Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DEG-DEG: Beesha Caalamka oo wax laga xumaado ku tilmaantay hadalkii Dubbe, amarna soo saartay
    Somalia

    DEG-DEG: Beesha Caalamka oo wax laga xumaado ku tilmaantay hadalkii Dubbe, amarna soo saartay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 8, 2021No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Beesha Caalamka ayaa ka hor timid hadalkii kasoo yeeray Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Cusmaan Abuukar Dubbe, kaas oo ahaa inuu burburay Shirkii Madaxda DFS ee muddo-xileedkoodu dhamaaday iyo Dowlad Gobaleedyada.

    Wakiillada Beesha Caalamka ayaa ugu baaqay Madaxda Soomaalida inay sii wadaa Shirka, ayna muujiyaan isku tanaasul.

    Halkaan Hoose ka Akhriso qoraalka Beesha Caalamka.

    International Partners Urge that Talks Continue

    International partners* are alarmed by public statements made by some officials yesterday suggesting that the closed-door, consultative, ice-breaking meeting of Federal Government and Federal Member State leaders is not making progress. We stress that these talks are central to ensuring implementation of the 17 September electoral model for credible elections, without which the progress of recent years in Somalia’s stability, economic development and institutional reforms will be at risk.

    We urge the leaders to return to the talks immediately to reach agreement, through compromise, on remaining issues. We reiterate that partners will not support a parallel process, partial election, or new initiatives leading to an extension of prior mandates. We urge all Somali leaders to exercise maximum restraint and refrain from any unilateral actions that may cause an escalation of political tensions.

    In view of the gravity of the current situation, partners are undertaking urgent consultations with the FGS-FMS meeting participants and other key Somali stakeholders to identify options for quick resolution of this impasse and a rapid return to dialogue.

    [END]

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    December 24, 2025

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    December 24, 2025

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    December 24, 2025
    Latest Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Xaafiiska Siyaasada QM Ee Somaliya oo Albaabada layskugu dhufanayo

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.