Milateriga Israa’iil,ayaa sheegay in mid ka mid ah Taangiyadooda dagaalka uu si lama filaan ah u duqeeyay Saldhig Masar ay…
Browsing: Somalia
Meesha wax ka dhaceen,waa Kaam Qaxooti oo Magaalada udhow oo ay degan yihiin Bulshada Jareerweyne. Wiilka la dilay,waxuu kasoo jeedaa…
Warbaahinta Dowladda Siiriya,ayaa warisay in ciidamada Israa’iil ay diyaaradohoodu duqeeyeen garoomada caalamiga ah ee ku yaalla caasimadda Dimishiq iyo magaalada…
Duqeymihii Xalay ee Marinka Qasa,waxaa ku naf waayay ugu yaraan 80-Qof,iyadoo lagu burburiyay 30-Guri, sida ay warisay AFP. In ka…
Ciidamada Israa’iil weli waxay si joogta ah ugaraacayaan Magaalada Qasa Todobaadkii Labaad. Maanta,waxay dileen Ciidamada Israa’iil 12-Falastiiniyiin ah,waxayna tirada guud…
Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey oo ka hadlay fadhiga Golaha amaanka,ayaa sheegtay in loo baahan yahay Puntland iyo Dowlada…
Waa arrin muhiim u ah amniga Qaranka ee Mareykanka in Israa’iil iyo Ukraine ay ku guuleystaan dagaalladooda,sidaas waxaa sheegey Madaxweyne…
Xoghayaha arimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken,ayaa ka hadlay ka qayb qaadashadii Dowlada Qadar ee sii daynta Labadii Maxbuus ee…
Dowladda Israa’iil,ayaa Muwaadiniinteeda ku sugan Masar iyo Urdun u sheegtay in ay sida ugu dhakhsaha badan uga baxaan. Bayaan ka…
Warka kasoo baxay Qaramada Midoobey ee ku aadan Qabyo tirka Dastuurka Kmg ah ee Fadaraalka,waxuu dharbaaxo ku yahay qorshaha MW…
Wax cusub kuma jiraan warka kasoo baxay Dowlada Qaran ee Fadaraaliga ah ee ku saabsan SSC. Sadex Qodob,ayaa looga gol…
Warka uu akhriyay Wasiirka Arimaha Gudaha Fadaraalka,waxa uu waafaqsan yahay warkii ay horay ujeedisay Dowlada Puntland,kaasoo ahaa… “Dowlada Fadaraalku,waxay taageeraysaa…
Garoowe: 19 October 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi…
Biden,ayaa ka laabtay Israa’iil,waxa uuna kulan la qaatay Raysal Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu iyo Golihiisa Wasiirada iyo Qoysas intii uu…
Codayn dhacday maalinimaddii Arbacada ayuu helay 199 mudane oo ka mida 433 xildhibaan ee joogay golaha, waxaana ka soo horjeestay…
Magaalada qadiimiga ah ee Qudus, waa mid ka mid ah goobaha loogu booqashada badan yahay caalamka, hase ahaatee tan iyo…
Madaxweyne Xasan,waxuu qorshaynayaa in uu ubareero baalmarka Sharciga Wadanka udegsan . Dastuurka,ayuu rabaa in uu wax ka badal aan waafaqsanayn…
Taliska Guud ee Booliska Puntland,waxaa ka maqan Miisaaniyad gaaraysa $80-kun,sida ay ii xaqiijiyeen Saraakiil sare. Halka Taliska Qaybta Bari ay…
Imaanshaha Wasiirka Gaashaandhiga Kenya ee Muqdisho,waa mid caadiya oo wada shaqayneed. Kenya,waxaa ka jooga Somaliya Laba Ciidan oo midna qayb…
Laftagareen lama gaadi karo oo waa digtoon yahay. Waxuu og yahay in la diyaariyay Ciidamadii la qorshaystay in lagu inqilaabo.…
