Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidamo Soomaali iyo Mareykan ah oo weeraray Al-Shabaab
    Somalia

    Ciidamo Soomaali iyo Mareykan ah oo weeraray Al-Shabaab

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 7, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

     Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa howlgalka Mareykanka ee Africom ayaa howlgal ay ka fuliyeen gobolka Jubbada hoose waxaa ay sheegeen in ay ku dileen xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab.

    Howlgalkan oo ay qeyb ka ahaayeen diyaaradaha Mareykanka ayaa waxaa ay duqeyn la beegsadeen fariisimo ay ku sugnaayeen xoogagga Ururka Al-shabaab iyaga oo sheegay in ay gaarsiiyeen khasaare  xoog leh.

    Duqeyn sidoo kale diyaaradaha Mareykanka ay ku fuliyeen degmada Jamaame ee gobalka Jubbada Dhexe,halkaas oo saraakiisha  Ciidamada Dowladda ay sheegeen in ay dhalinyrao ku tababarayen  Al-Shabaab.

    Saraakiisha ciidamada dowladda ayaa sheegay in howlgalka oo ahaaa mid qorsheysan dhamaanba goobaha la bartilmaameedsaday ahaayeen fariisimo ay ku sugnaayeen saraakiil iyo dagaalamayaal ka tirsan Ururka Al-shabaab.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.