Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dowlada Puntland iyo hay’adaha maxaliga ah oo kulan wada yeeshay
    Puntland

    Dowlada Puntland iyo hay’adaha maxaliga ah oo kulan wada yeeshay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 23, 2024Updated:April 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe: 22 April 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyaas Cismaan Lugatoor,ayaa Shir-guddoomiyey Shir u dhexeeyey Dowladda, Hay’addaha Caalamiga ah iyo kuwa Maxaliga ah ee ka shaqeeya Arrimaha bini’aadantinimada.

    Kulanka,ayaa looga hadlay xoojinta wacyigelinta bulshada ee ku aadan saamaynta ka dhalan karta Roobabka Gu’ga si gaar ah reer guuraaga, qorshaha Arrimaha bini’aadantimo ee hada iyo kuwa mustaqbalka si loogu saleeyo baahiyaha bulshada iyo xoojinta wadashaqayneed ee dowladda iyo Hay’addaha ka shaqeeya Arrimaha bini’aadantinimada.

    -DHAMMAAD-

    XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXWEYNE KU XIGEENKA DOWLADDA PUNTLAND.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.