Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Saraakiil katirsan Ciidanka PSF ayaa Maamulka Xabsiga weyn ee Boosaaso ku wareejiyey dhar laba nooc ka kooban oo loogu talagalay in loo xiro maxaabiista xukumanayaasha ah iyo kuwa rumaan ahaanta xabsiga loogu hayo. https://www.facebook.com/Puntlandstatetv/videos/1809593882552130