By.Sadia Elmi. The recent National Somali Religious Scholars Conference held in Mogadishu, themed “One Somalia” has inadvertently exposed the incompetence…
Browsing: Somalia
10-ka Arday ee igu sareeya Imtixaanka Fasalka 8-Aad ee Dugsiyada Dhexe Puntland 2024. Halkan ka akhriso:-
Hubka Bosaso lagu qabtay mahan sida loo dhigay ee waxaa iska leh Nin la yaqaan oo ka Ganacsada Hubka laguna…
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafti uu hoggaaminayo,ayaa Maanta si weyn loogu soo Dhaweeyey Deegaanka Xasbahalle ee…
Waa ehelladii Macallinkii lagu dilay Seemade oo lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo. Si wanaagsan oo waxgaradnimo ah,ayaa loo maamulay dhacdadaas,iyadoo Aaska…
Masuuliyiin katirsan Dowlada Puntland,ayaa Gaalkacyo kusoo dhaweeyay Ehelada Marxuum Macalin Xamse Muuse Ducaale oo Jimcihii lasoo dhaafey lagu diley Deegaanka…
Ciidanka Booliska Puntland Qaybta gobolka Bari ayaa wada hawlgalka soo qabashada ninkii ku eedaysnaa dilka Alle ha u naxariistee guddoomiye…
Khaalid Cali rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo,waxuu ahaa Madaxa Maamulka iyo Maaliyada Jaamacada Bariga Afrika ee Puntland. Khaalid Maanta,ayaa lagu…
Garoowe: Luuliyo 29, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan ku-xigeenka 1-aad Mudane Maxamed Baari…
Cabdinuur Sh.Maxamed Isxaaq oo ahaa Saxafi soo jireen ah markale,ayuu ka mid noqday Gudiga Doorashada PL ee PEC. Horay,waxa uu…
Booliska Puntland,waxay Gacanta ku dhigeen Dadkii ka danbeeyay Labadii dhacdo ee ugu danbeeyay ee ka dhacay Bosaso….. 1.Gudoomiye ku xigeenkii…
Laba dhacdo,ayaa 10 Daqiiqo gudahood ka dhacay Bosaso oo amnigeedu aad usareeyay waayahan danbe… 1.Gudoomiye ku xigeenkii Jaamacada EA Khaalid,isagoo…
Jawaab loo baahnaa in la siiyo Dadka Muqdisho xiligan ku dhaqan,ayuu siiyay Cabdiraxmaan Cabdishakuur. “Waxayagaa la cunaa waxba kama jiraan…
Axmed Maxamuud Maxamed oo dilay Xamse Muuse Ducaale oo ahaa Macallin iyo Imaan Deegaanka Seemade ka hawlgeli jiray. Dilaaga,ayaa la…
Boqortooyada Ingiriiska,ayaa iyaduna kusoo biirtay bogaadinta Doorashada Golayaasha Deegaanka Qof iyo Codka ku hirgashay ee Puntland. Tani waa taariikh,waxayna kusoo…
Maanta,waxaa dib loo furay Saamiga Dekeda Garacad oo horay loo xiray,wuxuuna furnaanayaa ilaa Bisha Nov ee Sanadkan. Codsi ka yimid…
In Dekeda Garacad lagu wareejiyo Shirkad imaaraatiya,ayay isku raaceen Mulkiilayaasha Dekeda Garacad. Sidoo kale,waxay markale mudo xileed siiyeen Gudigii hayay…
Garoowe: Luuliyo 28, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo uu wehliyo ku-xigeenka 2-aad Mudane Maxamed Maxamuud…
Guddoomiyaha Guddida joogtada ah ee Gollaha Wakiiladda Somaliland, Xildhibaan Cabdikariin Aadan Cumar,ayaa faahfaahin ka bixiyay Qodobadii ku xusnaa eeddii ay…
Dowlada Maraykanka,ayaa bogaadisay Doorashada Qof iyo Cod ee Puntland. PL,waxay utahay dhiirigelin iyo garab istaag bogaadinta Maraykanka hormuudka u ah…
Godobjiiraan: 27 July 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta siweyn loogu…
Garoowe: Luuliyo 27, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan ku-xigeenka 1-aad Mudane Maxamed Baari…
Muqdisho, Sabti, 27 Luulyo 2024: – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno cusub…
Shariif,waxa uu ka hadlayo waa dhab,wuuna ku dhiiraday in uu tilmaamo,waxayna muujinaysaa in uu jiro Siyaasi ay isku khaanad yihiin…
Halkan ka daawo muuqaalka
Fiqi in uu yiraahdo Dastuurkii uu ku dhaartay,waxaa noosoo samaysay Itoobiya? Sidoo kale yiraahdo Dowlada uu Wasiirka ka yahay,waxaa noo…
Ninka dilay,waxaa layiraahdaa Axmed Maxamuud Maxamed Jaamac,Naynaasta Aabihii waxaa la dhahaa Ina Sharibood. Ninka wax dilay,waa Jiri Dad hore dhaawacay,waxa…
Guddiga Doorashooyinka Puntland,ayaa caawa ansixiyay Liiska xlXildhibaanada Golaha Deegaanka Sadexda Degmo ee kala ah…. 1.Garowe. 2.Dangoranyo. 3.Godobjiiraan. Halkan ka…
Tababar ay iska kaashadeen Dugsiga Tababarada Ciidamada PMPF iyo EUCAP Somaliya,ayaa loo soo xiray Saraakiil iyo Ciidamo ka tirsan Cutubyada…
In ku dhow 6000 oo Qof sheeganaya Shaqaalaha Dowlada Fadaraalka ah,ayaa ku sugan Turkiga. Dadkan,ayaa wata Basaboorka Shaqaalaha Dowlada (Service…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama iyo marwadii koowaad ee hore Michelle Obama ayaa ku taageeray Kamala Harris doonisteeda Aqalka…
