Maamulka dalka Sweden ayaa xiray nin ay aaminsan yihiin inuu ka dambeeyay weerarkii gaariga loo adeegsaday ee shalay ka dhacay…
Browsing: Somalia
Maxkamada Ciidamada Puntland ayaa maanta xakun dil ah ku fuliyey shan nin oo lagu soo eedeeyey in ay ka tirsanaayeen…
Puntland ayaa ururkan waxuu ku leeyahay xaafiis qarsoon iyo xubno abaabulan oo isku xiran. Takfiir Al Saadicuun Bil-Xaq Xubnaha Ururkan…
Todobaadkan Waxay koox Macalimiin Jaamacadeed U badan iyo Maamulayaal xarumo waxbarasho oo aad looga yaqaan dalka Soomaaliya Gaar ahaan Magaalada…
Maraykanka ayaa sheegay inuu qaadi karo talaabooyin militeri oo dheeraad ah oo ka dhan ah Suuriya, ka dib gantaalihii lagu…
Gaari xamuul ah ayaa la jiirsiiyay dukaan ku yaalla bartamaha Stockholm, waxaana halkaa ku dhintay seddax qof, sida uu sheegay…
Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid (Juxa) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Cadaado.…
https://youtu.be/6ZiIAmtREjQ
Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa xalay oo ay taariikhdu tahay 6 April 2017 ka qayb galay xaflad casho sharaf ah shirkada…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/mcaIzt1sCQQ
Usbuucaan Waxay koox Macalimiin Jaamacadeed U badan iyo Maamulayaal xarumo waxbarasho oo aad looga yaqaan dalka Soomaaliya Gaar ahaan Magaalada…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Magacaabay Taliye Kuxigeenka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya waxaana uu ka dhigay C/fitaax Ibraahin Cumar…
Shirka khamiislaha ee gollaha wasiiradda dowladda Puntland oo uu shir guddoominayay madaxweyne K/xigeenka Puntland C/xakiim Xaaji Cumar Camey ayaa…
Maraykanka ayaa sheegay in uu weerar loo adeegsaday gantaalaha ‘Cruise’ loo yaqaanno ku qaaday bartilmaameedyo ay leedahay xukuumadda Suuriya. Saraakiil…
https://youtu.be/ZASLS0WsG-I
https://youtu.be/BCqLgaPFo68
https://youtu.be/ZASLS0WsG-I
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/Z76TZXGDlQ4
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa digreeto ka soo baxday xafiiskiisa lagu magacaabay taliyeyaal iyo Guddoomiyaha gobolka Benaadir. Taliyaha Nabadsugida…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa digreeto ka soo baxday xafiiskiisa lagu magacaabay taliyeyaal iyo Guddoomiyaha gobolka Benaadir. …
Madaxweynaha Jamhuriyadda Fadaraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa iclamaiyay dagaal ka dhan ah kooxaha nabad diidka ah,…
Muqdisho, Apriil 6.2017——Kulan aan caadi aheyn oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee uu shir guddoominayay…
Dawladda Puntland ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 6 April 2017 la saxiitay heshiis taariikhiya shirkada DPWORLD ee wadanka Isutaga…
Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya ayaa waxa ay kala wareegeen Maleeshiyaadka kooxda Alshabaab ilaa Afar Tuulo oo hoos tagto Degmada Janaale…
Wasiirka Amniga Fadaraalka Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo xilka la wareegay maalmo ka hor,ayaa la yimid dar dar cusub iyo…
Dowladaha Britain, France iyo Mareykanka ayaa si xoog leh u cambaareeyey Dowlada Ruushka inti lagu guda jiray kulan deg deg…
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa cambaareeyay dadka shacabka ah ee lagu laayay waqooyiga Suuriya kuwaas oo ay u muuqato…
Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta si rasmi ah ugala wareegay xilka…
Maxaa kala socotaa dalabkii Cali Khaliif hor dhigay Somaliland” Wararka lagu kasloonaan karo ee laga helayo wada xaajoodkii…
Kulankii Xildhibaanada Baarlamaanka maanta ay ku yeesheen xarunta Golaha shacabka ayaa looga hadlay ajandayaal dhowr ah, iyadoo laga akhriyay Mooshin…
