Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»DEG DEG: Buuq Hareeyay kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka (Daawo)
    Puntland

    DEG DEG: Buuq Hareeyay kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 6, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Buuq iyo Sawaxan ayaa hareeyay Kulankii Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo ay hor-tagayaan Madaxda Hay’adaha ammaanka, kaddib markii Goddomiyaha Golaha Shacabka uu soo Jeediyay in saxaafadda banaanka loo saaro iyo in ay goobjoog ka noqdaan kullanka maadaama laga hadlayo arrima xasaasiga ah ee Amniga.

    Xildhibaanadda ayaa ku kala qaybsamay in kullanka Golaha uu noqdo mid Albaabada u xiran yihiin, intaasi kadib waxaa lagaliyay cod gacan taag ah.

    Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka ayaa ku dhawaaqay natiijada codaynta waxa uuna sheegay in 104 Xildhibaan u Codeeyeen in kullanku yahay mid ay u xiranyihiin Albaabadd 20 Xildhibaana ka Aamuseen Halka ay u Codeeyeen kullan Furan 42 Xildhibaan 
    Intaasi kadib jawiga ayaa isku badalay buuq iyo qaylo.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/Kalfadhi/videos/2322692354686334/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.