Maxaan reer Sool ugu Mahadceliyay? Reer Sool waa Mahadsan yihiin,sababtoo ah,waxay isbareen reer Puntland iyo Somalida kale ee aan si…
Browsing: Somalia
Xasan Dowladiisa,waxaa uharsan 5-bilood marka la qiimeeyo Saamaynta Siyaasadeed, balse mudo xileednimada,waxaa ubaaqiya 2 Sano iyo 5-bilood. 5-Bilood kadib,waxa ugu…
Madaxweyne Xasan Shiikh,waxaa ka muuqata in uu soo degay oo waaqiciga kusoo dhawaaday. Hadalkiisii Saakay,waxuu ahaa mid muujinaya jabka Siyaasi…
Cumar waa Nin furdaamin kara arimaha xasaasiga ah ee hor yaala Dowlada Fadaraalka ah,kuwaasoo kala ah.. 1.Hoos udhaca dhaqaale ee…
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland,Xildhibaano,Madax kale iyo Bulshada qaybaheeda,ayaa kusoo dhaweeyay Duldaan Siciid Caasimada Garowe. Suldaanka Guud ee Beelaha Harti Suldaan…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, Madaxda Qaranka, Wasiirro ka socday Jamhuuriyadda Jabuuti, siyaasiyiin, culamaa’uddiin iyo…
Wareeg kale oo wadahadal ah oo ku saabsan biyo-xidheenka muranka badan dhaliyay ee Itoobiya ka dhisayso webiga Niilka Buluuga ah…
Ciidamada Cirka Israa’iil,ayaa sheegay in diyaarado dagaal ay weerareen Xarunta hawlgalka ee kooxda Islaamiga ah ee Xisbullah ee Dalka Lubnaan.…
Dawladda Somaliya,ayaa shaacisay in “Duqeyn dhanka Cirka ah oo ay iska kaashadeen Ciidamada Somalida iyo Ciidamadda Mareykanka lagu dilay Horjooge…
Wasiirkii Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye ayaa goordhow ku geeriyootay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti, sida…
Sadexda Xildhibaan ee Sanadkan ku matalaya Baarlamaanka Puntland Beesha Cismaan Maxamuud,ayaa kala ah… 1- Mustaf Maxamed Cismaan (Asbaro) -Reer Ugaar…
Dowladda Mareykanka,ayaa Talaadada maanta ah shaacisay, in Ciidamo ka socda dhowr Waddan oo uu Mareykanka ku jiro ay hadda kaddib…
Madaxa Hay’adda Sirdoonka Maraykanka ee CIA-da,ayaa u duulay Bariga Dhexe, si uu wadahadal ula yeesho mas’uuliyiinta Israa’iil iyo Qatar, isaga…
Hogaamiye loo xiisay hogaamintiisii,ayaa masraxa Siyaasada kusoo laabtay markale. Cabdiweli M.C.Gaas Nin macno badan leh oo ay reer PL ubaahi…
Si dhamaystiran,ayuu ufulay heshiiskii Madaxweynaha,ku xigeenkiisa iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka. Gudiga khilaafaadka,waxuu kusoo dhaweeyay Xaafiiskiisa,waxuuna ku wareejiyay Galkii Gudoomiye Jibril. Waa…
Waxaan maanta xafiiskayga ku soo dhaweeyey Guddiga Xallinta khilaafaadka iyo Ansixinta Golaha Wakiillada, anigoo ka duulaya heshiiskii jiheynta doorashada ee…
Madaxweynihii,ku xigeenkiisii iyo Gudoomiyihii Baarlamaanka waa is fahmeen,wayna ka heshiiyeen wixii dhex yaalay,waana laysla qaatay Gudigii khilaafaadka. Mucaaradka Hubaysan ugu…
Ciidanka Israa’iil ayaa sheegay in ay ilaa hadda ka heleen godkii ugu weynaa ee Xamaas ee Qaza, kaas oo 400m…
Kenya iyo Midowga Yurub,ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi dhaqaale oo weyn (EPA) kaas oo dammaanad qaadi doona in Waddanka ku…
