Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»CC Warsame “5 maalin oo biyo dhaamis ah iyo 500 maro kaneeco ah ayaan ugu deeqnay Walaalaha Beledweyne”+VIDEO
    Puntland

    CC Warsame “5 maalin oo biyo dhaamis ah iyo 500 maro kaneeco ah ayaan ugu deeqnay Walaalaha Beledweyne”+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Abdirahman Abdishakur Warsame, oo Shir Jaraa’id ku qabtay Goor-dhaweyd Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Xaalada Billi’aadanimo ee ka taagan Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan.

    Abdirahman Abdishakur Warsame, ayaa ku dhawaaqay in Xisbiga Wadajir uu ugu deeqay Dadka ay Fatahaaduhu saameeyeen 5 maalin oo biyo dhaamis ah iyo 500 maro kaneeco ah, isagoona sidoo kale ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed inay gaargaar iyo gacan walaalnimo u fidiyaan shacabka Soomaaliyeed ee Beledwyne ku barakacay iyo kuwa ku go’doonsan.

    https://www.facebook.com/AAbdishakur/videos/407117799955592/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.