Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug
    Puntland

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 7, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Afarta Saldhig oo ka mid ah Saldhigyada Degmada Galkacyo,CID iyo Taliska Qaybta Gobolka Mudug,waxaa lagu wareejiyay Ciidamada cusub.

    1.Saldhigga Dhexe.
    2.Saldhigga Kabidda.
    3.Saldhigga Siinaay.
    4.Saldhigga Halabooqad.

    Waxay kaloo la wareegayaan Saldhigayada harsan ee Magaalada Galkacyo iyo Degmooyinka Gobolka oo kala ah….

    1.Xarfo.
    2.Jariiban.
    3.Bursaalax.
    4.Goldogob.
    5.Saaxo.
    6.Towfiiq.
    7.Miir.
    8.Gallayda.

    Guud ahaan Ciidamadii Booliska Gobolka Mudug,waxaa laga reebay Talyaha Qaybta iyo ku xigeenkiisa.

    400-Askari oo guud ahaan Gobolka joogay,ayaa la qaadayaa oo lagu xaraynayaa Dugsiga tababarka Booliska ee Xorgoble Qardho.

    Sidoo kale,waxaa Gobolka lagu soo xoojiyay Hal Urur oo Ciidamada Daraawiishta ka mid ah,kuwaasoo la xoojinaya amniga guud Ciidamada Booliska.

    Si la mid ah Gobollada kale,waxaa amniga Mudug loolan ku ah xilligan….

    1. Khilaafka Dhul Daaqsimeedka.
    2. Khilaafka Dhulka Deegaamaynta.
    3. Aanada Qabiilka.
      4.Amni xumada ka dhalata Balwadaha.

    98%,waxaa laga sifeeyay Gobolka khatartii argagixisada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.