Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidanka ONLF oo rabshado geystay Khasaare ka sameeyay Jigjiga (Daawo)
    Puntland

    Ciidanka ONLF oo rabshado geystay Khasaare ka sameeyay Jigjiga (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    JIGJIGA (IDIL NEWS)-Ciidanka Jabhadda ONLF ayaa rabshado ka sameeyay Magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya.

    Ciidanka ONLF oo Saldhig ku leh duleedka Qabri-dahar, ayaa la sheegay inay isku dheceen Ciidanka Dowladda Federaalka Itoobiya, Iyadoona taas ay sababtay dhaawac soo gaaray Dad shacab ah.

    Masuuliyiinka Jabhadda ONLF ee Degmada Qabri-dahar, ayaa sheegay in dhacdadani ay sababtay Gadood ay sameeyeen Dhalinyaro Ciidanka ONLF katirsanaa oo waayay Lacag loo balanqaaday.

    Daawo.

    https://www.youtube.com/watch?v=DNehp_EsCRU&feature=youtu.be&fbclid=IwAR3ZPp9vQ_4i0NkR6_8d6kRRiZ3JW8H9v0rYWWuBUrr4QyMms6XCQE6GxH4

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.