Ugu yaraan 68 carruur ah ayaa ka mid ah 126 ruux oo ku dhintay qarax bam oo Sabtidii lagu bartilmaameedsaday…
Browsing: Somalia
Natiijada aftidii doorashada ee madaxweynaha Turkiga awoodaha cusub siinaysa waa sharci, sida uu sheegay gudoomiyaha gudiga doorashada ee dalkaas. Sadi…
Wararka ka imaanaya degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa sheegaya in koox ka tirsan ururka Daacish ay la wareegeen deegaanka…
17 April 2017, Mogadishu, Somalia – The Government and People of the Federal Republic of Somalia congratulate the Turkish Government…
Tuke iyo Xuunsho [Sheekaxariirooyinka Soomaalida] Waa waayada ka mid ah ayaa Tuke iyo Xuunsho wada sheekeeysteen. ”Goormaad, Xuunshooy, garataa oo…
Wafti ka socday shirkadda duulimaadka Turkish Airlines oo shalay magaalada Hargeysa booqday ayaa waxay la kulmeen wasiirka duulista hagada maamulkaasi…
Madaxweynaha CAF Ahmed Ahmed oo u dhashay dalka Madagascar oo dhowaana si layaab ah leh uga guuleystay Madaxweynihii xilkan mudada…
Wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta Puntland Cabdiraisaaq Shiikh Aduunyo ee uu dhawaan magacaabay Madaxweyne Gaas,ayaa maanta lagu dhaariyay xafiiska madaxweyne…
Magaalada Cleveland gobolka Ohio ee dalka Mareykanka waxaa ka dhacday arin ay dad badan ka caroodeen kadib markii nin magaaladaasi…
MARXALADAHII AY SOO MARTAY (JIJA) Ururka Saxafiyinta gobbolada Jubbooyinka iyo Gedo (Jubba Independent Journalists Association) ( JIJA) Jija Waa urur…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/ClfOUwnBJ-c
Shirkan oo socday labo maalin ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh…
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii ugu horeysay ka hadlay koox diineedka cusub ee la magac baxay “Al-Saadicuuna…
Xisbiga madaxweyne Erdogan ayaa ku guuleystay aftidii ka dhacday dalka Turkiga oo waxaa ay heleen 51.37% halka garabka mucaaradka iyaguna…
Waxaa Xalay ka bilowday Masjidka wayn ee Al-Rawda Nadwo Cilmiyeedkii 15-aad ee Sannadlaha ahayd oo ka dhici jirtay magaalada Boosaaso.…
Gudiga gurmadka abaaraha ee heer qaran ayaa maanta la wadaagay waxii uqabsoomay ,Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka iyo Madaxda dawladaha xubnaha…
https://youtu.be/-8J6OYh4DrA
https://youtu.be/95in3HhRDOI
Madaxweynaha Maamulka Gobollada dhexe ee ay tagaeeraan culumada Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo wafdi uu horkacayo ayaa…
Kooxda AlShabaab ayaa jawaab adag ka bixisay go’aankii uu madaxweyne Farmaajo xaalada deg deg ah ku geliyay dalka, iyagoo sheegay…
Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa habeenkii xalay ahaa si rasmi ah ula…
Ciidammada Nabad Sugidda ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta toogasho ku dilay labo nin oo madaafiic ka ridday degmada Wadajir, sida…
Codayntaan maanta dhacaysa ayaa waxay awood dheeraada siinayasaa Madaxwaynaha waa haddii lagu guulaysto.. Dadka wadanka u dhashay waxay ka…
Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee maamulka aan sharciyada buuxin ee Cadaado Cabdirashiid Xaashi Cartan oo wareysi gaar ah maanta siiyay Warbaahinta…
Madaxweyne Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maalmahan u jooga magaalada Muqdisho shir ay iskugu yimaadeen Madaxda Fadaraalka iyo madaxda…
Wakaalladda Wararka Shiinaha ee XINHUA ayaa shaacisay in ka badan 100 Dagaalyahano Alshabaab ah lagu dilay Duqeyn ay geysteen Diyaaradaha…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Dawladda Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa soo dhaweyn loogu sameeyey maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso . Soo dhaweynta…
https://youtu.be/NcaCedUkrQM
Dawlada Puntland ayaa amaro kasoo saartay urur-diimeedka Al-saadicuuna Bil-xaq. Kulan ka dhacay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa lagu…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/nOG-mjprg1Y
