Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»CC Warsame “Jidadka Muqdisho waxay marayaan heer dhagax inay dhaaftay oo Ganjeelo lagu xiro”+VIDEO
    Puntland

    CC Warsame “Jidadka Muqdisho waxay marayaan heer dhagax inay dhaaftay oo Ganjeelo lagu xiro”+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame, ayaa ka hadlay xirnaanshaha Waddooyinka Caasimadda, Maqnaanshaha Maqaamka Muqdisho iyo awooda ay dowladda u adeegsaneyso cid kasta oo rabitaankeeda kahor timaada.

    Madaxda dowladda ayuu ku dhaliilay ineysan dhab ka eheyn sugida amniga magaalada Muqdisho, isagoo sheegay in dowladda ay maciin biday in amniga Caasimadda ay xalkeeda u aragto in wadooyinka u muhiimka ahaa Albaabo lagu xirto, si ay uga gaashaamato weerarada Shabaab.

    “Magaalada waxey mareysaa heer dhagax inay dhaaftay oo ganjeel lagu xiro, war jidka ganjeelka lagu xiraayo askar waardiyeeso hala dhigo,dadka Canshuuraa laga qaadaa askartana mushaaraa la siiyaa, askarta hala dhigo ha waardiyeeyaan” ayuu yiri C/raxmaan C/shakuur oo u waramay Warbaahinta Mustaqbal.

    Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadajir C/raxmaan Cshakuur ayaa isdul taagay dhibaatada amni xumo ee u gaarka ah shacabka Muqdisho, isagoo soo jeediyay iney tahay in dhibta ku kooban Caasimada in lala wadaago, si lamid ah sida loola wadaago dhaqaalaha ay iyada soo saarato.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.