Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Cumar Cabdirashiid oo digniin u diray Madaxda Dowlad Gobaleedyada (VIDEO)
    Somalia

    Cumar Cabdirashiid oo digniin u diray Madaxda Dowlad Gobaleedyada (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 6, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya kana mid ah Golaha Aqalka Sare ee BJFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, arrimaha doorayooyinka & jadwalka doorashada ee dhawaan la soo saaray.

    Cumar Cabdirashiid oo Wareysi siiyay Telefishinka Universal ayaa sheegay in jadwalka doorasho ee Golaha wadatashiga ay soo saareen uu yahay mid ay muhiim tahay in sidiisa loogu dhaqmo oo la dhaqan geliyo.

    Waxa uu sheegay in dalkaan uu soo maray caqabado farabadan oo dhanka doorashada ah, balse haatan laga gudbay waxa kaliya la sugayo ay tahay inay howlaha doorashooyinka bilaawday.

    Ra’iisul Wasaare Sharmaake ayaa uga digay madaxda dowlad Goboleedyada inay sameeyeen boob & musuq maasuq la xiriira doorashada Xildhibaannada labada Aqal oo uu sheegay inay beelaha, iyagu  leeyihiin, isaga oo dalbaday in loo qabto si xor iyo xalaal ah.

    Ugu dambeyn, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa sheegay in musuq maasuq ka dhasha doorashada ay dhaawaceyso sumcada doorasho, waxaana uu dalbaday in la sameeyo dad korjoogto u noqda doorashada.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Akhriso:-10% Ardayda Puntland oo ku dhacday Imtixaanka Fasalka..

    August 25, 2025

    Akhriso:-Tobanka Arday Ee ugu sareeya Imtixaanka Dugsiyada Sare Ee Puntland

    August 25, 2025

    Faallo:-Loolanka,gaadmada iyo hardanka Siyaasada Somalida

    August 25, 2025
    Latest Posts

    Akhriso:-10% Ardayda Puntland oo ku dhacday Imtixaanka Fasalka..

    Akhriso:-Tobanka Arday Ee ugu sareeya Imtixaanka Dugsiyada Sare Ee Puntland

    Faallo:-Loolanka,gaadmada iyo hardanka Siyaasada Somalida

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka Calmiskaad

    Message from the Puntland Defence Forces Headquarters

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Baallade Ee Calmiskaad

    Puntland oo Ciidamo cusub gelisay hawlgalka Calmiskaad

    Warbixin:-Kobaca dhaqaale Muwaadinka Somaliyed 5-tii Sano udanbaysay

    Faallo:-Beesha Sool Bari oo markale siriq Siyaasadeed iyo Juquraafi isgelisay

    Faallo:-Puntland miyaa la diciifin karaa saamaynteeda Siyaasadeed?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.