Safiirka cusub ee Soomaaliya loo soo magacaabay ayaa lagu magacaabaa Jamaaludiin Mustafa Cumar oo horay u ahaa Safiir kuxigeenka Soomaaliya.…
Browsing: Somalia
Ciidamada Mariinisika Mareykanka ayaa lagu daadgureeyey waqooyiga dalka Syria, si ay gacan uga gaystaan dagaalka la doonayo in magaalada Raqqa…
Koox ganacsato ah oo mataleysa cisbitaallada ayaa muujisay cabsida ku saabsan qorsha caafimaadka ee Jamhuuriga ay wadaan. Kooxda waxay sheegtay…
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Safiirka Jermalka u qaabilsan dalalka Soomaaliya iyo Kenya Ambassador Jutta Frasch, ayaa ka…
Munaasabadaan oo intii ay socatay ay qudbado kala duwan oo dhanka nabadaa kasoo jeediyeen qaar ka mida ka qeyb galayaashii…
Sida lagu soo qoray boga Twitter-ka ee Safaarada Turkiga ay ku leedahay muqdisho ,ayaa waxaa lagu sheegay in Dawlada Turkiga…
Munaasibadda 8-da Maarso oo ay Haweenka adduunka si weyn u xusayaan maanta ayaa waxaa Hambalyo ku aadan Maalintan u dirtay…
Ugu yaraan 30 qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen, balse waxaa suuragal ah tirada dhimashada ay intaa ka…
Shirkadda caanka ku ah soo saarista dharka iyo kabaha ciyaaraha ee NIKE ayaa soo bandhigtay qorshe ay ku howlanayd sanado…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka, sanadkan 2017-ka, ay Guddoonka…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/XAKFHO_MQIg
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/z5PAi27iNLE
Shabakadda Wikileaks ayaa baahisay macluumaad ku saabsan waxa ay ku sheegtay farsamooyin badan oo hay’adda sirdoonka Maraykanka ee CIA-du u…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/GWV7ER0X8gU
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/6i8jXeFrWOE
Taliyaha Ciidanka Milatariga Soomaaliya Maxamed Aadan Axmed Buud, oo Warbaahinta kula hadlay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, ayaa sheegay in ciidamadda Milatariga…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa cambaareeyay xayiraadda Donald Trump uu saaray lix dal oo Muslimiin ah. Madaxweyne Farmaajo ayaa…
Munaasabad kadhacday xarunta hay’ada ee Garoowe ayna ka qaybgaleen mas’uuliyiin kala duwan ayaa waxaa xilka kula kala wareegey labada mas’uul…
Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada culus ee Puntland Col. Cabdiftaax Xaaji Aadan Ayaa Ku Dhawaaqay Go’aanka Maxkamadda, Waxaanna…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/IBzPuNjPGUA
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/FuBb5KiR8iI Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/blctOMCR1BI
Waxaa magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho soo gaaray Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mr. Antonio Guterres, kaasi oo si diiran…
Waxaa maalmahan laysla dhexmarayaa warar hoose oo sheegaya in 11-ka bishan lagu dhawaaqayo Golaha Wasiirada Dawlada fadaraalka ee cusub. …
Dawladda Maraykanka ayaa ka fikiraysa in ay kala gayso carruurta iyo waalidkood haddii la qabto iyaga oo si sharci darro…
Xiriirka Kubada Cagta Puntland Puntland FootBall Federation Tell:+2520907728825/2520907790256/2520907770141 Email: pufofed@gmail.com /pufofed@yahoo.com Website: www.punsoccer.com: post DHL Garawe Date 04…
War ka soo baxay Aqalka Cad ayaa lagu sheegay in madaxweyne Trump uu saxiixay amar cusub oo lagu mamnuucay Muslimiinta…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ( Madaale) ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii Waaxda Dab-damiska dowlada hoose…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan Qado Sharafeed ah la qaatay Maamulka Guddoomiyaha…
Saraakiil ka socota hawlgalka la dagaalanka Burcadbadeeda Soomaaliya ayaa imaanaya maalmaha soo socda Puntland, kuwaas oo kulan la qaadan doona…
Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey, oo warbaahinta kula hadlay aqalka madaxtooyada dowladda Puntland ee Garoowe ayaa ka warbixiyey safarkiisii Muqdisho iyo shirar looga…
