Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhagayso:-Shaqaale ajanabiya oo lagu Afduubtay Gobolka Bay
    Somalia

    Dhagayso:-Shaqaale ajanabiya oo lagu Afduubtay Gobolka Bay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 15, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    7 qof oo shaqaale ka ahaa hay’ad ka howgaleysay Bartamaha iyo Koonfurta Somalia oo lagu afduubtey inta u dhaxeyso degmooyinka Buur-hakabo iyo Baydhabo iyagoo kusoo socdey magaalada Baydhobo.

    Shaqaalaha la afduubtey ayaa dhamaantood ahaa dad Soomaali ah oo watey gaarigi ay kasoo kaxeysteen magaalada Buur-hakabo,hoos ka dhagayso codka oo faahfaahsan.

     

     

     

    Halkan ka dhagayso codka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2017/07/k-1.mp3
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Aadan Madoobe oo cadeeyay ujeedadii loo badalay Dastuurka

    March 5, 2026

    Xildhibaanadii ku xayirnaa Xamar oo Garowe soo gaaray

    March 5, 2026

    Faallo:-Somaliya,waxay leedahay Dastuur rasmi ah oo haysta kalsoonida Somalida oo idil.

    March 5, 2026
    Latest Posts

    Aadan Madoobe oo cadeeyay ujeedadii loo badalay Dastuurka

    Xildhibaanadii ku xayirnaa Xamar oo Garowe soo gaaray

    Faallo:-Somaliya,waxay leedahay Dastuur rasmi ah oo haysta kalsoonida Somalida oo idil.

    Secretary-General Appoints Swanas Special Representative for the United Nations Organization StabilizationMission in the Democratic Republic of the Congo (MONUSCO)

    Faallo:-Dib U Eegista Dastuurka yaa awood uleh in ay fuliso?

    Puntland oo canbaaraysay Afduubka lagula kacay Lataliye ka tirsan Madaxtooyada PL

    Madaxweyne Trump oo si adag udhaleeceeyay Rw Uk

    Puntland:-War-murtiyeedka Shirkii Wadatashiga Puntland (02 March 2026

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka-Israa’iil iyo Iran?

    Wakiilka QM,wuxuu gaarsiiyay Aadan Madoobe Warqad ka socotay BC .

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.