Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada PL oo Gacanta ku dhigay Fariisinkii Cabdiqaadir Muumin
    Puntland

    Ciidamada PL oo Gacanta ku dhigay Fariisinkii Cabdiqaadir Muumin

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 1, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa God kale iyo Talis muhiim ahaa oo argagixisadu lahayd Buq Caleed oo ay Ciidamada Difaaca Puntland Gacanta ku dhigeen.

    Taliskan,waxaa deganaa Madaxda Argagixisada iyo Xaasaskooda,waxa uuna lahaa Difaac adag.

    Buq-caleed,waxay ujirtaa Dhasaan 20-Km,waxayna usamaysatay argagixisadu Wado toos ugasha oo 19-KM ah.

    Waxaa loogu tagay Guryo,Godod Shub ah iyo Gaadiid ay gubeen argagixisadu.

    Shalay,waxay Ciidamada Difaaca Puntland heleen Godad Hub ah,waxaana laga soo saaray..

    1.40-Qori oo Aake ah.
    2.6-Qori oo Snipers ah.
    3.Beekaa emyo  dhawr ah.
    4.Dhashiise diirad leh.

    Waxaa kaloo loogu tagay halkaas Maydadka argagixisada.

    Talyaha Ciidamada Difaaca Puntland Jen.Aadan Cabdixaashi,ayaa sharaxaya Taliska Buq-caleed ee Maanta la qabtay muhiimadiisa.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/03/AQOGmZfHonGNDlk6KfgjLvJicbaA9YzOn5e4noWCcm-D7JzRQT8ncw6RmbXby7mj1_IImskSfgUfiBVnZPsDOroH.mp4

    Ciidamada Difaaca Puntland,waxay ku wajahan yihiin Godka kale muhiimka ah ee Miiraale,kaasoo firxadka argagixisada la filayo in ay isku urursatay.

    Si Guud,waxaa si habsami leh usocda baacsiga firxadka argagixisada.

    Cafiskii MW ee 7-da Cisho,ayaa isaguna weli aan dhamaan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.