Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Doorashada Puntland waa in ay ku qabsoontaa xilligeeda
    Somalia

    Faallo:-Doorashada Puntland waa in ay ku qabsoontaa xilligeeda

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 24, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Muhiimadu waa in Doorashada Baarlamaanka iyo Madaxtooyadu noo qabsoontaa si loo helo Madax Sharciyad haysata oo buuxisa doorka Puntland ee Dowlad dhiska Somaliya.

    Puntland waa Maamul Dhul iyo Dadba saamayn weyn leh oo iskaga filan dhinacyada…

    1.Maqaamka
    2.Dhaqaalaha
    3.Amaanka

    Sidoo kale PL waa Maamul leh Laba Dekadood, iyo Sadex Garoon Diyaaaradeed,isla markaana qayb weyn oo muuqata ku leh dhaqaalaha Wadanka.

    Si kale hadii loo yiraahdo Beesha MJ oo aan lahayn Maamul ahna kaligeed,ayaa ubabac dhigi jirtay loolanka Siyaasadeed iyo la goos goosiga hogaamiye walba oo yimaada Somaliya.

    Hogaamiye aan cuqdad qabin oo raba Dowladnimo miisaanka reer PL waa umuuqdaa.

    Sool in ay ka baxdo Puntland wax saamayn ah oo ay ku yeelanayso majirto,balse waxa kaliya ee la qiimaynayo waa….

    1.Siyaasada Juquraafiga ee Geeska.
    2.Mustaqbalka danbe ee Sool.

    Hadii PL sheegashadeeda Sool ay ka tanĂ asusho,waxaa fursad helaysa SL oo reer Sool marna ma noqon doonaan Maamul la aqoonsan yahay ee waxay ku danbayn doonaan Shacab caraysan oo SL ka mid ah.

    Qiirada iyo Caadifada aan loo meel dayin kadib SL waxay soo fariisan doontaa Tukaraq,iyadoo iska soo hormarinaysa reer Sool.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    November 4, 2026

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    November 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.