Aqoon-yahan Maxamed Caalim oo ka Falanqeeya Arimaha Soomaaliya ayaa ka hadlay mowqifka Maamulka Puntland, Hirshabelle, Somaliland iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya ka qaateen khilaafka dowladaha Khaliijka iyo dowladda Qadar oo ay goโdoominta kusoo rogeen.
Caalim ayaa waxaa uu ka hadlay goโaanka dowladda dhexe waxaana uu shaaciyay in Puntland ay ku saxan tahay in iyadoo ilaa shaaneysa danaheyda ay la safato Sacuudiga iyo imaaraadka maadaama dowlada dhaxe ay ka gaabisay in ay si hoose u fiiriso danaha Puntland kaga xeran imaaraadka iyo Sacuudiga.
Halkan ka dhagayso codka Diblomaasi Caalin