Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka Puntland oo dilay xubno katirsan Al-Shabaab
    Somalia

    Ciidanka Puntland oo dilay xubno katirsan Al-Shabaab

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hawlgalo ay fuliyeen Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Dowladda Puntland ee PSF-ta, ayaa lagu dilay Hoggaankii Sahanka iyo Sirdoonka Kooxda Al-Shabaab iyo tiro ka mif ah Maleeshiyadka kooxdaas.

    Howlgalka oo ahaa mid culus ayaa ka dhacay Degaanada Maar iyo Madarshon, oo Magaalada Boosaaso u jira Masaafo dhan 70-KM.

    Ciidanka PSF-ta ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay howlgallo balaaran ka waday Buuraleyda Gobalada Bari iyo Sanaag, waxaana inta socdeen ay ku khaarajiyeen Maleeshiyaad katirsan Ururka Al-Shabaab.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, oo ka hadlayay Magaalada Boosaaso habeen kahor ayaa ku amaanay Ciidamada PSF sida ay u xoojiyeen ammaanka gudaha ee Degaanada Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.