Laab isa saarida Biden iyo Natanyahu xili Caalamku la murugoonayo Gantaalkii ku habsaday Isbitaalka Qasa,waxay dirtay fariin oranaysa….. “Yuhuuda qanacsanaanteeda,waa…
Madaxweynaha Maraykanka,ayaa gaaray Israa’iil,waxaana kusoo dhaweeyay Ra’isalwasaare Netanyahu. Laab isa saarida Labada hogaamiye iyo muujinta in Maraykanku si kal iyo…
Ciidamada Israa’iil,ayaa beeniyey in ay khaladka leeyihiin, iyaga oo ku dooday in Gantaal habow ah oo ay soo rideen kooxda…
Biden oo markii hore ay uqorshaysnayd in uu safar ku tago dalka Urdun si uu ula kulmo qaar ka mida…
Qarax xooggan,ayaa Xalay oo Talaado ahayd wuxuu ku dhacay Isbitaalka Qasa oo ay jiifeen Dhaawacyo iyo Bukaano Shacab oo fara…
Garoowe : 18 October 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray Xarunta cusub ee…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden,ayaa Arbacada booqan doona Israa’iil, sida uu ku warramay Xoghayaha arrimaha dibedda Antony Blinken, oo kulamo is-daba…
Kooxda is huwan Damjadiid +Daljir ee Villa Somaliya fadhida xiligan,waxay qorshaysteen intaan la gaarin 2026 Sadex Qodob oo kala ah……
Ciidanka Eretereya kasoo laabtay,waxaa lagu sheegay 3400-Askari. Kala bar,waa Ciidankii Dowladii Farmaajo udirtay Eretereya,waana kuwa loo diray Bil nasasho ah…
Itoobiya waxay Madaxweyne Deni ka codsatay in Dekeda Garacad Saami laga siiyo oo ay Wadadana dhisto. Dekeda Garacad in Saamigeeda…
Waa muhiim Shirkan Xisbiyada Sharciyaysan ee Mucaaradka Puntland ay ku qabsanayaan Garowe 17-20 Bishan. Maantoo kale,waxaa loo baahan yahay aragti…
The US envoys doubled down on equating Hamas to ISIL (ISIS) to emphasise the brutality of the October 7 attack…
“Ninka Mindida Daabkeeda haya,ayaa utura Wadanka oo damqada”Ayuu yiri MW Gaas. Isagoo hadalkiisa sii wata,ayuu yiri….”Khudbada MW waxaan ufasirtay in…
Tirada dadka lagu dilay Marinka Qasa,ayaa gaartay 2,300 oo qof sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Falastiiniyiinta. Guud ahaan, 2,329…
Wasiirka Isgaarsiinta Israa’iil ayaa maanta oo Axada sheegay in uu ka raadinayo Golaha Wasiiradda inay ansixiyaan dalab kiisa ku aadan…
Sanadkii 1903, ninkii loogu magac daray aabihii Zahyuuniyadda, Theodor Herzl, ayaa u soo jeediyay gumaystihii Ingiriiska ee Bariga Africa inay…
Xaafuun Lama maalmood ka hor,waxaa tagey wefti Imaaraatiya oo uu galbinayo Xasan Deni oo ay Walaalo laxmiya yihiin MW Siciid…
Waxaan ku amrayaa hay’adaha Dowlada in ay udiyaar garoobaan qabashada Doorasho Qof iyo Codah “Ayuu yiri MW.Deni. ‘Waxaan ugu baaqayaa…
Xalay,waxuu la kulmay Gudiga Doorashada,Baarlamaanka iyo Gudoonkiisa Madaxweyne Deni. Kulankooda,waxaa kasoo baxay,sida ay ii xaqiijiyeen Ilo hoose… 1.In lagu sii…
Golaha Amaanka Qaramada midoobay,ayaa ka had lay xaalada Laascaanood,waxuuna soo saaray go’aan cad oo lagula xisaabtamayo dhibtii dhacday shaqsiyaadkii ka…
Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka Antony Blinken,ayaa booqday Israa’iil wuxuuna la qabtay Shir jaraa’id ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu. Netanyahu,ayaa umahadceliyay…
In ka badan 300,000 oo Askari oo Israa’iili ah,ayaa heegan ku ah Xadka ay la wadaagaan Qasa. Maraykanku waxa uu…
Mudanayaasha Xisbiga Jamhuuriga ee dalkan Maraykanka ayaa u doortay xildhibaan Steve Scalise inuu noqdo musharaxa xisbiga Jamhuuriga ee u tartamaya…
Firdhiye oo sheeganaya hogaamiyaha Khaatumo,waxuu ka degi doonaa Hargaysa,isagoo heshiis buuxa la galay ugu danbayn. Heshiiskaas,waxaa qandaraaskiisa qaatay Geelle iyo…
Doorashada Xildhibaanada iyo Madaxweynaha Puntland wax saamayn ah kuma leh hadalka Firdhiye. Deni fursad uu kaga hoos baxo Doorashada laga…
Firdhiye,waxuu sheegay in 17-ka Xildhibaan ee Puntland ku matala Gobolka Sool aysan qayb ka noqonayn Doorashada soo socota. Hadalkan inta…
Sida ay ii xaqiijiyeen warar aan ka helay Xalane,waxaa hor istaagay codsigii Firdhiye ee ahaa in uu la kulmo Wakiilada…
Dowlada Imaaraadku waxay ka hor timid qorshe Madaxweyne Deni watay oo ahaa in hal Urur oo ka mid ah Ciidamada…
Shirweynaha Mucaaradka Puntland,ayaa Saakay Garowe si rasmi ah uga furmay. Halka Shirku ka furmay,waa mid ka mid ah Beeraha Dalxiiska…
Go’aammada kasoo baxay Gudiga Amniga ee ku aadan Musharaxiinta,waa kuwo lala soo daahay oo dhacay laguna tilmaami karo ..”Sanbuuse laga…
Golaha Wasiirada Israa’iil,ayaa si rasmi ah ugu codeeyey go’aanka ku dhawaaqista dagaal ka dhan ah Xamaas. Israa’iil,ayaa ka jawaab celinaysa…
Madaxweyne Deni Maalinka Berri foog ah,waxay Adis ku kulmayaan Ra’isalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed,sida ay xaqiijinayaan Ilo lagu kalsoonaan karo. Kulankaas…
Dhimashada Guud ee ka dhalatay weerarrada kooxda Xamaas ee Israa’iil,ayaa kor u dhaafaya 600-Qof,waxaana in ka badan 250-Mayd laga soo…
Safarka Deg-dega ah ee uu ku tagey Eretareya maahan mid horay loosii qorsheeyay,waana mid ku saabsan sidii uu uuga hortagi…
Ismaaciil Xaaji Warsame,ayaa baneeyay xilkii Madaxweyne Deni umagacaabay kal hore ee uu qaybta kaga ahaa Gudiga Puntland uqaabilsan wada xaajoodka…
Dhamaan Hoteladii Garowe Deni,ayaa xirtay,si gaar ah Marti-soor oo ay ahayd in lagu qabto Shirka Mucaaradka oo ballansanaa,waa ka baxeen…
10-ka Bisha ayay rabaan Gudiga Doorashadu in ay shaaciyaan khariirada Doorasho ee ay diyaariyeen. Xogo hordhac ah oo laga helayo,waxay…
Maraykanka iyo Midowga Yurub,ayaa si cad ugarab istaagay Israa’iil,waxay sheegeen in ay xaq uleedahay difaacida muwaadiniinteeda. Xamaas ayay ku yilmaameen…
Quus iyo niyad jab,ayuu Muqdisho kula laabtay. Laba maalmood kadib safar nasiino iyo caafimaad ah,ayuu ugu baxayaa Wadamada Imaaraatka iyo…
Diyaaradaha dagaalka Israa’iil,ayaa burburiyay dhisme 11-Dabakh ah oo ku yaala Bartamaha Magaalada Qasa. Daartan,ayaa ka koobnayd 100-Guri,waxayna ahayd mida Labaad…