Dardargelin fiican baa ka muuqata Dowlada PL oo Deni xantii ahayd in uu fasax galayo oo Imaaraadka aadayo markuu Golaha…
Browsing: Somalia
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor , ayaa kulan…
Afmeer Gobolka Bari,waa in lasoo ceshaa hadii la rabo amniga in Gacanta lagu dhigo. Afmeer,waxay qabteen Shaqo adag oo la…
Waa loo baahnaa Gudigan Dhaqaale ee MW Deni magacaabay. Ilaha ubaahan in la hormariyo,waxaa ka mid ah… 1.Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo.…
Garoowe: 17 March 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa isagoo ka duulaya barnaamijka wax-qabadka xukuumadda ee…
Wasiirka arimaha Gudaha Dowlada Puntland Juxaa,ayaa mid si cad uqeexaya in Villa Somaliya MW fadhiyaa umuujiyay reer PL colaad hoose…
Wadamada Bariga Afrika,ayaa markan aad udanaynaya in ay helaan Kursiga Guddoomiyaha AUC,sida uu qeexay Wasiirka Arimaha Dibada Tansaaniya. Kenya,waxaa ka…
Wasiirada Arrimaha Dibadda Afrika,ayaa isugu yimid magaalada Addis Ababa ee Wadanka Itoobiya. Kalfadhigii 22-aad ee aan caadiga ahayn ee Golaha…
Markabkii MV Ruen ee lagu haystay Xeebaha Gobolka Nugaal ee Puntland,ayaa laga soo furtay Burcadii. Ciidamada Hindiya ee ka midka…
Jeneralkii xukumay Warshada Hubka ee Itoobiya oo kasoo jeeday Qowmiyada Tigreega,ayaa laga sii daayay Xabsiga mudo dheer kadib. Kinfe Dagnew,waa…
Dowladnimada Somaliya,waxay ka dhaqaaqi la’adahay midnimada la’aanta Siyaasadeed. Laga soo bilaabo Sh.Shariif ilaa Maanta,waxaa baahi loo qabaa Siyaasada oo laga…
Dagaalkii Nabadiidka,wuxuu ka dhigay mid hab Beeleed u abaabulan halkii ay ahayd hab Qaran in loo galo,waxayna noqotay natiijadii in…
Haysashadii kooxda Al-Shabaab ee Hotel u dhow madaxtooyada Somaliya ayaa lasoo afjaray Jimcaha maanta ah, kadib 13 saac, ayada oo…
Xildhibaanada dhaawacmay Magacyadooda,waxay kala yihiin… Xildhibaan Cismaan Cali oo Golaha Shacabka ka tirsan. Xildhibaan Faarax Cabdi oo Golaha Shacabka ka…
Taliyaha Ciidanka Haramcad ee Turkiga tababaray Gaashaanle Cabdixamiid Cabdullaahi Fanax,ayaa ku dhaawacmay weerarkii ay Al-shabaab ku qaadeen Hotelka SYL ee…
Madaxweynahii hore ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar,ayaa laga sii daayay Xabsi ku yaala Magaalada Addis Ababa. Cabdi Iley,ayaa ku jiray…
Warar horudhac ah,ayaa sheegaya in Laba Qarax oo is xigxiga ay ka dhaceen Hotel SYL oo ku yaalla xayndaabka Madaxtooyadda…
Warbaahinta Puntland qayb kama ahan Gudiga Xamar lagu dhisay mana matalo,sababtoo ah lagalama tashan. Sideedaba,waxaan lagu midaysnayn cidna gaar uma…
Dowladda federaalka Somaliya,ayaa dacaayad ku tilmaamtay warar sheegaya in uu hakad ku yimid mushaarka qaar ka mid ah Ciidamada Dowladda,…
Aqalka Wakiilada Mareykanka,ayaa xalay si aqlabiyad ugu codeeyay in la meel mariyo sharci horseedi kara in dalka oo dhan laga…
Dagaal,ayaa xalay ka dhacay magaalada Beeledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, kaasi oo u dhaxeeyay Ciidamo kala taabacsan Dowlad Goboleedka Hirshabelle…
Dhowr dal ayaa ku heshiiyay in ay ka dhafaan deyn ka badneyd 2 bilyan oo doolar oo lagu lahaa Soomaaliya…
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Badda iyo Dekadaha Puntland oo hadlay,ayaa sheegay in ay ka warqabaan in Markabku kusoo wajahanyahay xeebaha Puntland…
JOHANNESBURG, March 13 (Reuters) – Somalia secured the cancellation of 99% of the debt it owed to members of the…
Farmaajo ma’ahan kii mudnaa in uu dhaliilo Xasan,sababtoo ah maleh Gacmo nadiif ah oo wax nadiifin kara. Sadex arimood oo…
Ciidanka Sudan,ayaa Talaadadii ku dhawaaqay in ay la wareegeen xarunta Warbaahinta Dowladda ee Omdurman oo ay Gacanta ku hayeen kooxda…
Warqada lagu burinayo heshiiska Shidaal ee Wasiirka Batroolka Fadaraalku la galay Shirkada Liberty ee Maraykanka ah waxa ay si sax…
Garoowe: 13 March 2024: Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor , ayaa maanta ka qeybgalay Munaasabadda xilwareejinta Wasiirka…
Markabkan,waxaa Afduubtay Dhalinyaro reer Puntland ah,gaar ahaan Gobolka Mudug Degmada Jariiban ee Garacad hoos timaado. Ninka hogaaminayay Dhalinyaradan,waxaa la yiraahdaa…
