Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhagayso:-Diblomaasi Caalin”Dawlada Fadaraalka ayaa ku khaldan go’aanka dhexdhexaadnimo ee arimaha Carabta”
    Somalia

    Dhagayso:-Diblomaasi Caalin”Dawlada Fadaraalka ayaa ku khaldan go’aanka dhexdhexaadnimo ee arimaha Carabta”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 18, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Aqoon-yahan Maxamed Caalim oo ka Falanqeeya Arimaha Soomaaliya ayaa ka hadlay mowqifka Maamulka Puntland, Hirshabelle, Somaliland iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya ka qaateen khilaafka dowladaha Khaliijka iyo dowladda Qadar oo ay go’doominta kusoo rogeen.

    Caalim ayaa waxaa uu ka hadlay go’aanka dowladda dhexe waxaana uu shaaciyay in Puntland ay ku saxan tahay in iyadoo ilaa shaaneysa danaheyda ay la safato Sacuudiga iyo imaaraadka maadaama dowlada dhaxe ay ka gaabisay in ay si hoose u fiiriso danaha Puntland kaga xeran imaaraadka iyo Sacuudiga.

     

     

     

     

     

    Halkan ka dhagayso codka Diblomaasi Caalin

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2017/08/jj.mp3
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    November 4, 2026

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    November 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.