Dowladda Mareykanka,ayaa Toddobaadkii tagay Lacag dul dhigtay Xubin ka mid ah Madaxda Alshabaab. Abaal-marinta,ayaa gaareysa Shan Milyan oo dollar,waxaana la…
Guddiga Amniga Doorashada Puntland,ayaa maanta oo Isniin ah soo saaray go’aanno lagu xoojinaayo Amniga Guud ee Puntland. Halkan ka akhriso:-
Bismilaah. Waxaan maanta oo taariikhdu tahay 18-ka December/2023 go’aansaday in aan iska casilo xilkii Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga…
Ugu danbayn markii ay ka fashilmeen Mucaaradka Hubaysan isku dayadoodii oo idil waxay go’aansadeen in ay la kulmaan Gudiga khilaafaadka…
Karaash iyo Abwaan;waxay la joogaan Madaxweyne Deni haatan. Madaxweyne Deni,waxa uu ka dhagaysanayaa cabashadooda oo ku aadan Laba arimood oo…
Garoowe: 17 December 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay Qunsulka Itoobiya ee Puntland Dagnachew Yitberke iyo…
Guddiga xalinta khilaafaadka iyo ansixinta Xildhibaanada cusub Baarlamanka Puntland,ayaa soo saaray Jadwalka iyo Shuruudaha Musharrixiinta Xildhibaannada laga rabo. Halkan…
Guddiga amniga Doorashooyinka,ayaa la wareegay Xaruntii Golaha Baarlamaanka Puntland si rasmi ah. Majiri doonto Xildhibaano danbe oo fariisanaya Golaha. Gudiga…
158-Wadan oo Xubin ka ah Golaha guud ee Qaramada Midoobey,ayaa isku raacay in Israa’iil ay joojjiso dagaalka Qasa. 10-Dal,ayaa diiday,waxaana…
Olalaha Doorashada Madaxtooyo ee Puntland,waxaa iskugu soo haray oo garoonkii loo baneeyay Deni iyo reer Garowe difaacanaya Taraha. Afarta Musharax…
Madashii Mucaaradka,waa lagu kala caraabay,waxaana ku haray Sadex Siyaasi Rag ay uyihiin haldoor,kuwaasoo kala ah.. 1.Xasan Shire. 2.Asad Diyaano. 3.Maxamed…
Shaqo RW,mid Wasiir iyo mid Agaasime intaba anaa ku filan,waa fariimaha socdaallada MW Xasan dirayaan. Xadan,wuxuu noqday shaqsi ay kumaad…
Markii Xamse tagey Kismaayo,waxuu usiday Axmed Madoobe Laba fariimood oo kala ahaa… 1.Taageer wax ka badalka Dastuurka. 2.Doorasho JL oo…
Umalayn maayo in Deni wax uga badalayo Gudiga khilaafaadka hadalka Faroole Xalay ula tagey. 1.Gudiga khilaafaadka sidiisa udaah,balse ku kab…
Deni markale,ayuu Aaran-shaydaan Siyaasigan Dhulka dhigay,waana markuu ogolaaday 66-da Odoyaashu soo xulayaan oo uu sii daayay Lifaaqii;Gudigii khilaafaadka,Gudigii Amniga soona…
Sool in ay kaligeed meel istaagto’waxaa hor taagan caqabado waa weyn sida Somaliland u hor taagan yihiin caqabado gooni istaageeda……
Dayn Cafintu,waxay soo martay heerar kala duwan,waxayna soo socotay ilaa 2012,waxaana kasoo shaqeeyay Afar Dowladood oo kala danbeeyay. 1.Dowladii Cumar…
Khamiista ama Jimcaha midkood,ayuu ku dhawaaqayaa Musharaxnimadiisa markale iyo Madaxweynaha Puntland. Waa Gaas mid ka mid ah hogaamiyayaashii PL soo…
Cadde Muuse Gudiga khilaafaadka,waa laga daba hadlay umana joojin oo waa socday. Faroole,waa laga daba hadlay umana joojin ee waa…
