Ciidamada ilaalada kacaanka ee Iiraan,ayaa gacanta ku dhigay markab xamuul ah oo xiriir la leh Israa’iil kaasi oo Sabtida maanta…
Browsing: Somalia
Shariif,waxa uu ka badbaaday in uu fursadiisa Madaxweyne ee miiska usaaran ubeerdareeyo Xasan Shiikh tiisa lumiyay. Sidoo kale Shariif,wuxuu ilaaliyay…
Madaxweynihii hore Shariif Shiikh Axmed,ayaa war saxaafadeed ka soo saaray kulankii ku dhex maray isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Magalada…
Kenya iyo Itoobiya,waxay isku haysteen dhul Xuduuda ku yaal. Markii Somaliya iyo Itoobiya ay isku dhaceen kenya qaab siyaasadeed ay…
Maraykanku way la kulmeen Xasan iyo Kooxdiisa la socotay,kadib Shirkii Ruto. Kulankan ma dheerayn si hoosana looma guda gelin arimaha,waxaase…
Majiro heshiis ku saabsan arinka Badda ee dhaxeeya Itoobiya Somaliya oo la shaaciyay. Shir jaraa’id mawada qaban Raga wada kulmay…
kulanka Sh.Shariif iyo Xasan,waxaa abaabulay Ganacsato Beesha Labada Nin ay kasoo jeedaan ah. Maxuma in ay kulmaan,waxaase iswaydiin mudan… 1.Maxaa…
Tagidiisa Nayrobi,waxay iskugu jirtaa dhawr qorshe oo kala ah… 1.La kulanka Ruto oo wada dhexdhexaadinta Itoobiya iyo Somaliya ee arinka…
Maraykanku,wuxuu ku hawlan yahay isfahansiinta Xasan Shiikh iyo Siciid Deni. Todobaadka danbe,waxay ubadan tahay in Siciid Deni iyo Madax sare…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden,ayaa taageero u muujiyey Isra’il, xilli ay wajaheyso cabsi kaga imaaneysa Iran oo laga yaabo in ay…
Dowladda Ingiriiska,ayaa waxay Somaliya si buuxda uga cafisay deymihii,iyadoo la dhammaystiray hindisaha Dalalka Saboolka looga cafinayo daymaha ee HIPC. Tillabadan…
Garoowe, 10 April 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa Garoonka Kubada Cagta ee…
Garoowe: 09 April 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyas Cismaan Lugatoor,ayaa warbixin ku aadan xaalada Wadooyinka…
Weftigii Puntland ee ku sugnaa Jigjiga Caasimada DDSI,ayaa soo gabagabaynaya booqashadoodii. 100% Shaqooyinkii ay utageen Jigjiga ee ahaa dhamaystirka heshiisyadii…
Jamhuuriyada Somaliland iyo Jamhuuriyada Isutaga Imaaraadka Carabta,waxay kala saxiixdeen heshiis Tamarta ah si buuxda. Heshiiskan,waxuu wax ka tarayaa maalgashiga iyo…
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu,ayaa cadaadis kala kulmaya xukuumaddiisa isbaheysiga ah si uusan uga tagin qorshaha weerarka Rafah ee koonfurta…
Ciidul Fidriga,ayaa bilaaban doonta Arbacada, Abriil 10, Maxkamadda Sare ee Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday Isniintii. Dabaaldegga Ciidul Fidriga ayaa…
Qaraxyo & weerar toos ah oo Mareykanku uu sheegay iney ka dhici karaan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho .…
Garoowe: 08 April 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha…
Lr 06, April 08, 2024: kuna saabsan Cafis Maxaabiis ee bisha Ramadaan. Kusimaha Madaxweynaha dowladda Puntland. Markuu Arkay:- Dastuurka dowladda…
Wasiirada Xasan Shiikh magacaabay,waxay ka dhigan tahay in uu Dagaalka PL ee uu ku jiro uu sii wado. Shacabka Puntland…
Garoowe: 07 April 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Hon Ilyaas Cismaan Lugatoor oo Shir-guddomiyey Shirka Agaasimayaasha…
Wasiirada ay Magacowday Dowlada sharciyada lumisay ee Xamar,ayaa kala ah… 1. Ahmed Macalin Fiqi, wasirka arrimaha dibadda 2. Cali Yuusuf…
Garowe: 06 April 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Hon Ilyaas Cismaan Lugatoor,ayaa Shir-guddoomiyey Shirka dar-dargelinta Amniga ee…
Mawaadin ma ogtahay in Dowladda Puntland ay wado qorshe lagu dhameystiraayo wado laami ah, in ka badan 40-KM oo u…
ADIS ABABA: 5-APRIL 2024: Wasiirka cusub ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada DPL Cabdillaahi Bile Nuur oo weheliya Agaasimaha Guud…
Garoowe: 06 April 2024: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qorsheel oo ay wehelinayo Wasiir kuxigeenka wasaaradda Dr…
Duqa Magaalada Balcad Qaasim Cali Nuur,ayaa sheegay in la dilay 11 ka mid ah Al-shabaabkii kadib weerar ay soo qaaday,…
Weftiga Puntland ee ku sugnaa Adis,ayaa ugudbay Caasimada Jigjiga ee Deegaanka Somalida Itoobiya. Jigjiga,waxay kula kulmayaan Maamulka Deegaanka oo ugu…
Milatariga Israa’iil oo shaqada ka eryay saraakiil sare kadib markii shaqaale hay’adeed lagu dilay Qasa. Ciidamada difaaca Israa’iil,ayaa sheegay inay…
Khasaare kala duwan,ayaa ka dhashay dab saaka abbaarihii 7-dii Subaxnimo ka kacay suuqa bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Dabkan oo ka…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa u sheegay Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu Khamiistii in sii wadidda taageerada Mareykanka ee dagaalka…
Dawladda Puntland waxay danaheeda kala macaamilaysaa wadamada deriska ah.
