Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka PSF-ta Puntland oo fashilayay Qaraxyo Miino (Sawirro)
    Somalia

    Ciidanka PSF-ta Puntland oo fashilayay Qaraxyo Miino (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 10, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka PSF waxay maanta ku guulaysteen in ay ka saaraan waddada u dhexaysa Balikhadar iyo Galgala miinooyin ay ku aaseen halkaas Kooxda Al-Shabaab, sida lagu baahiyay Barta Facebook ee Ciidanka PSF-ta Dowladda Puntland

    Miinooyinka Ciidanku ay saareen oo ay aaseen Maleeshiyaadka Al-Shabaab, ayaa qorshahoodu ahaa in lala eegto Ciidanka Difaaca Puntland oo aagaas Saldhigyo difaac ku leh.

    Ciidanka sida gaarka ah ee Dowladda Puntland (PSF-ta), ayaa sheegay inay sii wadi doonaan Howlgalada ka dhanka ah Maleeshiyaadka Argagixisada Al-Shabaab iyo Daacish, ee ku dhuumaaleysanaya Buuraleyda Gobalada Bari iyo Sanaag.

    Ugu dambeyntii, Ciidanka PSF-ta Dowladda Puntland ayaa ugu baaqay Shacabka Puntland inay la shaqeeyaan Ciidanka, si looga guuleysto Kooxaha argagixisada ah ee kusoo duulay Nabadda iyo Hormarka Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.