Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada Difaaca Puntland oo gaaray Guulo kale
    Puntland

    Ciidamada Difaaca Puntland oo gaaray Guulo kale

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 25, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Si buuxda ayay Gacanta ugu dhigeen Ciidamada Difaaca Puntland Buurta God Shabeel oo ahayd halkii argagixisada ay usaarnaayeen Qoryaha waa weyn.

    Hoobiyayaal iyo Dhashiike,ayaa lagu asqaysiiyay,taasoo ku khasabtay in ay ka cararaan.

    Saldhigyada argagixisada laga sifeeyay Saacadihii ugu danbeeyay ee Maanta,waxay kala yihiin…

    1.Ina Cidoole.
    2.Damal Caga gub.
    3.God Shabeel.

    Dagaalka looga saaray Saldhigyadan argagixisada,ayaa ahaa mid culus oo socday Saacado,ayna galeen Ciidanka Bada ee Qaybta ka ah Ciidanka Difaaca Puntland.

    Argagixisada,waxaa dagaalkan looga dilay Lix,waxaana looga dhaawacay Sadex ay sii qaateen.

    Argagixisada ka dagaalamaysay Buurta God Shabeel,waxay dhamaayeen 80–Xubnood oo kala saarnaa Laba meelood oo Buurta ah.

    Argagaxisadu,waxay uga carartay Buurta Qudaar jarjaran,Shaah karsan iyo Biyo,iyadoo Ciidanku aysan taaban.

    Guutada Ciidanka Badda ah ee jihadaas haysatay,waxay Caawa ku hoydeen 5-km meel ujirta Turmasaale.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.