Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Deni oo kormeeray qaar kamid ah xarumaha Dowladda (VIDEO)
    Somalia

    Deni oo kormeeray qaar kamid ah xarumaha Dowladda (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 30, 2020Updated:November 30, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah xarumaha Dowladda gaar ahaan Wasaaradaha Amniga, Shaqada Shaqaalaha, Qorsheynta , Ganacsiga, Tamarta iyo Macdanta, Hanti-dhowrka guud iyo xarunta xiriirka qurbajoogta Puntland.

    Madaxweynaha ayaa u kuurgalay shaqada ka socota xafiisyada kala duwan ee xarumahaasi, wuxuuna warbixin ka dhegaystay Masuuliyiinta xarumaha uu kormeeray.

    https://www.facebook.com/580791179001073/posts/1064606823952837/

    Kormeerka Madaxweynaha ee xarumaha Hay’addaha Dowladda, ayaa qeyb ka ah qorshaha tayeynta hay’addaha dowladda si loo hubiyo in adeegyada dowladda lawada gaarsiiyo dadweynaha.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    December 24, 2025

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    December 24, 2025

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    December 24, 2025
    Latest Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Xaafiiska Siyaasada QM Ee Somaliya oo Albaabada layskugu dhufanayo

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.