Heshiiska Dekeda lagu kala saxiixanayo,waxay ubadan tahay in uu qabsoomo Todobaadka soo socda. Laba Xubnood oo Gudiga Maamulka Shirkada Wadaagsin…
Browsing: Somalia
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, Antony Blinken, ayaa sheegay sheegay in uu ku rajo weyn yahay Xamaas in ay aqbasho…
Ku dhawaad 21-Qof oo rakaab ah,ayaa laga cabsi qabaa in ay dhinteen kadib markii doonidii ay la socdeen ay ku…
Waxaa jiray kulamo dhexmaray Dowlada Puntland iyo Maraykanka,kuwaasoo daarnaa sida loo wada shaqaynayo marka ay timaado dhanka amaanka. Kulamadaas,waxay dhexmareen…
Garoowe: 28 April 2024 : Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, oo uu weheliyo…
Pentagon-ka Maraykanka,ayaa sheegay in ay la dhakhsan doonaan Gantaalada difaaca hawada ee Patriot iyo Rasaasta Madaafiicda ee ay geyn doonaan…
Markab nooca Saliida qaada ah,ayaa waxyeelo kasoo gaartay gantaal lagu weeraray xeebaha dalka Yemen duqeyntii ugu dambeysay oo ay fuliyaan…
Buruburka faraha badan ee uu ka tagay dagaalka Qasa, oo ay ku jiraan walxo aan qarxin,ayaa qaadan kara afar iyo…
Haatan,waxay qaylo kasoo yeertay Ciidamadii iyo Saadkoodii waliba kuwii ugu muhiimsanaa ee Maraykanku Gacanta ku hayay. Waa qaylo khatarteeda leh…
Imaaraadku,waxay ku dadaalayaan in ay Gacanta ku qabtaan Dekeda Garacad oo dhawaan kusoo biirtay Dekedaha muhiimka ah ee Geeska. Ujeedka…
Qoraalka ka soo baxay Xafiiska XSM,ayaa ka turjumaya: 1. Culeys uga yimid Beesha Caalmka oo dalbaya wada hadal iyo heshiis…
Dekeda Garacad,waxay ku dhowdahay in Imaaraadku ku yeesho Saami weyn oo noqon kara 51%. Balse Gudiga Gacanta ku haya Dekeda…
Gudoomiyaha Gobolka shaqada ugu badan ee utaala waa kala celinta Beelaha iyo ka hor tagida colaadaha,waana kasoo dhalaalay,isagoo waliba duruufo…
Puntland aqoonsigii Dowladnimo ayay kala laabatay DFS kadib markii ay laashay Dastuurkii siiinayay maqaamka Dowladnimo. DFS ilaa inta ay Dastuurka…
Waxaa jiray nidaam ay PL qayb ka ahayd Saxiixiiisa oo lagu magacaabo (Country System) kaasoo guud ahaan Deeqaha Somaliya la…
Markii la i doortay 15-kii May 2022, Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee aan hoggaamiyo waxay ugu horreyntiiba mudnaan gaar ah siisay…
Xabsiyada Puntland Cadaaladooda in la dul istaago ayay mudan yihiin,si gaar ah Saldhigyada Booliska Magaalada Bosaso,waa in wax laga qabtaa.…
Garowe, April 24, 2024: Masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,…
Dowlada Turkiga Safaaradeeda Muqdisho oo ka hadashay Markabka yimid Dekeda Muqdisho iyo Xafladii ka dhacday dushiisa,ayaa sheegtay in ay ahayd…
Shan Mashruuc,ayay Imaaraadku ka fulinayaan Puntland,gaar ahaan Gobolka Mudug… 1.Wadada Garacad-Goldogob. 2.Wadada Gaalkacyo-Bacaadweyn. 3.Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo. 4.Isbitaalka weyn ee Mudug.…
Dalal badan oo Somaliya ay ka mid tahay,ayuu isku mari doonaa siday Dowlada Turkigu saxaafada la wadaagtay. Ujeedka socdaalkiisu,waa xusitaanka…
Garoowe: 22 April 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyaas Cismaan Lugatoor,ayaa Shir-guddoomiyey Shir u dhexeeyey Dowladda,…
Qatar,ayaa Maanta sheegtay in hoggaanka siyaasadeed ee Xamaas ay ku sii nagaan doonaan Doha inta joogitaankoodu uu faido u leeyahay…
Halkan ka akhriso:-
Taliyaha Sirdoonka Milatariga Isra’iil, Aharon Haliva, ayaa is casilay. Mr Haliva ayaa ah sarkaalkii ugu horeyay ee xilka ka dego…
Guddoomiyaha Ururka Warbaahinta Puntland Maxamed Daahir Caynsane,ayaa markii Sadexaad loo doortay hogaaminta MAP. Guddoomiye Ku-xigeenka,ayaa loo doortay Maxamed Deeq Cabdalla…
Waxay ku baxaysaa rabitaankeeda iyo shuruudaheeda ee lama cayrin mana samayn wax xadgudub ku ah Shaqada loo dhiibay. Waxaa lagu…
16 Mashruuc oo hada diyaar ah kuna kacaya $48-Milyan yo Sagaal kusoo jira Wadada oo qayb ka ah dhaqaalaha Baanka…
Sida la saadaalinayo oo ay tilmaamayaan xogo hordhac ah oo soo baxaya mudo xileedkiisa oo ay ka harsan tahay Hal…
Lama badalin,isla markaana lama cayrin Wakiilka Xoghayaha Guud ee Somaliya. Heshiiska ay ku joogto Somaliya,wuxuu ku ekaa Sanadkii hore December,waxaana…
