Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhagayso:-Madaxweyne Gaas”Waa ku faraxsanahay talaabada baarlamaanku qaaday waana Dastuuri”
    Somalia

    Dhagayso:-Madaxweyne Gaas”Waa ku faraxsanahay talaabada baarlamaanku qaaday waana Dastuuri”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 18, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Madaxweyne Gaas oo si rasmiya u aqbalay go’aankii Baarlamaanka Puntland ee kalsoonida kala noqoshada golaha wasiirada.
     
    Madaxweynuhu waxuu sheegay in Xildhibaanadu ay guteen waajibaad qaran isaguna uu xil ka saaran yahay soo xulida wasiiro cusub oo uqalma masiirka umada in ay matalaan.
    Madaxweyne Gaas waxaa horyaala fursad dahabiya oo uu ku sixi karo dhailiilihii maamulkiisa loosoo jeedinayay,sidoo kale waxuu haystaa fursad uu ku dooran karo dad matali kara Umada.
     
    Madaxwaynaha Puntland ayaa shacabka ugu baaqay inay ka shaqeeyaan Amniga iyo Xasiloonida wuxuuna sidoo kale Baaq u diray Ciidamada ammaanka Puntland isagoo faray inay adkeeyaan Amniga.
     
    Madaxweyne Gaas maanta waa khabiir kala bartay bulshada fahmayna sida ay ufakaraan,isagoo taa ka faa’idaysanaya waxaa la gudboon in uu isa saxo oo taariikhda inta u hartay uu ka tago magac lagu faani karo,hoos ka dhagayso codka madaxweynaha.
     
     
    Halkan ka dhagayso codka madaxweynaha

     

     

     

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2017/07/gg.mp3
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.