hor leh oo ka dhan ah ururka al-Shabaab toddobaadkan, taasi oo ka dhacday meel…
Israa’iil,ayaa Talaadada maanta ah sheegtay in 24 askarteeda ah looga dilay Marinka Qasa, halkaasi oo ay kula dagaalamayaan ururka Xamaas…
Ciidamada RRU,ayaa kala cayriyay Dhalinyaro Hub ku urursanayey Xaafad ka mid ah Magaalada Burco. Qaar waa la qabtay,isla markaana qaar…
Dastuurka: Kulanka Baarlamanka Labada Aqal ee loo madlan yahay 24 January 2024: Doodda kulanka wadajirka ee loo madlan yahay waxay…
Caleema saarka Madaxweynaha Puntland,wuxuu dhacaya 25-ka Bishan. Wufuuda ka qaybgalaysa,ayaa kusoo qulqulaysa Puntland,waxaana ugu danbeeyay Madaxweynaha Hir-shabelle. Waxaa khilaafka Itoobiya…
Muuse,wuxuu amray in Ciidamo dheeraad ah la geeyo Baarlamaanka Somaliland,kadib markii ay soo xoogaysatay Mooshin ka dhan ah isaga. Ku…
Garoowe: 22 January 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhoweeyay…
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Madaxweynaha ayaa…
Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland,ayaa abaabulaya Mooshin ka dhan ah Muuse Biixi. Kulan ay ku yeesheen Hargaysa Caawa ku dhawaad 60-Xildhibaan,ayay isku…
Warar soo baxaya,ayaa sheegaya in Abiy xiriir lasoo sameeyay Madaxweynaha Kenya,isagoo ka codsaday in uu wada hadal siiyo Madaxweynaha Somaliya…
Qaraxyada Bosaso,waa kuwo la farsameeyay oo maxali ah,sida aan ku ogaaday baaris aan sameeyay. Waxaa laga sameeyaa Afka hore ee…
Axmed Madoobe iyo Xamse waxay ka caroodeen in aan loo casumin si la mid ah madaxda kale ee Caleema saarka…
Caleema saarka Madaxweynaha Dowlada PL ee Xubinta ka ah Dowlada Dhexe ee Fadaraalka Somaliya,waxaa kasoo qaybgalaya Madax haatan xil haysa,Madax…
Abiy,heshiiska Somaliland uu la galay waxa ugu weyn ee ku qaaday kuna kalifay in uu iska indho tiro xeerarka caalamiga…
“Masar ma ogolaan doonto wax khatar ku ah Somaliya iyo amnigeeda,hadii ay noo baahdaana waan tagaynaa”Ayuu yiri Sisi. Si cad…
Qaahira, Jannaayo 21, 2024- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar…
Puntland waajibkii ahaa in laysku soo dhawaado way fulisay oo waa aqbashay talooyinkii haldoorka Somaliyed ee ahaa tanaasul muujiya dhankiina.…
Dhawr arimood oo ay Dowlada Somaliya aysan qaadin ilaa iyo hada,waa ku saxsan tahay marka la qiimeeyo natiijada ka dhalan…
Qaahira, Jannaayo 20, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday xarunta Al-Azhar Al Shariif ee Magaalada…
Weftiga Baarlamaaniga ah ee Jubaland ka yimid ma’ahan mid matalaya Maamulka ee waa Xubno si iskood ah uga soo qaybgalay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo la kulmay Xoghayaha Guud Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Abuu Al-qeyd…
Agaasimaha CIA waxaa lagu tilmaamaa Ninka Afraad marka laga eego dhanka awooda Dowladnimo ee Maraykanka oo ah Quwada Dhaqaale iyo…
Maalmihii lasoo dhaafay Somaliya,waxay u ahayd Maalmo wacnaa oo taariikhda galay oo waxaa muuqatay in ay soo noolaatay dibna ugu…