Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhagayso:-Alshabaab oo go’doomiyay deegaanka uu ku sugan yahay Mukhtaar Rooboow
    Somalia

    Dhagayso:-Alshabaab oo go’doomiyay deegaanka uu ku sugan yahay Mukhtaar Rooboow

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 21, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mukhtaar Rooboow Cali Abuu-Mansuur ayaa la sheegay in uu iska diiday codsi uga yimid xoogagga Al-shabaab oo ka dalbaday in marka kale uu ku soo biiro ururka, kaddib markii dhawaan dowladda Mareykanka ka qaadeen xayiraadii saarneyd.

    Guddoomiyaha degmada Xuddur Maxamed Macallin Axmed oo la hadlay Idaacada VOA ayaa sheegay in Al-shabaab ay ka codsadeen Mukhtaar Rooboow in uu dib ugu noqdo kooxda, hasse ahaatee uu arintaa ka soo horjeestay.

    Al-shabaab ayaa la sheegay in ay ku hareereysan yihiin deegaanka uu ku sugan yahay Mukhtaar Rooboow oo ku dhaw degmada Xuddur ee gobolka Bakool.

    ‘’Waxaa nagu maqaalo ah in Al-shabaab ay ku cadaadinayaan Mukhtaar Rooboow in uu mar kale ku soo laabto ururka isagana uu ka diiday, arintaas ayaa shaki badan nagu heysa, waxaana deegaanka uu ku sugan yahay ku hareereysan xoogag ka tirsan Al-shabaab’’ ayuu yiri guddoomiyaha degmada Xuddur,hoos ka dhagayso codka Gudoomiyaha.

    Halkan ka dhagayo codka Gudoomiyaha Xudur

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2017/07/r.mp3
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.