Ergadii ka soo qaybgashay Shirweynaha 5-aad ee Puntland 22/04/2024, waxa ay Maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyeen Guddiga doorashada…
Taliyihii Ciidanka Militariga Kenya,Jeneral Francis Ogola oo geeriyooday Khamiistii 18-kii April, ayaa maanta lagu aasayaa hoygiisa oo ku yaala Degmada…
Xoghaya Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa lagu wadaa in todobaadkan uu u safro dalka dalka Shiinaha, xilli ay xukumadaha…
Garoowe: 21 April 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland H.E Ilyaas Cismaan Lugatoor,ayaa furay Shirweynaha 5-aad ee Golaha…
Garoowe: 20 April 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa daah-furay Shirweynaha shaqa abuurka…
Wasiirada arimaha dibada Wadamada awooda badan ee G-7;ayaa war kasoo saaray xaalka Somaliya. Qodobada ay dul istaageen,waxay kala yihiin… 1.Dib…
Si buuxda,ayuu ufashilmay Shirkii Xasan iclaamiyay,waxaana iska diiday kasoo qaybgalkiisa Madaxda DG. Waxaa xusid mudan in aan taariikh kale loo…
Maraykanka,ayaa Khamiistii codka diidmada qayaxan u isticmaalay qaraar ay soo diyaarisay Qaramada Midoobay, kaas oo jidka u xaaraya in xubinimo…
Israa’iil ayaa weerar gantaal ah waabarigii hore ee Jimacaha maanta ah ka fulisay gudaha Iran, sida ay sheegtay warbaahinta Maraykanka,…
Dhawaan,waxaa la saxiixi doona heshiis loogu ogolaan doono Kenya Dhul-badeedka u dhaxeeya Somaliya iyo Kenya in ay ka baarato Shidaal…
Puntland,waxay ka heshay Deeq bixiyayaasha 16-kii Mashruuc ee ka xayirnaa in mudo ah oo ay siyaasadaysay Dowlada Sharciyada lumisay ee…
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland.…
Nairobi: 18 April 2024: Waxaa magaalada Nairobi ku qabsoomay Shir dhexmaray Dowladda Puntland iyo Beesha Caalamka oo heer Wasiir ah,…
Hadii Wasiirka “A” la siin lahaa Nin aan ahayn Aaran-shaydaan Deni,waxay ku ahaan lahayd loolan adag,sababtoo ah saamayn,ayuu ku yeelan…
Mas’uuliyiinta iyo Shacabka Imaaraatka Carabta,ayaa Arbacada Maanta ah nadiifinaya buburka ka dhashay Roobab mahiigaan ah oo uu ku dhintay ugu…
Puntland in ay ka hadasho ka qaybgalka Shirka Xasan iclaansaday umaba baahna,sababtoo ah Sharciyadii Shir lagu wada qabsan lahaa meesha,ayuu…
Ujeedka Xasan ka leeyahay Warqadan iyo Shirka uu iclaamiyay waa Laba Qodob oo kala ah… 1.In uu Laba Sano oo…
Maraykanku,waxay ubadan tahay in ay joojiyaan la shaqaynta Nisa kala shaki weyn oo yimid kadib. Tuhunka Maraykanka,wuxuu yahay in Nisa…
Majiro kulan dhexmaray Labada Nin,waxaana weli diidan in kulankaas dhaco Deni. Dhanka Axmed waa udiyaar in uu la kulmo Deni…
Dhismaha tariikhiga ah ee Børsen oo xarun u ahaan jirey Suuqa Saamiyada Copenhagen ayaa isku dumay ka dib markii dab…
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden,ayaa Toddobaadkii hore ku dhawaaqay in uu cafin doono amaahda Waxbarasho ee lagu leeyahay ardaydii horay deymaha…
Israa’iil,ayaa u muuqata in ay go’aansatay inay qaaddo tallaabo ay kaga aargudanayso ciidamada milateriga ah ee Iran, iyo qaar ka…
Ugu yaraan go’aanka Iran qaadatay,wuxuu sababay in Gudiga Amniga Qaranka Maraykanka oo ah awooda caalamka ee dhaqaalaha iyo Milleteriga iskugu…
90% wax alaale iyo waxay soo tuurtay Iran Dhulka,ayaa la dhigay waliba,iyagoon soo gaarin Ciida Israa’iil intooda badan. Tani,waxay ahayd…
“Annaga oo kaashanayna saaxiibadayada,IDF waxa ay si buuxda ugu shaqaynaysaa si ay u difaacdo Dowladda Israa’iil iyo Dadka Israa’iil,hawlgalkan waa…
Madaxweyne Joe Biden,ayaa Qalinka ku duugay in la kordhiyo Amar Madaxweyne 13536,kaasoo xayiraad dhinacyo kala duwan leh saaraya Somaliya. Ammarkan…
Israa’iil,ayaa Sannadihii u danbeeyay,gaar ahaan Toddobaadyadii la soo dhaafay shaki xoog badan ka qabtay suurtagalnimada weerar toos ah oo uga…
Burcadbadeeda,ayaa sii daayay Markabkii MV Abdullah ka dib markii ay heleen lacag madax furasho ah oo dhan $5-Milyan. Sii daynta…
Booliiska Australia,ayaa sheegay in ay toogteen Nin weerar Toorrey loo adeegsaday ku qaaday Lix Qof oo ku sugnaa suuq weyn…
Arrimaha Murugsan ee Hadda Dalka ka Jiraha: . Dastuur uu Madaxweyne Xasan meelmarsaday oo ku astaamaysan 4 qodob oo xasaasi…