Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Garoowe: 25 January 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Madaxa Hay’adda Horumarinta ee Talyaaniga Guglielmo Giordano iyo wafdi uu hoggaaminayo.