Dab qabsaday dhismo shan dabaq ah oo ku yaalla bartamaha magaalada Johannesburg ayaa Khamiistan dilay in ka badan 70 qof…
Browsing: Somalia
Booliska gobalka Nugaal ayaa gacanta ku dhigay xashiish fara-badan iyo dadkii watay, kuwaas oo ku hayay mid kamid ah xaafaddaha…
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Puntland Ahmed E. Osman Karaash ayaa u socdaalay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug, halkaas…
Afar qarax ayaa saacad gudaheed ruxay magaalooyin ku yaalla dalka Sweden, sida ay booliska sheegeen, ayada oo dalka uu la…
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Ahna Kusimaha Madaxweynaha Hajji Ahmed E. Osman Karaash ayaa hoyga uu ka degen yahay…
Dalalka Greece iyo Turkey ee uu xifaaltanka taariikhiga ah ka dhexeeyo ayaa kor u qaadaya dadaallada lagu hagaajinayo xiriirka kadib…
Badhan, August 30, 2023: Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta…
Taliyihii Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Soomaaliya ee NISA ee degmada Doolow ee gobalka Gedo ayaa talaadadii lagu dilay degmadaas, kaddib…
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xalay ku hoyday xarunta gobalka Sool ee Laascaanood, kaddib…
War kasoo baxay Taliska ciidamada PSF Puntland, ayaa lagu sheegay in Nuur Cabdullaahi Maalinguur oo ah wakiilkii argagixisada Al-Shabaab u…
Ku-simaha Madaxweynaha Puntland ahna Madadaxweyne kuxigeenka, Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo maanta tagay xuduudka gobalka Sool uu la wadaago maamulka…
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in danjiraha dalkiisa u fadhiya Niger, aanu dalkaas ka bixi doonin. Tallaabadan ayaa ku…
Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa maanta kala saxiixday heshiis horumarineed oo ku kacaya $92.6 milyan, kaasi oo Mareykanka uu ku caawinayo…
Madaxweyne kuxigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa booqday magaalada Laascaanood iyo furimaha hore ee ay ku sugan yihiin ciidamada…
10 kamid ah maxaabiista Soomaalida ahaa ee la xirnaa Madaxweynihii hore ee deegaanka Soomaalida Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar (Cabdi Iley))…
Madaxweynaha DFS ee fadhigeedu yahay Muqdisho, Xasan Shiikh Maxamuud oo todobaadyadii u dambeeyay ku sugnaa caasimadda maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb…
Hoggaamiyaha dowladda Libya ayaa Axaddii sheegay inuu shaqo ka-joojin ku sameeyey wasiirkiisa arrimaha dibedda kadib markii dhiggeeda Israel uu ku…
Dabaaldega guushii xoreynta gobalka Sool iyo jabkii ciidamada maamulka Somaliland ee dagaalkii jimcihii oo weli ka socota magaalada Laascaanood. Shacabka…
Puntland-ta kale,waajibkoodii,waa guteen oo hawlgalkii Sool,waa kasoo dhalaaleen. Beesha Sool Dhul iyo Dadba waa Xor,iyagayna Gacantoodu ku jirtaa Aayaha masiirkooda.…
Shirkii Dhuusamareeb,wax macno ah ma yeelan,waxuuna kusoo idlaaday saamayn la’aan. Sidoo kale waxii uu ugu magacdaray dagaalka argagixisada Wajigiisa 1-Aad,waxuu…
Garowe, August 28, 2023: Wargalin shaacinta Jadwalka Fariisinta Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka Puntland. Maanta oo taatiikhdu tahay 28/08/2023, waxaa shir wadatashi…
Madaxweyne kuxigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan booqasho ku tagaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool, kaddib markii…
Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Marines-ka Mareykanka ayaa Axadda maanta ah ku burburtay jasiirad ku taal waqooyiga Australia, halkaasi oo ay…
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ay isugu yimaadeen madaxda Koonfurta Soomaaliya kana socday caasimadda maamulka Galmudug ee Dhuusamarreeb, intii u…
Beesha Caalamka ayaa War-saxaafadeed ay soo saareen kaga hadlay jabka ciidamada maamulka Somaliland lagu gaarsiiyay dagaalkii jimcihii ka bilowday duleedka…
Janaraal Mahad Cambaashe, oo ahaa Taliyihii ciidamada Guutada 7aad ee maamulka Somaliland ayaa ku sugan magaalada Oog, kaddib jabkii Taliska…
Shacabka Reer Puntland ee kunool gobalka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa si weyn ugu dabaaldegay guusha ciidamada difaaca Sool ay…
Hoggaamiyaha SSC, Cabdulqaadir Axmed Aw Cali oo shir jaraa’id ku qabtay Laascaanood ayaa ka warbixiyay jabka ciidamada maamulka Somaliland loogu…
Haday jirto Dowlad Somaliyed iyo Madax Qaran oo Dhuusamareeb ufadhiya Dan Ummadeed,waxaan ka rabnaa in ay taageeraan guusha Gooja-cade ee…
