Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galay Madal looga hadlayo dar-dar galinta Waxqabadka…
Browsing: Somalia
Dadka ku nool Magaalada Marka ee xarunta Gobalka Shabeelaha Hoose gaar ahaan deegaanka No: 50 ayaa ku soo waramaya in…
Maalmo yar uun kadib marki uu ku celceliyey inuu ka fakarayo tallaabo millatari oo ka dhan ah Kuuriyada Waqooyi, ayuu…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/mgXFmhCk_2g
Gudoomiyaha Degmada Badhaadhe Maxamed Ibraamim Fanax ayaa xariga ka jaray Dekad yar oo ay Doonyaha qaada rakaabka ee Degmada Jawaay…
Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka safar ballaaran ku gaaray magaalada Buuhoodle…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 01 May 2017 magaalada Gaalkacayo kulan muhiima kula yeeshay maamulka…
Hay’ada maaraynta masiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa ku dhawaaqday inay kooxo qiimeeya u dirtay deegaamada ay xalay ilaa saaka ka…
Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka safar ballaaran ugu baxay magaalada Buuhoodle…
Wafti ka socday Gudiga Madax Banaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya muda 10 maalin ah ku sugnaa Puntland ayaa waxa ay…
Dowladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan heer sare ah kula qaadatay saaxiibada beesha caalamka si loogu diyaar garoobo…
Maxamed C/llaahi Maxamed Madaxweynaha Soomaaliya oo xalay ka qeyb galay xaflad lagu soo Xeraayay Kalfadhigii 1aad ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa munaasabada 1da May, 2017 oo ah maalinta shaqaalaha Adduunka ugu…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/TUbAzRiS4Pc
Isku dhaca labadaas gaari ayaa sababay dhimashada 4 qof oo dhammaantood rag ahaa, halka dhawaacu uu gaarayo 6 qof. Dadka…
Xarakada Al-Shabaab ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku fulisay labo nin oo dhallinyaro ah oo lagu eedeeyay kufis iyo…
Magaalada Muqdisho waxa maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda ee Jarmalka Sigmar Gabriel. Gabriel waxa uu kulamo kula…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/0hybuKP1ZHg
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan faraxsanaan doonin haddii Dowlada Kuuriyada Waqooyi ay tijaabiso gantaal kale oo Niyukleer ah,…
Xasan Cali Kheyre ayaa tilmaamay muhiimadda ay ciidamadani u leeyihiin Amniga Caasimadda, isagoo kula dar-daarmay in gacan buuxda lagu qabto…
1- Waa in dhammaan gaadiidka Plka ah ee loo yaqaan Caasiga, Dhikilooyinka iyo Taksiyada (Probox) loo sameeyo tirakoob lambaro u…
Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah ee naxariis oo dhan iska leh…. Suaal… Jaalle Madaxwayne waddanka waxaa ka jirta colaad ah…
Roob xoog badan ayaa labadii maalmood ee udanbeeyay ka da’ay deegaamada Puntland intooda badan. Hadaba Roobkaas ayaa kiisii ugu xooga…
Maxkamadda Gobolka Banadir ayaa soo saartay amar lagu soo xidhayo Agaasimihii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cabdirisaaq Cali Yuusuf Bahlaawi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, oo ka hadlayey isku soo bax loogu dabaal degayey boqolkii maalmood ee ugu horeeey ee uu…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fadaraalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaale)…
Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya…
Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa khudbad uu ka jeediyey daahfurka Wadada isku xirta Garoowe iyo…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo saacado kahor soo daahfuray mashruuca dhismaha jidka Garoowe iyo Eyl ayaa…
Kismaayo,idilnews,Iyadoo ay qayb ka tahay dadaalka ay Dowlada Jubbaland ugu jirto xoraynta Dalka ayuu Maanta mar kale Madaxweynaha Dowlad Goboleedka…
Kismaayo,idilnews,Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta oo Sabti ah tababar usoo xiray Ciidamo katirsan…
Madxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta 29 April 2017 dalka dib ugu…
Halkani waa #juwaay waa Jaziirad ku taala xeebaha Jubada hoose waxay u dhawodahay Magaalada Kismaayo maanta mar an booqday waxan…
Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigisii ayaa soo gaaray caasimada Puntland ee garowe. Madaxweyne Gaas ayaa isla…
Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigisii ayaa saacado kadib waxaa laga sugayaa Magaalada garowe ee caasimada Puntland.…
Kuuriyada waqooyi ayaa gantay gantaal kale oo ah nooca Ballistica , Saacado uun kaddib markii xoghayaha arrimaha dibada ee Mareykanka…
Roobab wanaagsan oo ay ku diirsadeen duunyada ay abaartu samaysay ayaa ka da’ay deegaano kala duwan oo kamid ah Gobalada…
War murtiyeedka oo uu ku saxiixnaa Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe ee ay taageeraan culumada Ahlusuna Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan…
Dalka Turkiga, waxaa uu mashaariic badan ka fuliyaa Soomaaliya, waana dal ay Soomaalida ku tilmaamaan in uu indhaha…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/KMS-7AqgyZw
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaamineyey ee booqashada ku tagay dalka Turkiga…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/0Jh4iDOgDdI
Qoraal cusub oo la soo bandhigay ayaa lagu sheegay in lataliyihii hore ee amniga qaranka Maraykanka Micheal Flynn inuu lacago…
Madaxweyne Donald Trump ayaa markale ka digay in uu billaaban karo dagaal wayn oo lala galo Kuuriya Waqooyi kaas oo…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa dalka Itoobiya uga qeybgalay shir arrimaha Afrika iyo kheyraadkeeda looga hadlayo. Gaas ayaa BBC-da uga…
Madaxweyne Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta kusii jeeda Magaalada Gaakacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Madaxweynaha oo maalmihii…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/H8pH2NfOuz8
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/YynpIUeMdjI
Deegaano Hoos yimaada magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn ayaa waxaa Xalay ka Curtay Roobabkii gu’ga ,deegaamada Buuhoodle ayaa ahaa…
Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland ahna Kusimaha Madaxweynaha Eng Cabdixakiim Xaaji Cumar Camey ayaa shir jaraaid ku qabtay Qasriga Madaxtooyada Puntland…
Tv-ga caalamiga ah Idil Tv oo waraysi dhinacyo badan leh la yeeshay Duqa magaalada Gaalkacyo Maxamed Yaasiin Tumey. Tumey ayaa…
Qarax weyn ayaa ka dhacay meel u dhaw garoonka caalamiga ah ee Dimishiq ee dalka Suuriya. Qaraxaasi waxaa xigay dab…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta u magaacabay Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada Yuusuf Cabdi Cabdulle…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay xarunta Villa Hargeysa kulan gaar ah kula qaatay Gudoonka sare ee Baarlamaanka…
Deegaamada ay raxmaddai gu’gu ku hoortay saacadihii ugu dambeeyey ee ka tirsan Puntland waxaa ka mid ah Gobollada kalaah:- …
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed, ayaa amar uu soo saaray waxaa uu ku faray Waaxyaha…
Murtida Maanta [Thought of the Day] Beddelidda dunida ayuu qof walba ku fekeraa, hayeeshee beddelidda naftiisa qofna kuma fekero. Everyone…
Dowladda Puntland ee Soomaliya iyo dowladda Itoobiya ayaa isku afgartay heshiiskii ugu dambeeyey ee lagu doonayo in lagu furo kastam…