Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, oo Shir jaraa’id ku qabtay Madaxtooyadda Boosaaso ayaa ka hadlay weerarkii Xabsiga Boosaaso, iyo howlgallo Ciidanka Amniga Puntland ay ka fuliyeen buuraleyda Gobalka Bari. https://www.facebook.com/1011504975580728/videos/1320404551692185