Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dagaal ka dhacay duleedka magaalada Gaalkacyo
    Somalia

    Dagaal ka dhacay duleedka magaalada Gaalkacyo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 3, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa sheegaya in maleeshiyaad looga shakisan yahay inay xariir la lee yihiin Argagixisada Al-Shabaab ay weerar kusoo qaadeen saldhig Ciidanka Amniga Puntland ku lee yihiin degaanka Teerage oo dhacda galbeedka magaalada Galkacayo.

    Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay weerarkan oo waqti habeenimo ah dhacay, waxaana wararku ay sheegayaa in Labo ruux oo dhinacyada dagaalamay ah ay ku dhinteen weerarka.

    Ciidanka amniga Dowladda Puntland ayaa saaka howlgallo ka wada degaanka uu weerarku ka dhacay iyo nawaaxigiisa, kuwaas oo lagu baadi goobayo kooxihii weerarka soo qaaday.

    Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.