“Xamar ma xiri karto xafiisyada Itoobiya Garowe,Xasanna nama xukumo amarkiisuna kama shaqeeyo meel ka baxsan Muqdisho oo ajanabi ku ilaaliyo,anaga…
Ambassador Rhoda Elmi, Somaliland’s Deputy Minister of Foreign Affairs, and Mahmud Aydid Dirir, Puntland State Information Minister, dismissed the warning…
Taageerada go’aanka Dowlada Puntland,ayay Shacabka PL iskugu soo baxeen,iyagoo sameeyay munaasabado waa weyn oo ay ka dhigeen Gobollada kala duwan…
Garoowe: 04 April 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha…
Guddiga Wasiirada Puntland,ayaa kulan kula qaatay Adis-ababa Wasaarada Gaadiidka iyo Saadka Itoobiya. Kulanka,ayaa ahaa dardargelinta xiriirka iskaashi Labada Wadan ee…
Warka sheegaya in la cayriyay Safiirka Itoobiya waa wax lagu qoslo. Waxa iswaydiinta mudan,waxay tahay markii PL ay heshiis la…
Baraha xiriirka bulshada ee kala ah WhatsApp, Facebook iyo Instagram ayaa xalay si kooban khadka uga baxay, ka dib markii…
Cunta-kariye sare Jose Andres oo ah aas-aasaha Hey’adda Gargaarka ee Worl Centeral Kitchen, ayaa Arbacadi u sheegay wakaaladda wararka ee…
Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa ansixiyay Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) inuu noqdo Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA.…
Laba Gudi oo ka kala socda Puntland iyo Itoobiya,ayaa kala saxiixday heshiis buuxa oo iskaashi.. Labada Gudi oo ka kooban…
Siyaasad ahaan Dowladda Puntland way ka miisaan iyo awood badantahay maamulada kale ee qaybta ka ah dowladda Federaalka, taasna waxaa…
Bassirou Diomaye Faye ayaa loo dhaariyay inuu noqdo madaxweynaha Senegal, si uu u noqdo hoggaamiyihii ugu da’da yaraa ee la…
TOOS Raadi CAALAMKA Iran oo wacad ku martay inay ka aargudan doonto Israel kadib dilka 7 sarkaal 1 Hal Saac…
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed,ayaa Aadan Faarax u magacaabay in uu noqdo Ra’iisal Wasaare ku xigeen ahna Madaxa Xafiiska Isku…
Banaanbax lagu taageerayo go’aankii Dawladda Puntland ay kaga soo horjeesatay wax ka beddelka Dastuurka Soomaaliya. Halkan ka daawo muuqaalka…
Warbaahinta Caalamka,ayaa si weyn uqaadaa dhigtay go’aanka Puntland ay kalsoonida kala laabatay DFS iyo Madaxdeeda,kadib markii Dastuurka kmg ah lagu…
TV-ga caanka ah ee Aljazeera,ayaa falanqayn macno leh ku sameeyay go’aanka Puntland iyo ku xadgudubka Dastuurka Fadaraalka ee Madaxweynihii sharciyada…
Fariinta warbixinta BC,ayaa ukala qaybsan Labo qaybood oo kala ah… 1.Xuquuqda Aadanaha 2. firiin toos ugu socota Xassan Shiikh iyo…
Kulankii Puntland iyo Qaramada Midoobey kadib,waxaa Shir jaraa’id wada qabtay MW Deni iyo Wakiilka QM. Madam SRSG,waxay aqoonsatay: 1. Barnaamujka…
https://twitter.com/jibril_qoobey/status/1774411984227738068?t=4qTxZgAA71DB9Nwz-uYB7g&s=19 Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/jibril_qoobey/status/1774410642260217969?t=63MK2anI8_BGbF49cNCp0A&s=19
Garoowe : 31 March 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka…
Dhamaan Wakiiladii Beesha Caalamka,waxay ka dagayaan Puntland Maalinka Beri foog ah,waxaana hogaaminaysa Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey. Weftigaas,waxaa ka…
Go’aanka Dowladda Puntland oo caawa kasoo baxay Shir Gole Wasiir oo aan caadi aheyn,kaasi oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland…
Dastuurka in Xasan ku falaado,waxay utahay fursad weyn reer Puntland,waana sababaynayaa…. 1.Fadaraalkan ay ku waayeen xaqooda,ayay dib uga Xisaabtamayaan. 2.Caasimadnimada…
Cumar Cabdirashiid,Xasan Cali Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Wadajir uga hor yimid xadgudubka Dastuurka uu ku sameeyay Xasan Shiikh. …
30-Sano burburkii Qaran kadib saakay ayay hadana lumisay heshiiskii Dowladnimo. Xasan Maanta laga bilaabo ma’ahan Madaxweyne Qaran oo Dastuurkii uu…
Muqdisho, Maarso 30, 2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay…