Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka Itoobiya oo gacanta ku dhigay gaari lagala baxsaday Somaliland
    Somalia

    Ciidanka Itoobiya oo gacanta ku dhigay gaari lagala baxsaday Somaliland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 8, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hay’adaha Ammaanka Dowladda Itoobiya oo garab ka helaya kuwa Soomaaliland ayaa gacanta ku dhigay Gaari booyad ah oo lagala baxsaday deegaannada Somaliland, isla markaana lala aaday deegaano ka tirsan Itoobiya.

    Gaariga booyada ah ayaa la sheegay in uu la baxsaday Nin kamid ah Oromada dalka Itoobiya kaas oo gacan yare u ahaa Darawalka Booyada,hayeeshee gacanta lagu soo dhigey xilli uu ku haayey deegaanka Faraweyne ee dowlad deegaanka Soomaalida.

    “waxa ilaahay mahadii ah in ay dawlada Ethiopia iyo somaliland gaar ahaan degmada faraweyne , harshin, iyo harta sheekha ay labadii cishe u dambeeyey ku hawlanaayeen sidii loo soo qaban lahaa booyad lagala soo baxsaday Somaliland aan gacamnta kusoo dhigno kuna wareejino qofkii lahaay ayuu yiri”  Guddoomiye kuxigeenka deegaanka  Faraweyne Maxamed Xasan Gudoomiye.

    Gaariga booyada ah ayaa waxaa lahaa Ganacsade kasoo jeeda deegaannada Somaliland, kaas oo lagu Magacaabo Ibraahim Muuse Barre, waxaana maalmihii la soo dhaafay uu ku howlanaa sidii uu ku heli lahaa Gaarigiisa, hayeeshee ugu dambeyn lagu guuleystay in loo keeno.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.