Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DF Soomaaliya oo ku baaqday Guddi soo celiya xiriirka Somalia iyo Kenya
    Somalia

    DF Soomaaliya oo ku baaqday Guddi soo celiya xiriirka Somalia iyo Kenya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 12, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Soomaaliya ayaa ku baaqday in la sameeyo guddi isku dhaf ah oo ka shaqeeya qaababka dib loogu soo celinayo xiriirkii diblomaasiyadeed ee kala dhexeeyay Kenya.

    “Wasaaradda arrimaha dibedda ee Soomaaliya waxay mar kale xaqiijineysaa sida ay uga go’antahay dib u soo celinta iyo dardargelinta diblomaasiyadda, ganacsiga iyo xiriirka Kenya,” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya.

    Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, oo soo dhaweysay dib u furitaanka hawada Kenya, ayaa sheegtay in tllaabada ay qaaday Kenya ay tahay bar bilowga wada xaajoodka looga gol leeyahay in si caadi ah laga dhigo xiriirka labada dal.

    Hadalkan ayaa soo baxay kadib markii Kenya ay ka qaaday xayiraadii saarneyd muddo bil ku dhow duulimaadyada aada ama ka baxa Soomaaliya, taas oo loo sababeeyay khilaaf diblomaasiyadeed oo u dhexeeya labada dal ee deriska ah.

    Soomaaliya ayaa dhinaceeda sheegtay in dib u furista hawada ay tahay tallaabo muhiim ah oo horay loogu qaaday ganacsiga, isgaarsiinta iyo isu-socodka muwaadiniinta labada dal.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Isbarbardhiga doorashada Xasan iyo doorashooyinka SL&PL

    December 26, 2025

    Puntland oo uheshay mashruuc Wadada Galkacyo-Goldogob

    December 26, 2025

    Shiine”Maraykanku,wuxuu isku dirayaa anaga iyo Hindiya”.

    December 26, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Isbarbardhiga doorashada Xasan iyo doorashooyinka SL&PL

    Puntland oo uheshay mashruuc Wadada Galkacyo-Goldogob

    Shiine”Maraykanku,wuxuu isku dirayaa anaga iyo Hindiya”.

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Xaafiiska Siyaasada QM Ee Somaliya oo Albaabada layskugu dhufanayo

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.