Guddoomiyihii hore ee Bangiga Dhexe ee Somalia, Yusur Aadan Abraar ayaa soo gaartay magaalladda Muqdisho, kadib, markii ay Madaxda Dowladda…
Gudiga dib u dhiska isbitaalka Gaalkacyo ayaa ku dhawaaqay shirkada ku guulaysatay dhismaha Isbitaalka Gaalkacyo. Shirkada Dhoof ee Dhismaha ayaa…
Madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sh,Aadan oo maalmahan safar caafimaad ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada…
Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta ansixiyay mudo kordhin loo sameeyay Dawlada iyo Golayaasha Somaliland. Xukuumada Somaliland oo xilku uga keaa…
Agaasimaha guud ee FBI-da James Comey aayaa beeniyay sheegashada Trump ee ka dhanka madaxweynihii hore Barack Obama. Wuxuu Obama ku…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/j4UNLA_QMXQ
Dalka Kuuriyada Waqooyi ayaa maanta markale tijaabiyay gantaal aan noociisa la aqoon, kaa oo ku dhacay badda dalka Japan sida…
Cabdiweli Gaas ayaa wareysigan uga hadlaya arrimaha Puntland, gaar ahaa amniga, dhaqaalaha, canshuuraha, kaluumaysiga xeebaha Puntland iyo waliba xiriirka Puntland…
Soomaalidu waa dad aad u dhiifoon oo badi waxa ay diidaan aan lagu khasbi karin, ayna adag tahay waxay mar…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhawaan u safri doona Dalalka dariska ah ee Itoobiya iyo Kenya. Madaxweyne Farmaajo ayaa kaga qaybgali doona…
Dowlada Imaaraatka Carabta ayaa ka carootay go’aanka ay Dowlada Federaalka Soomaaliya uga soo horjeesatay in saldhiga Milatari ay ka dhigato…
Madaxweynaha oo kulanka hadal ka jeediyay ayaa sheegay in warbaahinta madaxa bannaan ay kusoo shaqeeysay duruufo aad u adag, isaga…
Warbixin ay soo saartay kooxda caalamiga ah ee xasaradaha adduunka “International Crisis Group” oo ay cinwaan uga dhigtay “Qatarta ay…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/9YcVa7z_XSU
Ciidamada AMISOM ee Degan xero kutaala deegaanka Ceel Jaalle ayaa shalay u yeeray Wasiirka Gargaarka iyo Naafada Koofur Galbeed,Guddoomiye ku…
Warar Dheeraad ayaa kasoo baxaaya Tuulooyinka Hoosyimaada Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Hoose kadib Duqeymo ay maanta Ciidamada AMISOM ka…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 05, March 2017 la kulmay qaybaha kala duwan ee odayaasha…
Barnaamijka loo yaqaan faaliyaha Qaranka ee Tv-ga Universal ayaa waxuu sameeyay Ruwaayad gaaban oo ay ku dacayadaynayaan Madaxweyne Gaas…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyey Madaxweynihi uu xilka kala wareegay Barack Obama in uu dhegaysan jirey Telefoonadiisa, markii…
Degmada Kalabayr ee Gobolka Sool ayaa waxaa ka dhacay dagaal xoog leh oo dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo shacabka Degmadaas. Dagaalka…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/lqjZ5lXkgmQ
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha,…
Magaalada Copenhagen ee Caasimada Dalka Danmark, waxaa lagu dhex wataa tiro baaskiilo(bushkuleetiyo) ah oo ka badan baabuurta magaalada. Kaamaradaha wax…
Qoraalkan oo aan ugu magac daray RAAD-RAAC waa milicsi taariikheed oo aan filayo inuu dib u cusbooneysiinayo sooyaal iyo dhacdooyin…
Waxaa soo baxaya in uu jiro Jah-wareer ka jira Qaabka madaxda Dawlada Faderaalka ee cusub u wada shaqeyn karto Dhibka…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa soo bandhigay siyaasadiisa ku wajahan Soomaaliya,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/R5kZnVp8_vk
Madaxweynaha maamul-ka gobollada dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in maamulkiisa uu ka taliyo gobollada Mudug, Galgaduug iyo…
Waa waayada ka mid ah ayaa oday iyo ooridiisa goob miyi oo buur dhakadeed ah oo durdur weyn uu hoos…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku biiray Xildhibaannada Golaha shacabka kaddib markii loo dhaariyay xilkaas. Xasan…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray degreeto xeer Madaxweyne Lr.22 ee march…