Waxaa sii kordhaysa tirada dadka ku dhintay dhul-go’ii ka dhacay dalka Ethiopia, taas oo haatan ay Qaramada Midoobay ku sheegtay…
Warqadii usoo saaray Todobaadkii hore Wasiirka Arimaha Dibada DFS FFiqiayay Warqadan jawaab utahay. Itoobiya,waya iska beri yeeshay eedaha ay usoo…
Qof walba,waa ku wareeray fasirka iyo macnaha heshiiska Maanta ay meel mariyeen Golaha Wasiirada Fadaraalka ee Somaliya iyo Imaaraadka. Heshiisku,wuxuu…
Laba arimood oo dhacay Xasan,waxay gaarsiiyeen dhaawac wey oo Siyaasadeed oo uusan kasoo kaban karin…. 1.Deni oo dhamaystiray Doorashadii Qof…
Shirkad Somaliyed oo ay maalgashteen Dad Somaliyed oo gaaraya 700-Qof,ayay noqotay Shirkada Wadaagsin. Wadaagsin kaliya mahan Shirkad Somaliyed ee waa…
Dhaliishii ka jirtay gudaha Ciidanka Badda Puntland wax la taaban karo,ayaa laga qabtay. 1.Adeegii Caafimaadka,wax la taaban karo,ayaa laga qabtay…
Garoowe : 25 July 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda H.E…
Muqdisho, 25, Luulyo 2024:- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey Xisaab…
Shir weynaha Sannad laha ah ee Hantiilayaasha Shirkadda Wadaagsan,ayaa maanta ka furmay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug,isagoo soconaya Muddo…
“QM waxay bogaadisay Doorashada Golayaasha Deegaanka ee sida xasiloonida iyo fufnaanta leh ku dhacday ee Degmooyinka 3-da ah PL”. Fariinta…
Doorashada Sadexda Degmo majirto Xisbi kaligii soo dhisi kara Duq Magaalo oo helay Cod ku filan. Garowe oo Caasimada Puntland…
Dimuqraadiyada Puntland in ay miro dhal tahay,waxaa kuu tilmaamaya,iyadoo bilow ah in Golaha Deegaanka Caasimada Garowe ay Xubno ka heleen…
Natiijada Hordhaca Garowe.? KAAH-12 Xildhibaan. HORSEED-6 Xildhibaan. SINCAD 5-Xildhibaan. MIDEEYE – 2 Xildhibaan. SHAQAALAHA 2-Xildhibaan. RUNCAD 2-Xildhibaan. IFIYE- 2 Xildhibaan.…
Jaaliayada Puntland ee UK,ayaa dooratay hogaan cusub oo ay yeelanayso Jaaliyadaas. Gudoomiyaha Jaaliyada,ayaa loo doortay Marwo. Jawaahir C.qaadir Carabay,waxayna xilka…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdilaahi Deni, ayaa soo booqday Xarunta la socodka Doorashooyinka Sadexda Degmo, halkaas oo u kuur…
Waxaa soo xirmay Goobaha Codbixinta Doorashooyinka Sadexda Degmo ee Garowe,Dangoronyo iyo Godobjiraan. “Haddii lagaaro Lixda Maqribnimo Ciidamada amaanku safka waxa…
Madaxweyne Deni,ayaa Bulshada Puntland iyo Sonaliya,ayaa la hadlay Doorashada kadib;hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Garowe: 23 July 2024 : Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta codkiisa dhiibtay Doorashada Golaha deegaanka…
Waxaa Maanta si rasmi ah ubilaabatay Doorashada Sadexda Degmo Ee Dangoronyo,Godob-jiraan iyo Garowe. Doorashadan oo ka hartay 3-Da Degmo,waxay ka…
Waa Warqad aad uqiimo yar oo muujinaysa sida Wasiirka Arimaha Dibada umacno yar yahay. Hadaladiisii iyo aragtidiyadiisii ku salaysnaa wararka…
Kamala Harris haday soo sharaxaan Dimuquraadigu,waxay soo dedejinaysaa Trump in uu si fudud oo waliba kaba dhib yar sidii hore…
Deegaamada Buulo-xaaji,Harboole iyo Biibi ee Jubaland ayay argagixisadu soo weerartay Xalay 3-dii Habeenimo. Dagaal socday ku dhawaad Sagaal Saac,ayaa dhacay…
Madaxweyne Joe Biden,ayaa ku dhowaaqay in aanu mar kale u tartami doonin xilka Madaxweynaha Mareykanka,isaga oo soo afjaray ololihiisa dib…
Waxaa isu soo baxi udanbeeyay ee Xisbi Siyaasadeedka Kaah kala qeybgalnay bulshada Caasimada Garowe Madaxweynaha Dowlada Puntland. mW Deni,ayaa Dadweynaha…
Shir Qurba joog Somaliyed leedahay oo lagu qabanayo Qurbe kale maxay tahay macnaha ku jira oo RW u aadayo? Qurbajoogta…
Shirkada Diyaaradaha Itoobiyan Airlines,way ku Ceebowday muuqaalkan oo uu baahiyay Wariye ka tirsan TV-ga CNN. Ilaa iyo hada war lagu…
Tiro Xildhibaanno ah oo ka tirsan Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya,ayaa horgeeyay Golaha Mooshin ku saabsan wax ka baddalka…
Milateriga Israa’iil,ayaa sheegay in ay qabteen Gantaal laga soo tuuray Yemen Subaxnimadii hore ee Axaddan,Saacado kaddib markii Diyaaradaha Dagaalka Israa’iil…
Garoowe: 20 July 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 14 ee…