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan,ayaa jeediyey khudbaddii gabagabada isu soo baxyadii ugu dambeeyey ee ku aadan aftida Axada dhacaysa ee…
Xaflad Ballaaran oo xil wareejin ah ayaa caawa ka socota xarunta maamulka gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho taasoo ay ka…
Fiidnimadii caawa ayaa kooxo hubeysan waxaa ay ku toogteen qof shacab ah degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir kuwaas oo…
Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Su’aalo kala duwan Waydiiyey Xeer Ilaahiyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya.hoos ka daawo…
Madaxwaynaha dowladda Fadaraalka Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqaddaha aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiisan doonna…
Madaxweynah Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka qayb galay shirka ay yeshaan madaxda DFS iyo Dawladdaha…
Shirkan ayaa waxaa arimaha ugu muhiimsan waxaa kamid ahaa:- 1. Abaaraha 2. Siyaasadda 3. Shirka London 4. Amniga. Madaxwaynaha…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/iVrWKzXpIdQ
Roobdoon iyo Xadradda Xerta [Sheeko Gaaban] Tuulada Jawaarey, u dhexeeysa degmooyinka Baardheere iyo Saakow, ayaan muddo laba iyo toban…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Goor Dhow Madaxtooyada Soomaaliya ka furay Shir u dhexeeya Dowladda Dhexe iyo Dawladaha xubnaha…
Dawlada Puntland ayaa amaro kasoo saartay urur-diimeedka Al-saadicuuna Bil-xaq. Kulan ka dhacay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa lagu…
Shiinaha ayaa ka digay dagaal ka dhex qarxa dalalka Mareykanka iyo Kuuriyada waqooyi, iyadoo xiisada udhaxeysa labada dal ay cirka…
Kullan saddex-geesood ah oo magaaladda Moscow ay ku yeesheen wasiiradda Arrimaha dibada ee Ruushka, Iiran iyo Siiriya ayaa mar kale…
Waa Calako Waa calako meel yuurartiyo, cunug aan weynaane Waa ciiryaamo roob da’ahayoo, ciiro iyo qiiqe Waa baradho ceeriin…
Oday iyo Wiilashiisa Aabbe wiilashii uu dhalay oo qoyskiisa ka mid ahaa ayaa si joogta ah dhexdooda u cilaaqtami jirey.…
Xigmad 1. Naf iyo jaarkaaga xurmee! 2. Ehel iyo sokeeyaba xaqdhawr! 3. Xaas iyo ubadba xannaanee! 4. Dal iyo…
Murtida Maanta [Thought of the Day] Qofka waxgaradka ihi go’aammadiisa ayuu qaataa, aqoondarranese ra’yiga guud ee dadweynaha ayuu raacaa.…
Waxaa la filayaa sida qorshaysan in maalinka beri ah uu furmo shirka Madaxda Somalida . Shirkan waxaa iskugu imaandoona…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 April 2017 kulan kula yeeshay xafiis kiisa uu ku…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 April 2017 kulan kula yeeshay magaalda muqdisho gaar ahaan…
Sidaan la socono maalinta Axada waxaa waddamada Reer galbeedka ka dhacaya waxa ay u garanayaan Easter Day, midaasi oo ay…
Ammaanka dalka Kenya ayaa la adkeeyay inta lagu gudo jiro munaasabadaha Easterka iyadoo booliskana ay ka codsanayaan dadka inay taxadaraan…
Mudanayaasha Baarlamaanka Fadaraalka ah ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa doortay qaar ka…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed islaam oo soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowlada ingiriiska u…
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud oo ay hadda Maamulaan Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusunna ayaa…
Qaar ka mid ah Jaamacadaha magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay shaqada ka fariisiiyeen shaqaale ka tirsanaa jaamacadahaas oo shaaciyey inay…
Militariga dalka Mareykanka ayaa bamkii ugu weynaa oo aan nukliyer ahayn, markii ugu horeysay ku dhuftay gobolka Nangarhar ee bariga…
Dowladda Maraykanka ayaa ciidan u dirtay Soomaaliya si ay gacan uga gaystaan tababaridda ciidamada dagaalka kula jira kooxda Al-Shabaab. Waa…
Bamkan oo loo yaqaan “Hooyada bambada” GBU-43/B MOAB ayaa markii ugu horeeyay la tijaabiyay sanadkii 2003 balse si rasmi ah…