DALKII LA WAAYAY (qaybtii 1aad) (Yoguslavia 1171 – 2006) Taariikh taxane ah. (Qabaa’ilka iSlaviska, Dagaalkii koowaad ee Aduunka) Magaca Yoguslavia…
Midowga Yurub ayaa sheegay inay soo ururiyeen lacag dhan 80 milyan oo Euro oo loogu talo-galay gargaarka bani’aadanimo ee abaaraha…
Wararka ka imanaya gobolka Hiraan ayaa sheegaya in koox hubeysan ay maanta ka afduubtay meel qiyaastii 10 KM u jirta…
Ugu yaraan 6 qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay qarax gaari oo barqonimadii maanta lala beegsaday maqaayad ku taalla…
Wasiirka Amniga, gudoomiyaha gobolka,Gudoomiyaha degmada Garowe iyo taliyayaasha laamaha nabadgalyada Puntland ayaa laga soo saaray dhowr qodob oo lagu xaqiijinayo…
Maxkamadda gobolka Nugaal ee Puntland ayaa go’aamisay in Universal TV uu dib uga howlgeli karo Puntland , waxaa jira ganaax…
Wararka naga soo gaaraya degmada Shangaani ee ayaa ku waramaya in qarax xooggan uu daqiiqad ka hor ka dhacay meel…
Guddi xildhibaanada madowga ah ee Mareykanka ee ku jira golaha Sanetka Mareykanka ugu qaabilsan Afrika ayaa ku baaqay in si…
Dawladda Ruushka ayaa sheegtay in weerarkii ‘kiimikada’ loo adeegsaday ee dilay dadka badan ee shacabka ah kuwo kale oo badanna…
Muqdisho, 05 April 2017 – Shalay oo ay taariikhdu aheyd 4ta April 2017 waxaa dhacday in labo diyaaradood oo u…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/l6xKCzLTArs
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/7gu402p3tXE
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/br1ctn3rJDs
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/tPbrz4F0OzQ
Wasiirka Amniga, gudoomiyaha gobolka,Gudoomiyaha degmada Garowe iyo taliyayaasha laamaha nabadgalyada Puntland ayaa laga soo saaray dhowr qodob oo lagu xaqiijinayo…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay dalka istaga Imaraadka Carabta, halkaasi…
Howlgalkan oo loogu magacday Weerarkii ugu dambeeyay ee Boko Haram, ayaa isbuucan ka bilaawday dhulka Keyanta ah ee looyaqaano (Sambisa…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa dib boorka uga jafay xiriir sanado nuxuuska ahaa oo uu Mareykanku la lahaa wadanka ugu…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 04 April 2017 safar…
Rooboow rigloow, kaalay! Raxmaddii Alloow, kaalay! Kaan wada rabnoow, kaalay! Riyo darariyoow, kaalay! Ramaas laacayoow, kaalay! Rays iyo naqloow, kaalay!…
Webiga Shabeelle ayaa si wanaagsan u biya keenay ,iyadoo dadku ay bilaabeen in ay si wanaagsan uga faaideystaan biyaha uu…
Dowlada Maraykanka ayaa kala laabatay lacagihii deeqaha ahaa ee ay siin jirtay laanta dadwaynaha ee Qaramada Midoabay islamarkana taageerada siin…
Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa la sheegay in Afar Qof oo Samafaleyaal ah islamarkaana la shaqeynayay Hay’adda Caafimaadka Adduunka Ee WHO ay…
C/maalik Muuse Coldoon ayaa lagu wadaa in maanta oo Talaado ah la soo taago Maxkamad ku taal magaalada Hargeysa ee…
Wararka ka imanaya Soomaaliya ayaa sheegaya in dooni kuwa ganacsiga ah lagu afduubay xeebaha Soomaaliya, loona malaynayo in dadka afduubay…
Xukuumada Ruushka ayaa shaca ka qaaday in 51 qof lagu daweeyay isbataalada. Ka dib qarax ka dhacay goob laga raaco…
Kulan Maanta Urur Xisbiyeed lagu Abaabulayey ayaa Maanta lagu Qabtay Magaalada Qardho oo lagu kulan siiyey Maamulka Gobolka Karkaar ,Kan…
Xubnaha golaha shacabka jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sadexda bilood ee soo socota, kadib markii wasiirka cusub…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe, ayaa maanta furay kalafadhigii sadexaad ee Baarlamaanka Maamulka Jubaland. Madaxweynaha oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka…
Wasiirka wasaaradda Cadaaladda Somaliland Axmed Faarax Cadare ayaa sheegay in toddoba maxbuus oo budhcad badeed ah oo dhamaystay mudaddii xukunkoodda…