Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»CC Warsame “Doorasho aan anagu raali ku aheyn ka dhici mayso Muqdisho” (VIDEO)
    Somalia

    CC Warsame “Doorasho aan anagu raali ku aheyn ka dhici mayso Muqdisho” (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 16, 2020Updated:November 16, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo la hadlayay TV–ga Universal ayaa sheegay in doorasho aysan iyagu raali ka aheyn marnaba lagu qabin karin sida uu hadalka u dhiggay magaalada Muqdisho.

    Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa u muuqda markaa in uu ka hadlayo doorashada xildhibaannada Gobollada Waqooyi ee ka mid noqonaya mudanayaasha cusub ee Golaha Shacabka ee la soo dooranayo dhawaan.

    https://www.facebook.com/133856583339708/posts/3635119593213372/

    ”Qof walba oo raba in uu xildhibaan ka noqdo Baarlamaanka soo socda waxaa la marsiinayaa xarunta Nabad-sugida oo ay tallo lacag ay Dowladda Qatar ugu tala–gashay in uu xildhibaankaasi ku soo baxo, waxaan rabaa in aan u sheego dowladda in doorasho aan Annagu raali ka aheyn Muqdisho lagu qaban karin ayuu sheegay Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

    Dowlad gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland ayuu ku amaanay in aysan wali soo xulin xubnihii ugu mid noqon lahaa guddiyada doorashada isaga oo sheegay in arinkaa ay ku saxan yihiin, waxaana uu dowlad gobolleedyada kale ku eedeeyay in ay soo magacaabeen xubno la mid ah kuwa dowladda dhexe ee federaalka oo ka yimid hay’addaha Amniga gaar ahaan sida uu hadalka u dhigay taliska Nabad-sugida Qaranka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    December 24, 2025

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    December 24, 2025

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    December 24, 2025
    Latest Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Xaafiiska Siyaasada QM Ee Somaliya oo Albaabada layskugu dhufanayo

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.