Talyihii iyo Labadiisii ku xigeen ee Ciidanka Gor-gor, waa la dhaawacay. Ciidan door ah,ayay ku laysay argagixisadu Deegaanka Cawsweyne,waxayna nolol…
Diyaarad uu saarnaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo Shacab kale,ayaa kasoo degi wayday Garoonka Diyaaradaha Garowe ee Jen.Maxamed Abshir. Sadex jeer…
Dagaalkii udanbeeyay ee 93-dii Galkacyo,ayaa Taangiyadii ku harsanaa Bartamaha iyo Koonfurta Dalka Gacanta lagu dhigay. Waqooyi Taangiyadii yaalayna Gooja-cade,ayaa 2023…
Ugu yaraan 13 qof ayaa dhintay, oo ay ku jiraan toddoba caruur ahi, ka dib markii ay dad badani isku…
Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa qirtay jabkii ciidamada maamulkiisa kasoo gaaray dagaalkii shalay ka dhacay duleedka Laascaanood, kaas…
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa lagu wadaa in uu ka furmo caasimadda maamul gobaleedka Galmudug ee Dhuusamareeb, kaas oo u…
Xisaabka xirka dagaalka? 1.80-km Dhul ah,ayaa laga sifeeyay,waxayna Ciidanku Difaac ka xirteen 16-km meel ujirta Oog. 2.120-Maxbuus,ayaa laga qabtay oo…
War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in ciidamada Somaliland ee lagu jabiyay dagaalkii saaka ka dhacay gobalka Sool,…
Muuse Biixi,Ina Kaahin iyo Nuux Taani oo wada xoogaa gurmad Ciidan ah,ayaa soo aaday Oog si ay u ururiyaan habqanka…
Weerarkan,waxuu ahaa mid la qorshaynayay 6-dii Bilood ee udanbeeyay,waxaana laysku duba riday Saad iyo Ciidan door ah oo ay ugu…
Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in ciidamada difaaca gobalka Sool ay gacanta dhigeen Gen. Faysal Cali Bootaan oo…
Ciidamada difaaca Sool ayaa la wareegay qeybo badan oo kamid ah Taliska ciidamada maamulka Somaliland ee Goojacade, oo ah saldhig…
Dagaal culus ayaa weli ka soconaya duleedka magaalada Laascaanood, kaas oo u dhexeeya ciidamada maamulka Somaliland iyo ciidanka difaaca Sool.…
Dadaalkii uu ku doonayay in isaga iyo Deni lagu dhex-dhexaadiyo,waxuu Axmed ula galay Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland. Nayrobi,ayuu kula kulmay Axmed…
Axmed Fiqi si macquul ah,ayuu uhadlay kulankii Maanta,waxuuna sheegay…. 1.In uusan ahayn kulankan mid Siyaasadeed oo uusan wakiil ka ahayn…
Waxa Ummadda Soomaaliyeed la wadaagayaa gafafka, hagardaamooyinka, khaladaadka iyo qiyaanooyinka Qaran ee Md. Ahmed Guutaale (Hantidhawraha Guud) uu ku kacay…
Itoobiya ayaa loo ogalaaday ku biirista isbaheysiga BRICS, oo ah urur dhaqaale oo ay ku midoobeen dalal ay kamid yihiin…
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo…
Hantidhowrka Dawladda Federaalka Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Xamar, ayaa arbacadii sii daayay hadal dad badan ka yaabiyay, kaas oo la…
Musharaxiinta xisbiga Jamhuuriga ee u tartamaya jagada madaxweynaha ayaa habeenimadii Arbacada waxay dooddii ugu horraysay ku yeesheen gobolka Wisconson ee…
Diyaarad ka kacday magaalada Moscow una socotay St. Petersburg ayaa burbrurtay Arbacadii, waxaana ku dhintay dhammaan 10-kii qof ee saarnaa,…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dawladda Puntland ayaa shaacisay jadwalka dhismaha Dawladdaha hoose ee 30 degmo ee shacabku ay soo doorteen Xildhibaanada…
Dalka Zimbabwe waxaa maanta ka dhacaysa doorashada guud, iyadoo hal qof oo dumar ah ay ka mid tahay 11 ka…
Hadalka ka soo baxay maamulka Madaxwayne Xasan Sheikh ee ah in dekada Garacad lacagta lagu dhisay lagu biiriyay dhulal xeryo…
Hadalkan waa xumaan toos ah iyo nacayb Dowladnimada loo isticmaalayo oo reer PL ka dhan ah. Dekedii Garacad ee Shacabku…
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir ayaa ka horyimid go’aankii DFS ay ku joojisay isticmaalka Application-da 1XBET, Telegram iyo TikTok,…
Maanta oo ay aheyd 22ka bisha August, waxaa ku ekaa muddo-xileedka rasmiga ah ee Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam. Axmed…
Madaxweynaha Puntland, Said Abdullahi Deni ayaa lagu wadaa in 28ka bishan August, uu ka dego xarunta gobalka Mudug ee Gaalkacyo,…
Daryanka madaafiicda culus ayaa weli laga maqlayaa jiidaha Bari iyo galbeed ee duleedka Laascaanood, oo saaka uu dib uga bilowday…
Nayrobi,waxuu ka wadaa olale uu ku kicinayo Ganacsato iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda guud ahaan Beesha Daarood,kuwaas oo uu ku codsanayo…
Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka bilowday galbeedka magaalada, kaas oo u dhexeeya maleeshiyaad…