“Waa dhamaystiraynaa Shaqada oo waa ka nadiifinaynaa Xamaas Raffah,sidoo kale Qasa ma noqon doonto meel khatar ku ah mar danbe…
“Itoobiya in ay ka hesho jaan Badda Cas,waxay muhiim utahay amniga iyo xasiloonida Qaran ee Itoobiya,waxayna ku baadigoobaysaa si Sharci…
Shirkada Liberty ee Maraykanka ah oo ay heshiis la gashay DFS,waxay sahmin Shidaal ku samaynaysaa Saddex Xirmo Shidaal oo dhanka…
Shirkada Shidaalka ee Liberty waa mid gaar loo leeyahay oo Mareykan ah. Xarunteedu,Waxay ku taal Gobolka Phoenix ee Maraykanka. Waxaa…
Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis kale oo cusub la gashay shirkad kale oo Mareykan ah, taas oo shidaal kasoo saari doonta…
2 March 2024: Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyas Osman Lugatoor , ayaa ka qeybgalay Munaasabadda xilwareejinta Wasiirka cusub ee…
GAROOWE- Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda…
Ciidamada kasoo baxay Deegaamada Caad,Bacaad weyn iyo Camaara ee Galmudug,waxaa ka danbeeya Mahad Salaad. Deegaamadan,waxaan ku sugnaa Ciidamo iskugu jira…
Garoowe: 11 March 2024: Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa warqad sumadeedu tahay XMWK/65/2024 ku magacaabay guddiga…
Maraykanku waxay sheegeen in shaqsiyaadka iyo shirkadaha lagu magacaabay warbixinta ay soo saareen ay ka qayb qaateen dhiqidda lacagta dollarka…
WASHINGTON — Today, the U.S. Department of the Treasury’s Office of Foreign Assets Control (OFAC) imposed sanctions on 16 entities…
Hoggaamiyihii Al-Qacida ee Yemen ayaa geeriyooday, waxaa sidaas Axaddii ku dhowaaqay kooxda, ayada oo aan bixin wax faah-faahin ah. Khalid…
Hadalka Madaxweyne Deni,wuxuu daaran yahay Sadex Qodob oo kala ah… 1.Ma sheegin qorshe Qodobaysan,isla markaana wata khariirad oo Sool looga…
https://youtube.com/shorts/gu1vejeOJtw?si=a4z-cZlGwVYG4R24
Garoowe: 11 March 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas…
Wasaaradda Cadaaladda DPL oo ay weheliyaan Culumada Puntland,ayaa sheegay in beri aysan ahayn Soon oo ay tahay 30-ka Shacbaan. Dowlada…
Garoowe: 10 March 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta goobjoog ka noqday Munaasabadda dhaarinta xubnaha Wasiir…
Dabka oo billowday aroortii hore ee saakay,ayaa ka kacay goobaha Ganacsi ee ku yaalla waddada isku xirta dhismaha shirkadda Somtel…
Ciidamada Maraykanka, Faransiiska iyo UK ayaa xalay iyo Sabtidii kusoo riday Badda Cas tobannaan diyaaradaha drones-ka ah, kadib markii Xuutiyiinta…
Talyaha Ciidanka difaaca Itoobiya Feild Marshal Birhanu Jula oo wareysi soconayey 2-Saacadood iyo dheeraad siiyey warbaahinta dalkiisa,ayaa sheegay in aysan…
Somaliya,waxay wefti udirtay Kenya,kaasoo ka koobnaa 5-Qof oo kala ahaa….. 1.Ku simaha Wasiirka Arimaha Dibada. 2.Lataliyaha Amniga Qaranka. 3.Agaasimaha Xaafiiska…
Dowlada Itoobiya,ayaa samaysay Gudi dib u heshiisiin ah oo wax ka qabta colaada daba dheeraatay ee ka taagan Deegaanada Xuduuda…
Madaxweyne Deni,wuxuu dhisay Gole Xukuumadeed oo ka kooban 57-Xubnood Xubnood. Waa la fahmi karaa tirada Golaha oo badan,waxa sababay,waana qancinta…
Xubnaha Wasiiradda: – 1. Waxaa Maxamed Cabdiwahaab Axmed loo magacaabay Wasiiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta. 2. Waxaa Ibraahin Cartan…
Talyaha Qaybta Booliska Gobolka Bari G/sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir,ayaa ka hadlay dhacdo Gabar ku saabsan oo lagu eedeeyay in Boisku…
Madaxweynaha Somaliland,Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 09/03/2024 uu soo saaray wareegtooyin Madaxweyne oo uu ku…
Heshiis Guud oo Shidaal ayay kala saxiixdeen Somaliya iyo Turkiga,ayaa iskugu jira Gaaska iyo noocyada kale ee Tamarta. Heshiiskan,ayaa ka…
Waftiga la xajoonaya Itoobiya oo ku sugan Nairobi,ayaa ka kooban Hal reer… 1- Cali Balcad 2- Xuseyn Macallin. 3- Kamaal…
Bangiga Adduunka waxa uu ku dhawaaqay Barnaamij cusub oo Shan sano ah oo lagu magacaabo “Country Partnership Framework (CPF)” oo…
Dowladda XSHM iyo siday uqorshaysan tahay? 1. Maaliyadda iyo Bankiyada (Beesha Isaaq ) 2. Betroolka- (Beesha Hawiye) 3. Arrimaha Dibadda-(Beesha…
Urur-goboleedka IGAD,ayaa qeylo dhaan ka soo saaray masiibo deegaan oo soo socota,taasoo ku soo fool leh Badda Cas iyo Gacanka…