Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Darawal Al-Shabaab ka badbaadiyay 8 qof oo Kenyaan ah
    Puntland

    Darawal Al-Shabaab ka badbaadiyay 8 qof oo Kenyaan ah

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Booliska Dalka Kenya ayaa sheegay in Darawal Gaari Hoomey ah waday uu 8 qof oo Kenyaan ah ka badbaadiyay Ciidamo ka tirsan Al-shabaab.

    Onesmus Kyatha, oo ah Guddoomiyaha Gobolka Mandheera ayaa sheegay in darawalka oo ah Soomaali Kenyaan uu waday 8 qof oo shaqaale ah islamarkaaana aan u dhalay Soomaalida Kenya.

    Ciidamo gaaraya 10 oo ka tirsan Al-shabaab ayaa u galay jidka,waxaana ay u haatiyeen gacanta markii uu ku soo dhawaaday ayuu xoojiyay karaarka gaariga sidaas ayuuna kaga baxsaday.

    Gaariga ayaa waday shaqaale dhisme oo ka baxay Ceelwaaq kuna sii jeeday Mandheera,kuwaas oo ay jidka u galeen Al-shabaab.

    Guddoomiye Onesmus Kyatha, ayaa sheegay in haddii ninkaasi gaari joojin lahaa ay AL-shabaab dili lahaayeen 8 qof ee Kenyaanka ah islamarkaana uu ninkaasi sabab u ahaa badbaadadooda.

    Waxaa uu intaas ku daray  in darawalka oo uu sababo amaan magaciisa u qariyay ku tilmaamay geesi kaas oo Gaari lugta laga banjariyay la soo baxsaday markii ay lugta haleeshay rasaas ay ku fureen Al-shabaab.

    Isha: Daily Nation

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.