Garoowe: 12 December 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 67 ee 12-da…
Dooda Gudoomiyaha Baarlamaanka ee ku Aadan go’aanka Maxkamada Dastuuriga ah,waa mid aan haysan Qodob sharci oo difaac unoqon kara. Maxkamada…
Cadde Muuse Gudiga khilaafaadka markii lagu qabsaday cariiqsi daraadiis,waxuu kawada dhigay Wasiiradiisii iyo Agaasimayaashiisii,waana socday. Faroole,waa ku qoslay Musharaxiintii xilligiisii…
Fadhiga Baarlamaanka ee Berri waxay ubadan tahay in Xildhibaanadu Labadan Qodob uga xaajoodaan,kuwaasoo kala ah… 1.In ay ujawaabaan Maxkamada oo…
40-Xildhibaan,ayaa ayiday go’aanka Maxkamada Dastuuriga ah ee laalida Mudo kororsiga Sharcidarrada ah. Gudoomiyaha Baarlamaanku Caawa,ayuu fariin ukala diray Xildhibaanada uu…
Dekeda Garacad oo qaybo ka mid ah Xariga laga jaray dhismaheeda,isla markaana si dardar leh loogu istcmaalo wax dhoofinta iyo…
Maxkamada Dastuuriga ah ee Puntland,ayaa waxba kama jiraan ka dhigtay mudo kororsigii Sanadka ahaa ee uu samaystay Baarlamaanka Dowlada Puntland.…
Shacabka Masar,ayaa udareeray in ay soo doortaan Madaxweynaha hogaaminaya 6-da Sano ee soo socota. C/fataax Al-Sisi,ayaa markii Saddexaad utartamaya in…
Booskan oo ah mid dhawaan la sameeyay horayna aan uga jirin Ururka dhexdiisa,ayaa Somaliya ka caawin doona in ay ka…
Dagaal culus,ayaa ka socda Waqooyiga Qasa. Taangiyada Israa’iil,ayaa si tartiib ah ugu sii siqaya bartamaha Khan Yunis. Waxaa jira warar…
Saddex iyo Toban ka mid ah Shan iyo Tobanka Xubnood ee uu ka kooban yahay Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay,ayaa…
Waxa ugu weyn ee ay Labadan Oday xilligan u loolamayaan,waa wax ka helida Gudiga khilaafaadka ee soo xulida Xildhibaanada cusub.…
Laamaha ammaanka dalka Itoobiya,ayaa xirxiray Tobannaan Qof, iyadoo lagu wado in magaalada Adis Ababa lagu qabto isu soo baxyo waaweyn…
Vladimir Putin,ayaa ku dhawaaqay in uu mar kale isu soo taagi doono in uu noqdo Madaxweynaha Ruushka marka uu xilkiisa…
UK ayaa Rwanda siisay £100m oo dheeri ah sanadkan, taasoo qayb ka ah heshiiskii ay dad magangelyo doonka ah ee…
Baarlamaanka Denmark,ayaa Khamiistii meel mariyay sharci dambi ka dhigaya in kitaabka Qur’aanka Kariimka ah lagu gubayo goobaha fagaarayaasha ah, si…
MADAXWEYNAHA DOWLADDA PUNTLAND MUDANE SICIID CABDULLAAHI DENI OO U GUDBIYEY GOLAHA WAKIILLADA DPL SOO SAARSAARISTA LIFAAQA 5-AAD EE DASTUURKA DPL.…
Garoowe: 07 Diseember 2023: Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo u mahadceliyey Isimada dhaqan iyo guddiyadii…
Dallada Mucaaradka Puntland oo taageertay tanaasulka Madaxweynaha iyo Doorasahada 8-da Janaayo. Halkan ka akhriso:-
Deni oo doorasho raba 8-da Janaayo iyo Mucaaradka oo leh sii joog aan sii murannee??!! Markale,ayuu ka adkaaday oo ku…
Garoowe, Diseembar 07, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha…