Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada Puntland oo Dhulka soo dhigay Drons-kii ugu badnaa Ee Daacish
    Puntland

    Ciidamada Puntland oo Dhulka soo dhigay Drons-kii ugu badnaa Ee Daacish

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 15, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diyaaradahan aan duuliyaha laheyn waa isku daygii Ururka Argagixisada Daacish ay ku doonayeen in ay ku hakiyaan weerarka Ciidamada Difaaca Puntland.

    Dooranaskan,waa Nooca Basaaska iyo Nooca Qaraxyada.

    Dhammaan,waa laga hortagay si xeeladaysan,waxayna Ciidanku ku guulaysteen in ay dhulka soo dhigaan.

    Dhanka kale wararkii ugu dambeeyay ee Cal-miskaad,waxay sheegayaan in haraagii Ururka Argagixisada Daacish ay qaybo ka mid ah gaareen Xarumihii ugu dambeeyay ee ay ku lahaayeen Deegaannada Dhaadaar, Unuun iyo Tuurmasaale.

    Ciidamada Difaaca Puntland,ayaa wada weerar Sadax jiho ah,waxayna ku sii siqaayaan Deegaano hor leh.

    Dagaalka oo socda wax ka yar Todobaad,ayay Ciidamada Difaaca Puntland ka soo hoyeen Guulo la yaab leh.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.