Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamo cusub oo kasoo goostay Somaliland, kuna soo biiray Puntland (Sawirro)
    Puntland

    Ciidamo cusub oo kasoo goostay Somaliland, kuna soo biiray Puntland (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 13, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamadii Maamulka Somaliland ee Degmada Ceelbuh ee Gobalka Sanaag, ayaa saaka ku dhawaaqay inay kasoo baxeen Maamulka Somaliland, kuna soo biireen Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland.

    Ciidanka cusub ee kusoo biiray Daraawiish-ta Dowladda Puntland, oo ku hubeysan Gaadiid Dagaal, ayaa waxaa soo dhaweeyay Maamulka Gobalka Sanaag, Saraakiisha Ciidanka Difaaca Puntland, iyo Masuuliyiin kale.

    Ciidankan oo ahaa Guutada 93-aad ee Milateriga Maamulka Somaliland, ayaa Xeradooda ka taagay Calanka Dowladda Puntland, waxaana hoggaaminaya Gaashaanle Mustafe Siciid Toor.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.