Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DF Soomaaliya oo ka warbixisay howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidamada
    Somalia

    DF Soomaaliya oo ka warbixisay howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidamada

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 10, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya  Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Xasan Gacaliye ayaa  Warbixin la Xiriirta howlgalada Ciidanka xoogga ee Gobalada Dalka ,waxa uu ka dhageystay Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Janeraal Cabaas Amiin Cali.

    Janeraal  Cabaas  Amiin ayaa u sheegay Wasiirka Gaashaandhigga in Ciidanka howlgallo qorsheysan ay ka wadaan labada Shabeelle iyo qaar ka mid ah Gobalada dalka si looga saaro Ururka Al-Shabaab.

    Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray in howlgalaldii ugu dambeeyay ee labada Shabeelle ay Ciidamada qasaaro xoogan ku garsiiyeen Al-Shabaab, isla markaana howlgallada ay noqon doonaan kuwo si joogta ah u sii socda.

    Wasiiirka Gaashaandhigga Xasan Xuseen Xaaji ayaa  boogaadiyay guulaha Ciidanka xoogga dalka , isagoo tilmaamay in Wasaaradda Gaashaandhigga iyo taliska Xoogga ka go’antahay in dalka laga saaro Al-Shabaab.

    Todobaadyadii la soo dhaafay ayaa Ciidamada dowladda Soomaaliya waxaa ay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka wadeen degaano hoostaga Magaalada jowhar iyo degmada Raaga-ceelle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Isbarbardhiga doorashada Xasan iyo doorashooyinka SL&PL

    December 26, 2025

    Puntland oo uheshay mashruuc Wadada Galkacyo-Goldogob

    December 26, 2025

    Shiine”Maraykanku,wuxuu isku dirayaa anaga iyo Hindiya”.

    December 26, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Isbarbardhiga doorashada Xasan iyo doorashooyinka SL&PL

    Puntland oo uheshay mashruuc Wadada Galkacyo-Goldogob

    Shiine”Maraykanku,wuxuu isku dirayaa anaga iyo Hindiya”.

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Xaafiiska Siyaasada QM Ee Somaliya oo Albaabada layskugu dhufanayo

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.